Home » Archives by category » Articles (Page 22)

Naqtiin Buug

9 Comments

Max’d Xasan “Alto” iyo G. L. Kapchits   Naqtiin Buug “Afar Waraabe: Sheekooyin Soomaaliyeed oo Hidde Ah” Habeeyey oo Tarjumay: Georgi Kapchits Daabacday: Kooxda Madbacadda URSS; Daabacaadda koowaad La Daabacay: Oktoobar 2015; Gal Jilicsan; 416 bog   Buuggan “Afar Waraabe: Sheekooyin Soomaaliyeed oo Hidde Ah”, waxaa habeeyey oo tarjumay qoraaga weyn, kaydiyaha iyo ururiyaha sheekooyinka […]

Continue reading …

Qaybtaan waxaan uga hadli doonaa. 1) Xiriirka ka dhexeeya Midnimada Bulshada iyo Maamul wanaagga 2) xiriirka ka dhexeeya Maamul Wanaagga, Magacaabidda Agaasimyaasha iyo Dastuurka Bulsho Horumar gaadhay waa bulsho cududooda isku geeyay oo midoobay, Midnimadu waa waxa uga muhiimsan jiritaanka umadeed. Hadaad aragtaan bulsho Geesinimo, hal abuur, howlkar, aqoon ama wax walba oo wanaagsan lagu […]

Continue reading …

Dalalka reer galbeedka ayaa runtii si aada ugu amaanan sida ay u suurtagalliyeen Xoriyadda Shakhsigu in uu si xor ah uga hadlo waxa uu tabanayo isaga oo aan wax gacanka hadala samayn, waxaana dalalka reer Galbeedka laga siidaayaa Barnaamijyo kartono ah oo Madaxda dalka lagu dacaayadaynayo. Hadda markii uu gaaray Madaxwaynaha Puntland magaalada minneapolis, kooxda […]

Continue reading …

Hogaamiyaha asalkaa waa Hogaamiyaha dadkiisa mideeya, Hogaamiyaha ugu xun waa Hogaamiyaha dadkiisa kala qaybsha (Maqaal)

Comments Off on Hogaamiyaha asalkaa waa Hogaamiyaha dadkiisa mideeya, Hogaamiyaha ugu xun waa Hogaamiyaha dadkiisa kala qaybsha (Maqaal)

Sideedaba waxaa la ogaaday waxa kaliya ee Umad horumar gaarsiiya in ay tahay in awoodda umadaas la mideeyo sidii larababa halagu mideeyo. Mar haddii midnimada umaddu sidaas ay muhiim u tahay, Hogaamiyaha leh sifooyinka iyo kartida uu umadiisa ku midayn karo waa Hogaamiyaha ugu wanaagsan Hogaamiye, Hogaamiyaha leh sifooyinka umaddu ku kala qaybsanto waa Hogaamiyaha […]

Continue reading …

Haddii Xasan Culusow Qiray waxa kaliya ee Soomaaliya ay Qaran ku helikarto in uu yahay iyadoo Soomaali Siyaasadda ku heshiiso (Sidee Siyaasadda lowgu heshiinkaraa falanqayn)

Comments Off on Haddii Xasan Culusow Qiray waxa kaliya ee Soomaaliya ay Qaran ku helikarto in uu yahay iyadoo Soomaali Siyaasadda ku heshiiso (Sidee Siyaasadda lowgu heshiinkaraa falanqayn)

Waa khary marba haddi uu Xasab Culusow iyo kooxo farabadan ay muddo iska indhatirayeen in aan Soomaaliya xal loo helli karin illaa iyo inta laga hirgalinayo Dawlad hanaan Maamul wanaag iyo cadaalad ku dhisan. Xasan Culusow ayaa Baarlamanka mar uu khudbad u jeedinaya qiray waxa kaliya ee Soomaali lagu horumarinkaro ee ay Qaran ku dhisan […]

Continue reading …

Magaalo madax micnaheedu waa madaxii ama Miskaxdii wadanku ku shaqaynayay, waxayna la mid tahay Qofka Bini aadamkaa wuxuu leeyahay lugo iyo Gacmo, calool iyo Madax. Madaxu waa halkii ay Miskaxda iyo indhihii ku yaalleen oo qofka laga maamulayay, haddii qofkii Madaxa looga habsado Qofkaas waa ku daayay. Beesha Hawiye ee magaalada Muqdisho dagta waxay ku […]

Continue reading …

    Midowgii Danwadaagta “If a man has money, it is usually a sign, too, that he knows how to take care of it; don’t imagine his money is easy to get simply because he has plenty of it.” “Haddii qof hantiile yahay, waxaa lagu yaqaan in uu garanayo sida loo ilaashado hantida; marna ha […]

Continue reading …

Soomaaliya waa dalka kaliya ee Caalamka aynan Dawlad ka hirgallin muddo 27 Sano ah, waxaana loo Badaniyaa in aynan Beesha Caalamku wali Fahmin dhiigga Soomaaligaa ee asalkaa iyo waxa uu ku qancayo. Qoraagii Ingiriiska ahaa ee 1913 waxka qoray Jubbaland iyo Beelihii Soomaaliyeed ee Xiligaas deganaa ayaa Boqortooyadii Ingiriiska Xiligaas u sharaxay in Ruuxa Soomaaligaa […]

Continue reading …

Mar sadexaad Akhri Deeganada SSC siyaasadooda oo xal loo hello waa kala bar xalka Soomaaliya (Maqaal) Deeganada SSC siyaasadooda oo xal loo hello waa kala bar xalka Soomaaliya (Maqaal) Inta ay Soomaali xal kasugayaan Siyaasiyiin aan badnayn oo sixran oo hadda dantooda mooyee aan dan Soomaaliyeed u jeedin Soomaaliya wax xal ah ha ka sugin. […]

Continue reading …

Barnaamishkan waa barnaamish aan ugu talaggalnay in ay Soomaalidu ku baraarugaan dhulka baaxadda weyn ee Ilaahay ku manaystay, Halka Qowmiyad ee Illaahy ka dhigay iyo Micna yarida ay isku dilayaan waxaana aan barnaamijka kusoo koobaynaa “Soomaaliyow indhahaaga fur” Bal horta Soomaaliyow dhulka Illaahay kusiiyay baaxadiisa iyo Ballaarka Badda Illaahay dul dhigay Maapkiisa bal si qunyar […]

Continue reading …