Home » Search results for: “saudi arabia wiki”

Puntlandobserver marna kuma daabacno war aan sal iyo raadlahayn, dhanka kalena cidna iskama gardaraysano ee waxaan tooshka ku ifinaa cidkasta oo Xaaraan iyo Qooto Qooto wax ku raadisa. Akhri qormadii Doorka ay Saudi Arabia ku lahayd burburkii soomaaliya ma lagaaray xiligii ilgooniya lagu eeggi lahaa (Falanqayn Kooban) Hadaba Wikileak ayaa qarxiyay sir in Sacuudigu uu […]

Continue reading …

Qormadan ayaan ku eeggi doonnaa 1) Doorka ay Boqortooyada Sacuudigu ku lahayd burburkii Soomaaliya 2) Xiriirka ka dhexeeya labada Qoys ee Al-sauud iyo Abdal Wahaab. 3) Taakulayntii uu Sacuudigu soo taakuleeyay Jamhaddii SNM. 4) iyo Falanqayn kooban Fadlan qormada dhuux nuxurkeeda kana soo jawaab arragtidaada wixii fikir ah ee kaaga soo dhex baxa _____________________________________________________________________________________________________________________ Wali […]

Continue reading …

Dib u akhri:Doorka ay Saudi Arabia ku lahayd burburkii soomaaliya ma lagaaray xiligii ilgooniya lagu eeggi lahaa (Falanqayn Kooban)

Comments Off on Dib u akhri:Doorka ay Saudi Arabia ku lahayd burburkii soomaaliya ma lagaaray xiligii ilgooniya lagu eeggi lahaa (Falanqayn Kooban)

Warbaahinta Puntlandobserver ayaa Qormo aad u falanqaynaysa Doorka Sacuudigu Bur burkii Soomaalida ku lahaa daabacday muddo sanad laga jooggo, waxaana hadda soo ifbaxay wararka Wikileaks iyo bal damaca heerka waxa uu Soomaaliya Sacuudigu la damacsanyahay. Halkaan Qormada dib uga jileec. Doorka ay Saudi Arabia ku lahayd burburkii soomaaliya ma lagaaray xiligii ilgooniya lagu eeggi lahaa […]

Continue reading …

The Saudi Cables: Revelations from Iraq, Yemen, Somalia, Lebanon, Sudan & Egypt A Tumblr, Of Rinji And Roodhi, has been examining documents for revelations on Somalia. One cable translated asserts Somalia will be divided between Kenya and Ethiopia. “Somalia has become a fertile ground for the interest of a lot of countries,” the cable outlines. […]

Continue reading …

Qormadan ayaan ku eeggi doonnaa 1) Doorka ay Boqortooyada Sacuudigu ku lahayd burburkii Soomaaliya 2) Xiriirka ka dhexeeya labada Qoys ee Al-sauud iyo Abdal Wahaab. 3) Taakulayntii uu Sacuudigu soo taakuleeyay Jamhaddii SNM. 4) iyo Falanqayn kooban Fadlan qormada dhuux nuxurkeeda kana soo jawaab arragtidaada wixii fikir ah ee kaaga soo dhex baxa _____________________________________________________________________________________________________________________ Wali […]

Continue reading …

Canshuuraha Ay Dalalka Caalamka qaadaan, List of countries by tax rates (Kaalinta Ay Soomaaliya Gashay)

Comments Off on Canshuuraha Ay Dalalka Caalamka qaadaan, List of countries by tax rates (Kaalinta Ay Soomaaliya Gashay)

wasiirka maalliyadda DFS Bayle oo la isku raacay in uu yahay nin daacada ayaa noqday shakhsigii fikirkii ugu wanaagsanaa u keenay Soomaali kaasi oo ah canshuurta badeecada ama waxa loo yaqaan VAT value aded tax. Wasiir Bayle ayaa soo jeediyay in 5% la casnhuuro badeecada, taasi oo uu muran badan ka dhashay.   Hadaba hoos […]

Continue reading …

Maxaad Ka Taqaan Sheikh Mohammed H. Al-Amoudi Waa Nin Sacuudiyaana Oo Ethiopia Billion lacaga Ku Maal Gashaday

Comments Off on Maxaad Ka Taqaan Sheikh Mohammed H. Al-Amoudi Waa Nin Sacuudiyaana Oo Ethiopia Billion lacaga Ku Maal Gashaday

Ethiopian investments[edit] Al Amoudi has invested in Ethiopia since the mid-1980s. He now has business interests there, largely operated through MIDROC Ethiopia which was created in 1994. In 2011 it made 1.3bn birr (US$70m) of profits.[10] Natural Resources[edit] He has gold mining interests in Ethiopia[11][12] and it is reported that MIDROC Gold Mine (a subsidiary […]

Continue reading …

Dalka Jabuuti ayaa 7 dal oo dalalka ugu qanisan caalamka ka kireeyay saldhigyo military. Sida ku qoran warbixi ay bbc diyaarisay, Jabuuti sanadkii maraykanka waxay ka qaadaa 63 million$/sanadkiiba oo kiro ah, iyo 70 million$ oo caawimaad ah, waxaana uu Maraykanku ciidankiisa jabuuti ku kharash gareeyaa sanadkii 1400 million$. China ayaa iyana looga kireeyay saldhigga […]

Continue reading …

Hadaad dhegeysateen waraysigii Generaal Galaal uu ku sheegay in dagaalkii 1977 uu sabab u ahaa Ruushka oo ka carooday markii Masar siyaasadeedii ay dhanka reer Galbeedka u janjeersatay Generaal Galaal wuxuu sheegay in Ruushka oo arrinkaas ka carooday uu Madaxda Soomaalida ee Xiligaas ku qalqaaliayay in ay deegaanadii Soomaalida ka maqnaa ee Ogaden haddii ay […]

Continue reading …

Dahabka oo ah Kaydka saxdaa ee dalwalba uu aduunku u haysto kayd ahaan, ayaa waxaan idiin soo gudbinaysaa wadamada haysta kaydka ugu badan ee dahab Waxaana dalalka Europe kaalinta koobaad kaga jira dalka Jarmalka, halka Kaalinta labaad uu uga jiro dalka Italy. Top 40 according to World Gold Council’s latest rankings (as at March 2016)[10][11][12][13] […]

Continue reading …