Home » Entries posted by admin (Page 3)
Entries posted by admin

Daawo Shirka Madasha Dawladaha Xubnaha Ka Ah DfS Oo Baydhabo Ka Furmay

Comments Off on Daawo Shirka Madasha Dawladaha Xubnaha Ka Ah DfS Oo Baydhabo Ka Furmay
Continue reading …

Warbixin Dhismaha Dekadda Garacad Oo Billaabanaysa (Iisha allaah)

Comments Off on Warbixin Dhismaha Dekadda Garacad Oo Billaabanaysa (Iisha allaah)

Dekadda dabiicigaa ee Garacad ayaa hadda 6 mitir si dabiiciya hoos ugu qodan, haddii waxyar horay loo aasana waxaa si fudud lagu gaarayaa 9 mitir oo mool ah, oo u dhiganta dekadda Muqdisho. Hadaba ganacsatada deegaanka oo kaashanaya Shirkaddii turkiga ee dhistay ayraboorka Garoowe ayaa muddo kooban ballanqaaday in ay billaabayaan dhismaha dekadda Garacad. Qalabka […]

Continue reading …

Doorashada Xubnaha Baarlamaanka Iyo Raysalwasaaraha ee Iraq Oo Ay Kuloo lamayaan Iran Iyo Maraykan

Comments Off on Doorashada Xubnaha Baarlamaanka Iyo Raysalwasaaraha ee Iraq Oo Ay Kuloo lamayaan Iran Iyo Maraykan

Waxaa socda doorashada xubnaha baarlamanka Iraq, oo kuraastoodu tahay 329 kursi, waxaana ku loo lamaya 87 xisbi. Xisbiga ugu codka bata ayaa qaadanaya Raysalwasaaraha, kadiban haddii uunan helin 51% kuraasta baarlamaanka waa in uu la heshiiyo xisbiyo kale oo ay xukuumadda soo wada dhisaan. Waxaana ku loolamaya oo mallaayiin dollar ku bixinaya, maraykanka iyo Iran […]

Continue reading …

Waxaa cajiib noqotay, dadka Soomaalida oo 100% muslima hadana is laynaya. Waayo qofka muslimkaa looma banayn in uu qofkale oo muslima dhiigiisa daadiyo, waxaana illaahay noo sheegay xitaa kan qalbiga gashada in uu qofkale oo muslima dilo ama dulmiyo in aakhiro lala xisaabtami doono. Waxaana kaba sii xun markaad xabad kusoo dhifato ruux Soomaaliya, hadana […]

Continue reading …

Warbixin Kooban Heshiiskii Nabadda ee Baalaha Walaalahaa ee Cumar Maxamuud Iyo Bahararsame

Comments Off on Warbixin Kooban Heshiiskii Nabadda ee Baalaha Walaalahaa ee Cumar Maxamuud Iyo Bahararsame
Continue reading …

Wasiir ku Xigeen Duulista Hawada Puntland Marwo Sucaad Saalax Oo Badhan Gaadhay

Comments Off on Wasiir ku Xigeen Duulista Hawada Puntland Marwo Sucaad Saalax Oo Badhan Gaadhay
Continue reading …

Michael Keating: Madaxwayne Gaas Waxaan Kala Hadlay Xaaladda Tukaraq Iyo Doorashooyinka

Comments Off on Michael Keating: Madaxwayne Gaas Waxaan Kala Hadlay Xaaladda Tukaraq Iyo Doorashooyinka
Continue reading …

Kenya Oo Dayax Gacmeed Hawada U Dirtay, Intii Soomaali Ku Mashquul Sanayd Caadifad Iyo Xasad (Fallanqayn Kooban)

Comments Off on Kenya Oo Dayax Gacmeed Hawada U Dirtay, Intii Soomaali Ku Mashquul Sanayd Caadifad Iyo Xasad (Fallanqayn Kooban)

Waxaan PUntlandobserver muddo 6 sino ah ku daabacaynay qoraalo farabadan oo la xiriira in ay Soomaali meel iska dhigaan ka shaqaynta xasarad. Halkaan ka eeg Qoraalo kooban oo aan tusaale ugu soo qaadanay dalalka Sweden iyo Cumaan Si umadi ay dadkooda u horumariyaan, waxay u baahanyihiin nidaam dawladeed oo lagu hago aqoon iyo ilbaxnimo gaamurtay […]

Continue reading …

Nabaddu waa waxa ugu qaalisan inta aan dunida ku noolanahay. Waliba qofkii Muslina ee qofkale oo muslina dila, ama niyadda gashada in uu dilo, waxaa hallis ku jirto siduu uu jano u helilahaa nolishan yar dabadeed. Waxaa kaba sii daran Beelaha Bah-harasame iyo Cumar Maxamuud waa dad walaalo ah oo haddii uu abtirsiinyuhu dhab yahay […]

Continue reading …

Daawo Waxa Naciima Qorane Ku Kalifay In Ay Soomaalida U doodo, Caro Ay Ka qaaday Ayraboor Soomaalida Masaakiintaa Lagu Dhibaateeyay

Comments Off on Daawo Waxa Naciima Qorane Ku Kalifay In Ay Soomaalida U doodo, Caro Ay Ka qaaday Ayraboor Soomaalida Masaakiintaa Lagu Dhibaateeyay

Naxariista, Ficilada, Damiirka, Wax garadnimada waa hibo illaahay bixiyo, oo la rabo qofkii illaahay hibadaas siiyo in uu illaah uga mahad naqo marwalba. Qofka inyar oo damiira uu ku jiro, waa qofka u damqada marka uu arko ruux Soomaaliya oo ay isku dhiig yihiin oo dalalka aduunka lagu dhibaataynayo calashaan qowmiyadda nuu ka soo jeedo […]

Continue reading …