Home » Entries posted by admin (Page 5)
Entries posted by admin

Raysalwasaare Khayre oo Khudbad Aad U Heersaraysa ka Jeediyay Shirka african caribbean and pacific in Bruxelles Belgium (Daawo Waxaad Ogaanaysaa Aqoonta Khayre))

Comments Off on Raysalwasaare Khayre oo Khudbad Aad U Heersaraysa ka Jeediyay Shirka african caribbean and pacific in Bruxelles Belgium (Daawo Waxaad Ogaanaysaa Aqoonta Khayre))
Continue reading …

Tacsi Innaalilaahu Wa Inna,Ilayhun Raajucuun. Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayna annaga oo ah Ururada bulshadda(Civil society) ee hoos ku qoran 1. Puntland Diaspora Forum Denmark. 2. Somali Street Children Association. 3. Hiil naafo. 4. Farid organisation. 5. Godob Charity association. 6. Jubbaland Development Organization. 7. Danish Somali Maakhir Organization. 8. Dharoor Organization Dhamaan […]

Continue reading …

Ninka Gabadha Jarmalkaa Aftuubtay Wuxuu Dhaawacay Sumcaddii 14 Million Ee Soomaalidaa, Ninkii 10 dollar oo Hanti Xoolo Dawladeed Musuqmaasuqa Wuxuu Dhaawacay kalsoonidii Soomaali Ku Qabtay Dawladooda(Fallanqayn muhiima waxbadan ka kororso)

Comments Off on Ninka Gabadha Jarmalkaa Aftuubtay Wuxuu Dhaawacay Sumcaddii 14 Million Ee Soomaalidaa, Ninkii 10 dollar oo Hanti Xoolo Dawladeed Musuqmaasuqa Wuxuu Dhaawacay kalsoonidii Soomaali Ku Qabtay Dawladooda(Fallanqayn muhiima waxbadan ka kororso)

Bismillah (Mahad oo dhan waxay u sugnaateen illaaheen subxaanu qaadir ee iska leh nashqadda sida aan u egnahay iyo nafta nagu jirta, ahna mulkiilaha leh koomka iyo wixii ku sugnaaday, waa in aan daqiiqad kasta u mahadnaqnaa) Sida aan marar badan horay u sheegnay ninkii musuqmaasuqa 10$ oo xoolo hanti dawladeeda, wuxuu ka dhigan yahay […]

Continue reading …

Maxamuud Maxamed Cali (gabax) Wasiir Ku Xigeenka Kalluumaysiga Puntland Iyo 6 Xubnood Oo La Shaqaynayay Oo Xilkooda Ku Waayay Musuqmaasuq Maraakiibta Jariifka

Comments Off on Maxamuud Maxamed Cali (gabax) Wasiir Ku Xigeenka Kalluumaysiga Puntland Iyo 6 Xubnood Oo La Shaqaynayay Oo Xilkooda Ku Waayay Musuqmaasuq Maraakiibta Jariifka

Waa markii ugu horaysay ee Seefta Madaxwayne Gaas ay ku dhacdo xubno sar sare oo ka tirsan xukuumadda Gaas oo lagu soo eedeeyay musuqmaasuq, iyadoo ay hadda wasiiradu isugu faanaan guryaha dabakhyadaa ee ay garoowe ka dhistaan. Shacadbka ayaa soo dhawaynaya tallaabo kasta oo lagula dagaalamayo musuqmaasuqa. Hoos ka akhri xubnaha uu Madaxwayne Gaas xilka […]

Continue reading …

Prof Cabdi Ismaaciil Smatar Oo Jaamacaddii Uu Wax Ka Dhigayay kaga Sheekeeyay In Doorashadii Farmaajo, uu Farmaajo 30 Kun$ Xildhibaan kasta la Siinayay, Xasan Shiikhna 50 Kun$ Siinayay (Fallanqayn)

Comments Off on Prof Cabdi Ismaaciil Smatar Oo Jaamacaddii Uu Wax Ka Dhigayay kaga Sheekeeyay In Doorashadii Farmaajo, uu Farmaajo 30 Kun$ Xildhibaan kasta la Siinayay, Xasan Shiikhna 50 Kun$ Siinayay (Fallanqayn)

Runtii Prof Cabdi Ismaaciil Samatar waa uu ku saxsanyahay in runta laga sheego musuqmaasuqaas isaga ah, waana wanaagsantahay in musuqmaasuqa la sheego oo aan laga aamusin, gaar ahaan wixii danta guud ah. Dalalka horumaray nidaamkooda dawladeed waa ka illaashaan musuqmaasuq, waayo 10 dollar oo nidaamka dawladda lagu musuqmaasuqo wuxuu hoos u dhigaa kalsoonida ay shacabku […]

Continue reading …

Imaaraatka Carabta waxaa ku nool Soomaali aan ka yarayn illaa 20 kun, isla markaana muddo dheer ay badankoodu deganaayeen. Kadib murankii soo kala dhex-gallay dfs iyo Imaaraadka, waxaa ay dawladda imaaraatka hay’adda qaabilsan Viise bixintu Database-kooda ka saaraan magacii Soomaalida maadaama online laga dalbanjiray Viiseyaasha. Taase oo loo qaatay in uunan ruux soomaaliya viise ama […]

Continue reading …

Daawo Warbixintii uu Madaxwayne Gaas Ka Bixiyay Safarkii Imaaraadka

Comments Off on Daawo Warbixintii uu Madaxwayne Gaas Ka Bixiyay Safarkii Imaaraadka
Continue reading …

Bookhashadii Madaxwayne Farmaajo Ee Baladwayne

Comments Off on Bookhashadii Madaxwayne Farmaajo Ee Baladwayne
Continue reading …

Soomaalida oo waxwalba sii saadaaliya ayaa horay u sheegay in ay Fahad Yaasiin iyo Khayre Jawaari ku badelan doonnaan Maxamed Mursal Sheekh. Website-ka shaaciye ayaa 9.4.2018 daabacay qoraal lagu sheegay in jawaari lagu badeli doono rag uu ka midyahay Maxamed Mursal Sheekh oo ay wataan Khayre iyo fahad yaasiin. Halkaan ka eeg qoraalkaas. 1: Madaxweynaha […]

Continue reading …

Khudbaddii Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Sharci-Dajinta Maxamed Mursal Sheekh

Comments Off on Khudbaddii Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Sharci-Dajinta Maxamed Mursal Sheekh
Continue reading …