Home » Entries posted by barre (Page 3)
Entries posted by barre

Warqad Ku Socota Madaxwayne Hassan Sh. Mohamoud: Gudoomi PUNTLAND ‘BILAD-SHARAF-SOOMAALINIMO-DAHABI Ahi’.

Comments Off on Warqad Ku Socota Madaxwayne Hassan Sh. Mohamoud: Gudoomi PUNTLAND ‘BILAD-SHARAF-SOOMAALINIMO-DAHABI Ahi’.

Warqad Ku Socota Madaxwayne Hassan Sh. Mohamoud: Gudoomi PUNTLAND ‘BILAD-SHARAF-SOOMAALINIMO-DAHABI Ahi’. Inkastoo DADWAYNAHA reer PUNTLAND iyo maamulka PUNTLAND kaalmada Islaanimo iyo Hiil-walaaleedka ay u galeen walaalahii ka soo qaxay dalka YEMEN, hadana waxaad u malaysaa in ay dadka inta badan hadal hayaan tacadigii ay maamulka Somaliland u gaysteen maatadii isugu jirtey caruurta iyo haweenka oo […]

Continue reading …

The Yibir of Las Burgabo – Sahan Literary Forum talk

Comments Off on The Yibir of Las Burgabo – Sahan Literary Forum talk

The Yibir of Las Burgabo – Sahan Literary Forum talk Source: The Yibir of Las Burgabo – Sahan Literary Forum talk

Continue reading …

Press Release: Jubbaland Diaspora Association

Comments Off on Press Release: Jubbaland Diaspora Association

For Immediate Release Press Release, Minneapolis, MN Monday 25, 2015 Jubbaland Diaspora Association supports the people, Parliament and the President of Jubbaland’s decision to condemn the unconstitutional Motion presented by the few Federal Parliamentarians known their relentless efforts to stop the formation of the Federal Governance System, Somali People thought a perfect solution since the […]

Continue reading …

Madaxa Haya’adda Xuquuqul Insaanka Ee Puntland ‘Kulamadiisii Alexandria Iyo Minneapolis, MN’ – Video & Sawiro

Comments Off on Madaxa Haya’adda Xuquuqul Insaanka Ee Puntland ‘Kulamadiisii Alexandria Iyo Minneapolis, MN’ – Video & Sawiro

Madaxa Haya’adda Xuquuqul Insaanka Ee Puntland ‘Kulamadiisii Alexandria Iyo Minneapolis, MN’ – Daawo Sawiro iyo Video-yaha. Mudane Mohamed Yusuf Ali ayaa waxaa lagu martiqaaday in uu ka qaybgalo bandhiga dhaqanka Soomaalida ee lagu qabtey Magaalada Alexandria, ee gobolka MN. Isagoo la kulmay waxgaradka, macalimiinta Alexandria Community and Technical College iyo Mayor-ada magaaladaas oo ka mida xisbiga […]

Continue reading …

Madaxa Hay’ada Xuquuqul Aadanaha Puntland: H. E. Mohamed Y. Ali Oo Lagu Casumany Alexandria, MN.

Comments Off on Madaxa Hay’ada Xuquuqul Aadanaha Puntland: H. E. Mohamed Y. Ali Oo Lagu Casumany Alexandria, MN.

Madaxa Hay’ada Xuquuqul Aadanaha Puntland: H. E. Mohamed Y. Ali Oo Lagu Casumany Alexandria, MN. Waxaa madaxa Hay’ada Xuququl Aadanaha ee Puntland, Somaliya, lagu casumay in uu ka hadlo bandhig ku saaabsan dhaqanka Soomaalida, oo lagu qaban doono magaalada Alexandria, ee gobolka MN. Bandhigaas oo lagu soo bandhigi doono sawiro ka turjumaaya dhaqanka, deegaanka iyo bacsharada […]

Continue reading …

Maxaa ka jira: Madaxa BOQORTOOYADA Puntland ee la isku haysto oo loo diidey ‘DAL-KU-GALKA Maraykanka’?

Comments Off on Maxaa ka jira: Madaxa BOQORTOOYADA Puntland ee la isku haysto oo loo diidey ‘DAL-KU-GALKA Maraykanka’?

Maxaa ka jira: Madaxa BOQORTOOYADA Puntland ee la isku haysto oo loo diidey ‘DAL-KU-GALKA Maraykanka’? Ilo ku dhow dadka sida wayn, ugu dhuun daloola BOQORTOOYADA BARI ee la isku haysto, ayaa waxay sheegeen in la baajiyey xafladii loogu talo galay in lagu soo dhaweeyo madaxa maamulka BOQORTOOYADA, astaanta u noqday xukuumada Dr. Gaas. Sida ogaysiis […]

Continue reading …

Xalka Dhalinta Soomaaliyeed Ee Minnesota: ‘Waa In La Helo Xarun Soomaalida U Gaara’

Comments Off on Xalka Dhalinta Soomaaliyeed Ee Minnesota: ‘Waa In La Helo Xarun Soomaalida U Gaara’

Xalka Dhalinta Soomaaliyeed Ee Minnesota: ‘Waa In La Helo Xarun Soomaalida U Gaara’ Waxaan ka qaybgalay shir lagu martiqaaday qaar ka mida ha’adaha nabad-sugida, ee magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota. Waxaa ka hadlay halkaa masuuliyiin ka socota ha’adaha nabadsugida iyo qaar ka mida hogaamiyaasha jaaliyada gobolka Minnesota. Waxaa halkaa ka hadlay, Mohamud Noor, oo ah […]

Continue reading …
Page 3 of 3123