Cabdirisaaq Axmed Xasan [Dhalo] waa Gudoomihii hore ee Jaaliyadda Puntland Zwitzerland waana halyay marwalba Puntlandobserver usoo dirijiray meesha wax u marayaan (Akhri warbixin kooban iyo maqaaladii hore ee uu nala qaybsan jiray halyay kudayasho mudan)

Filed under: Wararka |

Cabdirisaaq Axmed Xasan [Dhalo] waa Halyay Fariidda oo u baahan in la xuso hawsha uu qabtay iyo sidda Geesinimaddaa ee uu xilka si dimoqraadiyadda uu ugu wareejiyay Jaaliyadda Puntland ee Zwitzerland.
cabdirisaaq Amed
Cabdirisaaq Axmed Xasan [Dhalo] ayaa marwalba wararka si toosa ugusoo marinjiray warbaahinta Puntlandobserver emailkeedda puntlandobserver@gmail.com
Wararkii uu nala qaybsadayna waxaa kamidda

Shirkii Jaaliyada Dhalinyarada puntland Ee Wadanka Switzerland

Jaaliyada puntland ee dalka Switzerland waxay tacsi diraysaa dhamaan dadkii iyo eheladii ay ka geeriyoodayn qaraxii ka dhacay magalada bosaaso

Shacabka reer puntland ee dalka switzerland hamablyo iyo bogaadin u diray dhamaan xildhibaanada la doortay ee shanta sano ee soo socoto ee Puntland.

Waxaana Xusid mudan in maanta ay Daawanayaan dhamaan shacabka reer Puntland dal iyo dibadba halyay Cabdirisaaq Axmed Xasan [Dhalo] iyo djalinyaradii kale ee lasoo daadihinaysay Jaaliyadda sidda Sharafta iyo dimoqraadiyadda leh ee ugu ugu wareejiyay Jaaliyadii shacabkiisii, waana arrin kudayasho mudan haday Soomaaloodhan noqon lahayd iyo haday Puntlandba nonon lahayd.

Inta baddan shacabka Soomaaliddaa uma bisla in hab dimoqraadiya iyo wadajira howlahoodda ku fushadaan marka waa khasab in Warbaahinta si wanaagsan lowgu xuso dal iyo dibadba innanka da-da yar ee halyayga noqday ee sidda Dimoqraadiyaddaa ku wareejiyay Jaaliyadii waliba Saxaafadana la qaybsaday.

abdirisaaq-axmed

Halkaan ka daawo qaabka ay u dhacday
Guul: Daawo Jaaliyadda Puntland ee Zwitzerland oo noqotay Jaaliyadii u horaysay ee qurba joogta Puntland ee si Dimoqraadiyadda Gudoomiye ugu doortay gudi u baddan dhalinyaradii wadanka ku dhashay