Home » Entries posted by admin (Page 853)
Entries posted by admin

Halkaan waxaad ka akhrisataa Dastuuradii Puntland soomaray. Dastuurkii 1998 halkaan ka akhri Dastuurkii Puntland ee 2001 halkaan ka akhri Dastuurkii la ansixiyay 2012 ee ugu Danbeeyay halkaan ka akhri puntlandobserver@gmail.com

Continue reading …

Halkaan ka akhriso Dastuurka Soomaaliland Puntlandobserver.com

Continue reading …

Dastuurka Soomaaliya: Halkaan ka akhriso Dastuurka Soomaaliya

Comments Off on Dastuurka Soomaaliya: Halkaan ka akhriso Dastuurka Soomaaliya

Halkaan ka akhriso Dastuurka Soomaaliya puntlandobserver@gmail.com

Continue reading …

Wasiir Dowladaha Qosheenta, Xiriirka Caalamiga iyo Arimaha Federalka Puntland Dr, Sayid Mohamed Abdulle iyo Safiirka Turke ee Sudan oo kulan Xiiso leh Dhexmaray {Daawo Sawirada}

Comments Off on Wasiir Dowladaha Qosheenta, Xiriirka Caalamiga iyo Arimaha Federalka Puntland Dr, Sayid Mohamed Abdulle iyo Safiirka Turke ee Sudan oo kulan Xiiso leh Dhexmaray {Daawo Sawirada}

Waxaa Shir Muhiim ah wada yeeshay Wasiir Dowladaha Qosheenta, Xiriirka Caalamiga iyo Arimaha Federalka Dr, Sayid Mohamed Abdulle iyo Safiirka Turke ee Sudan. Waxaana Ay uga wada hadleen arimo muhiima oo ah dib u dhiska Somaliya iyo Qaybta ay Turki u Qorsheesay Puntland. Wasiirka ayaa aad uga munaashiqooday baaxada Puntland iyo sida ay u tahay […]

Continue reading …

MUSHARAXA MADAXWEYNAHA MAAMUL GOBOLLEEDKA XIMAN IYO XEEB.

Comments Off on MUSHARAXA MADAXWEYNAHA MAAMUL GOBOLLEEDKA XIMAN IYO XEEB.

Ujeedo: Baaq ku wajahan bulshada Ximan iyo Xeeb: Sida aan dhamaanteen wada ogsoonahay bulshada Ximan iyo Xeeb ee ku dhaqan gobollada dhexe ee Soomaaliya waxay shantii sano ee ugu dambaysay ku caano-mashay nabadgalyo iyo horumar la taaban karo,taasna waxaa sabab u ahaa laba arimood oo kala ah: Maamul bulshadu isku raacsanayd oo jiray hawl muhiim […]

Continue reading …

Dhagayso:Galmudug oo sheegtay in uu Fashilmay shirkii Galmudug iyo Dawladda Fedaraalka

Comments Off on Dhagayso:Galmudug oo sheegtay in uu Fashilmay shirkii Galmudug iyo Dawladda Fedaraalka

Wasiirka warfafinta Galmudug Mudane Baasto oo warsaxaafadeed maanta kuqabtay xaruntiisa Galmudg ayaa sheegay in aanay ku qancin soo jeedin ahayd in Galmudug lagu biiriyo Gobaladda dhexe ama Puntland maadaama aynan 2 Gobol iyo bar ahayn. Halkaan ka dhagayso codka [audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2013/03/Dhageyso-Codka-Wasiirka-Warfaafinta-Galmudug.mp3]

Continue reading …

Dhagayso:Golaha Samatabixinta Puntland oo Gaashaanka ku dhuftay Heshiiskii ay saacid iyo Faroole Gaareen

Comments Off on Dhagayso:Golaha Samatabixinta Puntland oo Gaashaanka ku dhuftay Heshiiskii ay saacid iyo Faroole Gaareen

Golaha Samatabixinta ee Puntland ayaa Gaashaanka udaruuray Heshiiskii ay wada gaareen Saacid iyo Faroole, iyagoo sheegay in ay marar badan lahadleen Saacid una sharaxeeen sidda uu Faroole Cadaaladii iyo Sharcigii Puntland. Hada waxaan la yaabanahay sidda uu Saacid ula saftay Garab kamidda Garabyadii Puntland isku hayay. Afhayeenka Golaha Maxamed Axmed Saciid oo Saadaal Media u […]

Continue reading …

Cadaaladda iyo saamaynta nolosha bini -aadamka(Warbixin Kooban)

Comments Off on Cadaaladda iyo saamaynta nolosha bini -aadamka(Warbixin Kooban)

Qormo kooban muhiimadda Cadaaladda Cadaaladdu waa waxa ugu muhiimsan nolasha Bini aadamka, Iska ilow Horumar, iska illow nabad, hadii aynan cadaalad jirin. Halka ugu muhiimsan ee wadamadda horumarka gaaray ay aad isaga illaaliyaan waa cid allaalle cidii damacda in ay Cadaaladda daba maryayso, Hadii Cadaalad lahelo, waxaa lahelayaa Kalsoonidda Shacabka, Hadii kalsoonidda shacabka lahello waxaa […]

Continue reading …

Puntlandobserver.com oo lajabsaday serverkii ay datadu ugu jirtay, yaa saas sameeyay???.

Comments Off on Puntlandobserver.com oo lajabsaday serverkii ay datadu ugu jirtay, yaa saas sameeyay???.

Puntlandobserver oo ahayd shabakadii ugu horaysay ee Sooomaalidda usoo bandhigtay noocyo baddan loola xisaabtamo kuwa loo dhiibo masayrka Shacabka Soomaaliyeed, ayaa arrinkaas waxaa ka xumaaday qaar aan doonayn cid soo bandhigta qaababka loola xisaabtami karo kuwa marwalba cadaaladda aan ogalayn iyo xisaabtanka. Waxaana ay sameeyeen in ay Jabsadaan serverkkii Shabakadda PuntöandObseerver.com Hadda ayay shabakaddu kusoo […]

Continue reading …

Hello world!

Comments Off on Hello world!

Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start blogging!

Continue reading …
Page 853 of 853« First‹ Previous851852853