Home » Entries posted by barre
Entries posted by barre

OMAR SHOOLI iyo Fanaaniinta MN iyo Europe Maxay Isku Haystaan?

OMAR SHOOLI iyo Fanaaniinta MN iyo Europe Maxay Isku Haystaan? Waxaa jirtey waqti ay Fanaaniinta Soomaaliyeed MN loogu yeeri jiray: WAJIYO XUN. Taas oo ay ahayd mid meel ka dhac ku ah FANAANIINTA madaama aysan dadka ka war hayn ama aysan garanayn dadaalka ay ugu jireen in ay gaaraan wax ay dadka dheer yihiin – […]

An annual northeast Minneapolis photo show chronicles life of Somali family, community Mohamed Barre’s annual photo exhibit started out as an uncommon introduction to his northeast Minneapolis neighbors. It has grown into an artistic outlet, an annual family tradition and a ploy to get local Somalis and non-Somalis to mingle and get to know one […]

Continue reading …

Dabacaseer iyo Farxiya Iskoor: Maxay Dadkoodi u Dayaceen? Ayamahaan waxaan ka gaabsaday qoraalada, anigoo sidiinoo kale ku mashquulay caruurta iyo korintooda. Si kastaba ha ahaatee, waxaa qoraalkaan aan ugu talo galay aan xasuusiyo Ehelada Sheikh Dabacaseer iyo ardayadiisa Farxiya Iskoor inay masuuliyad ka saaran tahay in ay ogaadaan xaalada ay ku sugan yihiin. DABACASEER oo aan u badinaayo […]

Continue reading …

SOMALI DIASPORA JOURNALISTS in NORTH America calls PUNTLAND parliament to protect the FREEDOM of SPEECH WE acknowledge the need to maintain the peace and stability of the land, but we are also disturbed by the language that the Minister of Information of Puntland used. WE acknowledge that Puntland Administration and government is the sole enforcer […]

Continue reading …

Somaalida Minneapolis Ee Ka Ganacsata Gawaarida: Oo Laga ‘Cabanaayo’ Waxaa soo badanaysa cabashada dadka ka ganacsada BAABUURTA ee degan magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota. Runtii lama oga waxa keenay in ay dadka si wayn uga cabtaan, iskuna dhiibaan ganacsadata lokalka ah, kuwaasoo looga cararey markii hore ‘RIBADA’. Aqristow anigaanba waxaan halsano iyo nus ka hor […]

Continue reading …

QurboJoogta Oo Dareentey: Fool Xumada Nidhaamka FEDERAALKA Waxaa xalay ka dhacay xaflad lagu soo dhawaynayey Barasaabka Gobolka Jubbada Hoose, kaasoo ah nin uu magacaabey Madaxwaynaha Maamulka Ku Meelgaarka ah ee Jubbaland: Ahmed Mohamed Islaam ‘Madoobe’. Sida caadada ah, xafladaha soo dhawaynta ayaa ah mid aad looga soo qaybgalo. Waxaase dhacday, sida ka muuqatey sawirada la […]

Continue reading …

MN Somali candidates must be held accountable to their Volunteers’ Behavior to end the new ‘Cedar-Riverside Culture’ No one can deny that April 09, 2016 was a historic night and a night that East-African and the Somali community members in MN will remember forever since there were two young Somali Immigrant candidates squared off to […]

Continue reading …

Allaylehe, Waa Lakala Soocmay!

Comments Off on Allaylehe, Waa Lakala Soocmay!

Allaylehe, Waa Lakala Soocmay! Saddex iyo afar iyo shan toonna maaha. Degaan iyo 4.5-na, waa ii dameer iyo labadii daan oo aniga shaqadayda maaha. Labaase loo kala baxay. Labo! Waxaa marar badan laynoo soo sawiraa magaalooyin Soomaaliyeed ooy ka muuqdaan daara dhaadheer oo qurxoon iyo ifayaal midabyale ood hebeenkii ku indha sarcaadeysid. Maalqabeennaa soo baxay […]

Continue reading …

Maxayna Dhexyaal: Hurgumo mise Hunguri?

Comments Off on Maxayna Dhexyaal: Hurgumo mise Hunguri?

Maxayna Dhexyaal: Hurgumo mise Hunguri? Su’aasha kor ku xusani maaha midaan anigu maankayga ka keenay. Waa su’aal jirta oo dood weyn dhex dhigtay ku-xeeldheerayaasha cilmiyada buslshada, dhaqaalaha, iyo siyaasadda. Waana su’aal ay ila noqotay inaan maanta idin soo hordhigo, si aynu u wadaagno aqoonisweydaarsi ku saabsan aafada ummaddeenna Soomaaliyeed halakaysay iyo barta ay tahay inaynu […]

Continue reading …

Madaxwayne H. Sh. Mohamoud Iyo Been-Abuurkiisii Oo QurboJoogta: Reer Jubbaland iyo Puntland: ‘Walaac Wayn Ka Muujiyey’ QurboJoogta Reer Jubbaland iyo Reer Puntland ee waqooyiga America ayaa walaac ka xoog leh ka muujiyey wararka aan salka iyo raadka lahayn oo ay Madaxda ugu saraysa dalka Soomaaliya la soo shirtageen shirkii gogol-xaarka ee ka dhacay Muqdisho Jan […]

Continue reading …
Page 1 of 3123