Home » Archives by category » Important News (Page 178)

Deperani show iyo Wasiiru dowlaha kaluumaysiga Puntland Craxmaan Kulmiye (Full Video)

Comments Off on Deperani show iyo Wasiiru dowlaha kaluumaysiga Puntland Craxmaan Kulmiye (Full Video)
Continue reading …

Hogaamiyaha asalkaa waa Hogaamiyaha dadkiisa mideeya, Hogaamiyaha ugu xun waa Hogaamiyaha dadkiisa kala qaybsha (Maqaal)

Comments Off on Hogaamiyaha asalkaa waa Hogaamiyaha dadkiisa mideeya, Hogaamiyaha ugu xun waa Hogaamiyaha dadkiisa kala qaybsha (Maqaal)

Sideedaba waxaa la ogaaday waxa kaliya ee Umad horumar gaarsiiya in ay tahay in awoodda umadaas la mideeyo sidii larababa halagu mideeyo. Mar haddii midnimada umaddu sidaas ay muhiim u tahay, Hogaamiyaha leh sifooyinka iyo kartida uu umadiisa ku midayn karo waa Hogaamiyaha ugu wanaagsan Hogaamiye, Hogaamiyaha leh sifooyinka umaddu ku kala qaybsanto waa Hogaamiyaha […]

Continue reading …

dib u daawo Prof: Hodan Ciise: Dooddii cuslayd ee fagaaraha ee Soomaaliya Federaalism ma u baahantahay Khudbaddii cuslayd ee ay ka jeedisay (Daawo)

Comments Off on dib u daawo Prof: Hodan Ciise: Dooddii cuslayd ee fagaaraha ee Soomaaliya Federaalism ma u baahantahay Khudbaddii cuslayd ee ay ka jeedisay (Daawo)

dib u daawo Prof: Hodan Ciise: Dooddii cuslayd ee fagaaraha ee Soomaaliya Federaalism ma u baahantahay Khudbaddii cuslayd ee ay ka jeedisay (Daawo)

Continue reading …

XAFDII SOO DHAWEYNTII Madaxwayne DR. ABDIWALI GAAS EE COLUMBUS OHIO (Full Video)

Comments Off on XAFDII SOO DHAWEYNTII Madaxwayne DR. ABDIWALI GAAS EE COLUMBUS OHIO (Full Video)
Continue reading …

Saraakiisha Difaaca Buuhoodle oo ka hadlay Duulaanka Somaliland (Video)

Comments Off on Saraakiisha Difaaca Buuhoodle oo ka hadlay Duulaanka Somaliland (Video)
Continue reading …

Maleeshiyaad Soomaaliland oo Qabsaday Ceegaag hadana dul fadhiya Horufadhi (Warbixin iyo Maap)

Comments Off on Maleeshiyaad Soomaaliland oo Qabsaday Ceegaag hadana dul fadhiya Horufadhi (Warbixin iyo Maap)

Waxaa maalmahaan kusugnaa magaalada Buuhoodle Xildhibaanada Beelaha Dhulbahante uga jira Baarlamaanka DFS, waxayna lashireen Madaxda maamulka Khaatumo, kadibna shalay waxay Gaareen Tuulada Ceegaag oo katirsan Degmada Buuhoodle. Waxaa saaka lawareegay gacankuhaynteeda Tuulada Ceegaag Maleeshiyaad maamulka Soomaaliland, oo amrmariinya ka dhiaganaya Xildhibaanada gaaray Tuuladaas. Dhanka kalena wararkii u danbeeyay ayaa sheegaya in Maleeshiyaadkii qabsaday Ceegaag ay […]

Continue reading …

WAREYSI MADAXWEYNAHA PUNTLAND CABDIWALI MAXAMED CALI GAAS (Video)

Comments Off on WAREYSI MADAXWEYNAHA PUNTLAND CABDIWALI MAXAMED CALI GAAS (Video)
Continue reading …

Marxuum Xildhibaan Xayd oo ay Alshabaab Dileen wiilkiisii oo Xildhibaana oo ka hadlay doorka nabadgalyada ee Xildhibaanada (Dhegeyso )

Comments Off on Marxuum Xildhibaan Xayd oo ay Alshabaab Dileen wiilkiisii oo Xildhibaana oo ka hadlay doorka nabadgalyada ee Xildhibaanada (Dhegeyso )

Dhawaan waxaa baarlamaanka Soomaaliya uu su’aalo waydiiyey Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid, wasiirka amniga iyo saraakiisha amniga. Haddaba, maxay tahay ahmiyadda ay soo kordhinayaan isla xisaabtanka noocan oo kale ah. Wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa arrimahan ka waraystay xildhibaan Siciid Maxamed Maxamud Xayd oo ku sugan London, kana mid ah gudiga difaaca ee […]

Continue reading …

Dowlad wanaaga Puntland ayaa waxaa iska kashanaya Wariyaasha iyo bulshada riyidka Puntland (Daawo)

Comments Off on Dowlad wanaaga Puntland ayaa waxaa iska kashanaya Wariyaasha iyo bulshada riyidka Puntland (Daawo)
Continue reading …

Finland: Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Waa Wiil Dhallinyaro ah oo Noqday Halyay Kaddib Kolkii Inammadii uu Kubbadda Cagta ku Tababbaray Noqdeen Ciyaaryahannada Kubadda Cagta Qaranka ee Finland

Comments Off on Finland: Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Waa Wiil Dhallinyaro ah oo Noqday Halyay Kaddib Kolkii Inammadii uu Kubbadda Cagta ku Tababbaray Noqdeen Ciyaaryahannada Kubadda Cagta Qaranka ee Finland

Cabdiraxmaan Maxamed waa wiil yara oo ka mid ah carruurta Finland ku koray oo iskuulka ka billaabay. Cabdiraxmaan ayaa ah tababbare kubbadda cagta dhallinta yaryar tababbara. Waxaa cajiib noqotay oo Finland oo dhan ku baraarugtay markii dhallintii uu tababbaray ay noqdeen kala bar Xulka Qaranka Finland. Abdirahman Mohamed aabbihii ayaa la yiraahdaa Maxamed Cabdi “Bulgaari”, […]

Continue reading …