Home » Entries posted by admin (Page 4)
Entries posted by admin

Wali waxaan hirgallin hanaankii DFS uu ku shaqaynlahaa, waxaanad mooddaa in madaxda DFS ay u shaqaynayaan siduu xukuumaddii dhexe ee Dawladdii Siyaad Barre. Dawlad Gobaleedyada qudhooda ayaa iska qaraab taga oo aan waxba ka dhegaysan Madaxda DfS, mana jirto hanaan canshuuraha la isku waafijiyay. Hase yeeshee dhaqaalihii beesha caalamka ka imanayay ayaan soo dhaafin magaalada […]

Continue reading …

Qofkasta wuxuu leeyahay wanaag iyo xumaan. Abwaanka ayaan midna ka tagin arrimaha lagu xanto Xukuumadda Madaxwayne Gaas ama dhaliilaha xukuumadda Gaas marka goobaha fadhikudirirka la fadhiyo. Waxaana runtii jira arrimo badan oo wanaaga oo xukuumadda Gaas ay lahayd hase yeeshee uunan abwaanku midh kasoo hadal qaadin. Isku soo duub bil xaqiiqiyan Madaxwayne Cabdiwali isaga arrimaha […]

Continue reading …

Daawo Abwaanad Naciimo Qorane Markii Xabsiga Laga Siidaayay

Comments Off on Daawo Abwaanad Naciimo Qorane Markii Xabsiga Laga Siidaayay
Continue reading …

Wasiirka Ganacsiga DFS Maareeye oo Sheegay In Baasaboorka Somalia Hadda Ruuxii Ganacsi Samaynaya Ay dalal Badan 5 Sano Viisa Ah Siinayaan, Xaruntii Toyota -na Muqdisha Ka Daah Furay

Comments Off on Wasiirka Ganacsiga DFS Maareeye oo Sheegay In Baasaboorka Somalia Hadda Ruuxii Ganacsi Samaynaya Ay dalal Badan 5 Sano Viisa Ah Siinayaan, Xaruntii Toyota -na Muqdisha Ka Daah Furay
Continue reading …

Baarlamaanka Puntland Oo DFS Ku Eedeeyay In Aynan DFS Waxba Ka Qaban Cabshadii Xujayda Iyo Musuqmaasuqa Shirkadaha Gaarkaa

Comments Off on Baarlamaanka Puntland Oo DFS Ku Eedeeyay In Aynan DFS Waxba Ka Qaban Cabshadii Xujayda Iyo Musuqmaasuqa Shirkadaha Gaarkaa

Halkaan ka eeg Qoraaladii Faraha Badnaa ee Puntlandobserver ka qortay musuqmaasuqa lacagaha laga qaado shacabka masaakiintaa ee xujaydaa

Continue reading …

Genel Energy was created in 2011 By Tony Hayward, financier Nat Rothschild and banker Julian Metherell, controlled by Mehmet Emin Karamehmet

Comments Off on Genel Energy was created in 2011 By Tony Hayward, financier Nat Rothschild and banker Julian Metherell, controlled by Mehmet Emin Karamehmet

Genel Energy plc is an oil company with a registered office in Jersey and field office in Turkey. The company is listed at the London Stock Exchange. It has its exploration and production operations in Iraqi Kurdistan with plans to expand its activities into other Middle East and North African countries.[2] The company owns rights in six production sharing contracts, including interests in the […]

Continue reading …

Genel Energy may drill in Somaliland soon, chief says

Comments Off on Genel Energy may drill in Somaliland soon, chief says

Kurdistan-focused Genel Energy might start drilling in Somaliland next year, chief executive Murat Ozgul said on Thursday, as the group reported 2017 results broadly in line with expectations. “For the long term, I really like [our] Somaliland exploration assets. It’s giving me a sense of Kurdistan 15 years ago,” Mr Ozgul said. “In 2019 we […]

Continue reading …

Somaliland Oo Joojisay khudaartii Dibadda Uga Imanaysay (Warbixin Iyo Fallanqayn)

Comments Off on Somaliland Oo Joojisay khudaartii Dibadda Uga Imanaysay (Warbixin Iyo Fallanqayn)

Inta badan aduunka dagaalka ugu kululi wuxuu ka jiraa dhanka ganacsiga, waxaana jira dalal farabadan oo dhanka ganacsiga isku bahaysta si ay iyagu u guulaystaan. Waxaana ganacsiga lagu xakameeyaa Canshuur, oo tusaale qolada aad ganacsigooda diidantahay canshuur xad dhaafa ayaa dusha laga saaraa. Somaliland ayaa hadaba gabi ahaanba joojisay khudaartii dibadda ka imanaysay, iyadoo u […]

Continue reading …

Raysalwasaare Khayre Ka Warbixiyay Guulihii Safarkiisii Koobnaa Ee Uu Bilgium Ku Tagay

Comments Off on Raysalwasaare Khayre Ka Warbixiyay Guulihii Safarkiisii Koobnaa Ee Uu Bilgium Ku Tagay
Continue reading …

he European Union Political and Security Committee has pledged €100 million support for the Somali government in Brussels Germany. Somali Prime Minister, Hassan Ali Kheire has held talks with officials from EU Political and Security Committee on the plans to rebuild its forces. He was in Germany to address the EU and other donors over […]

Continue reading …