Akhri Siduu Garaad Saleemaan U Fahansanaa 4 sano ka hor Hadafka Dilaal Galaydh (Waraysi aan Xilli Hore Ku daabacnay P/O iyo Qormooyin Fara badan laba Wajiilayntii Galaydh)

Filed under: Important News,Wararka |

conspirecy
Qofkasta oo indheer garada waa ogaa laba wajiilaynta Cali Khaliif isagoo Oday intaas le’eg, waxaanan marwalba ku daabici jirnay P/O hadafka Dilaal Galaydh iyo jaahwareerinta khiyaamaysan ee uu beeshiisa u been guurayay,

Erayada Cali Khaliif uu beeshiisa ku jaahwareerin jiray ayaa waxaa ka mid ahaa Soomaaliland ha dhacdo, beesha Isaaq ha dhacdo, halka uu si dadban ugu taageeri jiray sii haysashada laascaanood dhalinyarada ay isku beesha hoose ee Bahbahararsame isla yihiin oo iyagu xoog ku haystay magaalada Laascaanood, maadaama ay magaalada laascaanood ay degto beesha uu Cali kasooo jeedo ee Bah hararsame.

Afeef runtii haddii ay beesha harti waqooyi iyo beesha Isaaq si daacada iskula gartaan in ay Soomaali ka go’aan wax dhiba oo ku jaban ma jiraan, laakiin waxa la diidanyahay waa laba wajiilayn in aad ku dhibaataysid malaayiin qof siyaasad aad daaha gadaashiisa ka ciyaaraysid oo aad shacabka jaahwareerinaysid si aad u gaarto dantaada shakhsigaa, waana siyaasadda uu Cali Dilaal ciyaarayay mudaadaas Laaascaanood la haystay.

Hadaba waraysi aan xilli hore ku daabacnay P/O sida uu Garaad Saleebaan wax walba u fahansanaa akhri.

Akhri waraysi Garaad Saleebaan oo fahmay Khiyaamooyinkii Dilaal Galaydh ee 5-ta sano uu Khiyaamayay Beeshiisa oo Garaadku si dadban u bayaanshay

Dhanka kalena akhri maqaal aan ku cadaynay P/O laba wajiilaynta Galaydh 4 sano ka hor

Cali Khaliif iyo Garaad Jaamac iyo Waxgaradka Beesha bah hararsame hadaynan Soomaaliland hoosta wax iskala ogayn maxay wiilashoodda uga dhaadhicin waayeen Fikirka sidii Laascaanood loo xoraynlahaa

Akhri qormadaan kale oo aan horay p/O ugu cadaynay in Cali Khliif u shaqeeyo shirkadaha macdanta booba.

Cali Khaliif ayaa la aaminsanyahay in uu si hoose xiriir ula leeyahay shirkado Maafiya ah oo kuwa macdanta qota ah oo doonaya in deegaanada ssc ay macdanta ku jirta qaab baadda ku gurtaan iyagoo markaas iska dhigaya in ay caawinayaan qabqablayaasha beesha Isaaq.

Ama Qormadaan kale.

Shirkadaha Shidaalka ee reer Galbeedka oo doonaya Batroolka Puntland(Beesha Daarood) in ay ku boobaan iyagoo soo maraya Beelaha Isaaq iyo Hawiye (Hargaysa iyo Xamar)

Ugu danbayn akhri

Deeganada SSC siyaasadooda oo xal loo hello waa kala bar xalka Soomaaliya (Maqaal)

One Response to Akhri Siduu Garaad Saleemaan U Fahansanaa 4 sano ka hor Hadafka Dilaal Galaydh (Waraysi aan Xilli Hore Ku daabacnay P/O iyo Qormooyin Fara badan laba Wajiilayntii Galaydh)

  1. Pingback: Akhri Siduu Garaad Saleemaan U Fahansanaa 4 sano ka hor Hadafka Dilaal Galaydh (Waraysi aan Xilli Hore Ku daabacnay P/O iyo Qormooyin Fara badan laba Wajiilayntii Galaydh) - Daily Somalia Report