Home » Archives by category » Articles (Page 21)

Sida uu Axmed Madoobe sheegay Beesha Caalamku waa Beesha 6aad ee hadda kusoo biirtay 5tii beelood ee Soomaalida ee hore. Hadaba dad badan baa iswaydiinaya sababta ay Beesha Caalamka sida aadkaa ugu taageersantahay in doorashada 4.5 lagu galo. Haddii 4.5 wax lagu qaybsado waxaa kuraas badan oo ay xaq u lahaayeen dhuminayo beelaha ugu ballaaran […]

Continue reading …

Ganacstada reer Muqdisho oo aan Rabin in Muqdisho la Nabadeeyo, Muqdisho Caasimad Ma sii Ahaan Kartaa??.

Comments Off on Ganacstada reer Muqdisho oo aan Rabin in Muqdisho la Nabadeeyo, Muqdisho Caasimad Ma sii Ahaan Kartaa??.

Marka Xaqiiqda laga hadlayo dadka indheergaradka ahi waxay isku raaceen, in Siyaasiyiinta iyo Ganacsatada Reer Muqdisho aynan daacad ka ahayn amaba aynan wax niyada u haynin in Muqdisho nabad lagu soo dabaalo. Nin aqoonyahana oo si hoose warbaahinta Puntlandobserver ula soo xiriiray ayaa noo sheegay, in markii uu si hoose ugu kuur gallay xaaladda magaalada […]

Continue reading …

  Sayladda Caalamka iyo Afar Khalad oo ka Jira “I am sure innovation will blossom around the world, given that the Internet and mobile platforms enable innovators anywhere in the world to reach a global market with ease.” “Waxaan hubaa in hal-abuurka caalamku uu dhameeystirmi doono. Waayo Internet-ka iyo telefoonnada gacanta ayaa suurtaggelinaya in hal-abuurayaashu, […]

Continue reading …

Idaacadda Laanta Afka-Soomaaliga ee BBC iyo tan Voa haddii ay dad xul ah oo indheergarada oo daacada ka shaqayn lahaayeen waxbadan bay ka qaadanlahaayeen sidii Soomaaliya ay dib cagaheeda ugu istaagi lahayd, laakiin hadda waxay u egtahay in aynan joogin suxufiyiintii indhergaradka ahaa. Dr Cabdi Wahaab ayaa ka hadlay Maxaa laga baran karaa dagaalkii Al-Shabab […]

Continue reading …

Dhacdooyinka iyo Xogta Puntland yaa ku haboon baahintooda?

Continue reading …

Yaasiin Cabdullaahi Faash   Dhaqanka habboon ee Shaqaalaha Shirkad Ganacsi “Quitters never win, and winners never quit” “Kuwa quusta abid ma guuleeystaan, guuleeystayaashana ma quustaan” Napoleon Hill (October 26, 1883 – November 8, 1970)   Waxay yaqaannaan goortay tahay in shaqada la iska casilo iyo in la sii joogo; Waxay qabtaan shaqo ka badan inta […]

Continue reading …

PUNTLAND UNDER TEROR ATTACK FROM SO-CALLED INTERNATIONAL COMMUNITY

Comments Off on PUNTLAND UNDER TEROR ATTACK FROM SO-CALLED INTERNATIONAL COMMUNITY

PUNTLAND UNDER TEROR ATTACK FROM SO-CALLED INTERNATIONAL COMMUNITY Puntland, the first federal state of Somalia and the most developing and peaceful semi-autonomy region in the country has been a challenged by the Western nation’s hidden agenda to be applied on upcoming Somali elections in September 2016. Puntland had constitutionally rejected the once used formula known […]

Continue reading …

Xiriirka ka dhexeeya, Damjadiid, Qadar, Turkiga si aad u fahanto akhri Maqaalkan

Comments Off on Xiriirka ka dhexeeya, Damjadiid, Qadar, Turkiga si aad u fahanto akhri Maqaalkan

Waxaa ay Soomaaliya ku jaahwareertay Damjadiid. Horta Damjadiid yaa wata. Waxaan kaloo aragnaa Turkiga iyop Qadar oo kooxaha Damjadiid aad u taageera, Hadaba si aad calaa aqali wax uga fananto arrimahaas akhri maqaalkan Maxaad ka taqaan Ururka Daacish (Maqaal kooban)

Continue reading …

Maleeshiyaadkii maalmahaan qabsanayay deegaano badan oo kamid ah Puntland ayaa sheegtay in ay ka tirsanyihiin urur Diimeedka Xagjirkaa Daacis ee Ciraaq, Syria iyo Libiya ka dagaalama, Soomaaliduna ugu yeeraan maalmahan (Dadqalatada dadka Qasha). Hadaba Daacis waa ayo. Daacish iyo Alqaeda iyo Isis, iyo Al-shabaab, waa kooxo caqli aan ahayn in qof la gawraco oo laqasho […]

Continue reading …

  Ganacsiga Caalamiga Ah iyo Afka Ingiriisiga   Marka shirkadaha ganacsiga ee dal ka jira billaabaan in sayladaha caalamiga ah ka ganacsadaan, waxa soo wajahda dhibaato cusub oo luuqadda ah. Inta badan, luuqad kale ayay macaamiisha iyo shaqaalaha dalalka kale ku hadlaan. Sidaas darteed, waxaa shirkadaha khasab ku noqoneeysa in ay xal raadiyaan. Waxaa dhacda […]

Continue reading …