Home » Search results for: “xajka”

Yaa kala Qaybsada 4000$ Ee laga Qaado Dadka Masaakiintaa Ee Soomaalida ee Xajka Taga

Comments Off on Yaa kala Qaybsada 4000$ Ee laga Qaado Dadka Masaakiintaa Ee Soomaalida ee Xajka Taga

Dood iyo muran badan ayaa ka taagan lacagaha faraha badan ee laga qaado xujeyda Soomaalida, taasoo ka mida kuwa ugu qaalisan dunida ee xujey ay bixiso. Arrintan oo gaartay Aqalka sare ee Baarlamaanka ayaa waxaa weliya in Soomaalida xajineysa ay yihiin kuwa ugu adeeg liita marka la goojo xaramka, haddana dabagal ay warbaahintu ku sameysay […]

Continue reading …

Yusuf Garaad Oo Baarlamaanku Waydiiyay Waxa Keenay In Soomaalida Xajka Soo Gudanaysa Laga Qaado 3800$, Halka Jabuuti laga Qaado 400$

Comments Off on Yusuf Garaad Oo Baarlamaanku Waydiiyay Waxa Keenay In Soomaalida Xajka Soo Gudanaysa Laga Qaado 3800$, Halka Jabuuti laga Qaado 400$

Lacagta Xajka Qofka Soomaaligaa Laga qaado waa 3800$, Halka Qofka Jabuuti Laga Qaado 400$+800$ Kharash, Iyo Soomaalidii Oo Arrinka Hadda Ku BaraaruGtay Yaa Soomaalida dhaca

Continue reading …

Dadka Soomaalidaa oo intii ay dawlad la’aanta noqdeen, ay cidwalba wixii ay ka dhici karto ka dhacdo, ayaa waxay soo baraarugaan 20 sano kadib, mana ahan dad markiiba diida wixii dulmiya, iyo wixii wada. Aduunka kale oo dhan waxay horumar ku gaareen waa ay diidaan 10 cent oo dulmiya, xitaa dad baa u dhinta waayo […]

Continue reading …

Guul: Saudi arabia Oo Ogalaatay In Ay Xajka Soomaaliya Ka Iibsanayaan Halmilya Iyo Boqkun Oo Neef Daawo Wasiirka Xanaanada Xoolaha

Comments Off on Guul: Saudi arabia Oo Ogalaatay In Ay Xajka Soomaaliya Ka Iibsanayaan Halmilya Iyo Boqkun Oo Neef Daawo Wasiirka Xanaanada Xoolaha
Continue reading …

Kadib markii Boqor raabi boqorka beelaha Garxajis loo diiday in uu ka dhoofo madaarka Hargaysa asagoo u socda xajaka ayaa waxaa cabashada boqorka shacabka usoo bandhigay saxaafadda xortaa, taasi oo ku sababtay in agaasimaha madaarka Hargaysa uu shacabka u xaqiijiyo in sharciyan uu madaarka ka dhoofi karo ruuxkasta marka laga reebo ruuxa aynan maxkamad dacwad […]

Continue reading …

Aduunkii maanta wuxuu noqday meel qofkasta uu dadkii dunida ugu masaakiinsanaa sidii Hilibkii xaqiisa u canayo. Dadka Soomaalidaa ee masaakiintaa ee xajka u socda ayaa la dhacaa, waxaanan idiin hayaa sida loo dhaco. mapka eeg Mecca Oo xajku ku yaal iyo Berbera waxay isku jiraan masaafo dhan 1300 km maamada kaliya ee xajka lagaynayo ee […]

Continue reading …

Baarlamaanka Puntland Oo DFS Ku Eedeeyay In Aynan DFS Waxba Ka Qaban Cabshadii Xujayda Iyo Musuqmaasuqa Shirkadaha Gaarkaa

Comments Off on Baarlamaanka Puntland Oo DFS Ku Eedeeyay In Aynan DFS Waxba Ka Qaban Cabshadii Xujayda Iyo Musuqmaasuqa Shirkadaha Gaarkaa

Halkaan ka eeg Qoraaladii Faraha Badnaa ee Puntlandobserver ka qortay musuqmaasuqa lacagaha laga qaado shacabka masaakiintaa ee xujaydaa

Continue reading …

Dulmi kasta oo shacabka masaakiintaa ee Soomaalida ku dhaca marka daba gal lagu sameeyo waxaa la soo helaa in uu lug ku leeyahay nin ay Soomaalidu mansabkooda u dhiibteen oo in uu u waardiyeeyo ku aamineen, kuna sharfeen hadduu rabo wasiir ha noqdo. Laakiin waxaa loo badinayaa sababta ay Jubba-airways waxay rabto Puntland uga samayso […]

Continue reading …

Ganacsiga Jira Xilliga Kalagguurka Ah

Comments Off on Ganacsiga Jira Xilliga Kalagguurka Ah

Ganacsiga Jira Xilliga Kalagguurka Ah Fekerka weyn ayaa ka horreeya guusha weyn. [Big thinking precedes great achievement.] Wilferd Peterson [1900–1995] Sayladda xoola-dhoofinta Soomaaliya waxay sannadkiiba dhantahay afar boqol oo milyan oo Dollarka Maraykanka ah. Waxaa muddooyinkii dambe xoola-dhoofinta Soomaaliya sameeyneeysey sannad kasta koror dhan boqolkiiba lix (6%), ka hor xayiraadihii Sacuudiga xoolaha saartay, sannaddii 2016kii […]

Continue reading …

Dubai Iyo Boosaaso oo laba saac loo kala socdo ayay Jubba-airways shacabka ka qaadaysaa 800$, hoos ka eeg masawirka aan maanta kasoo qaadnay webka Jubba-airways. Waxaana is waydiin mudan maxay madaxda Puntland arrinkaas uga aamuseen, waxaana jira shaki sheegaya in uu jiro laaluush u dhexeeya Madaxda iyo Jubba-airways. Hoos ka akhri qormooyin hore oo arrinkaas […]

Continue reading …
Page 1 of 212