Home » Archives by category » Important News (Page 180)

Mar sadexaad Akhri Deeganada SSC siyaasadooda oo xal loo hello waa kala bar xalka Soomaaliya (Maqaal) Deeganada SSC siyaasadooda oo xal loo hello waa kala bar xalka Soomaaliya (Maqaal) Inta ay Soomaali xal kasugayaan Siyaasiyiin aan badnayn oo sixran oo hadda dantooda mooyee aan dan Soomaaliyeed u jeedin Soomaaliya wax xal ah ha ka sugin. […]

Continue reading …

Xildhibaan Xoosh oo Qiray in ay Goldogobi dhan walba uga fiicantahay Muqdisho, 30 sano dhib kama dhicin, internet 3G, Isbitaal caalamiya (Daawo mucjisada uu arkay Xoosh)

Comments Off on Xildhibaan Xoosh oo Qiray in ay Goldogobi dhan walba uga fiicantahay Muqdisho, 30 sano dhib kama dhicin, internet 3G, Isbitaal caalamiya (Daawo mucjisada uu arkay Xoosh)
Continue reading …

Maamulka Dawladda Hoose ee Garoowe oo lagu eedeeyay in ay Kantaroolka Garoowe Bixin u durkiyeen iyagoon la tashan Maamulka Degmada Boocame (falanqayn)

Comments Off on Maamulka Dawladda Hoose ee Garoowe oo lagu eedeeyay in ay Kantaroolka Garoowe Bixin u durkiyeen iyagoon la tashan Maamulka Degmada Boocame (falanqayn)

Maamulka Dowlada Hoose ee Dagmada Garoowe oo kaashana Maamulka Gobalka Nugaal ayaa Durkiyay Kantaroolka waqooyi ee magaalada Garoowe kaasi oo ay awal hal meel wada yaaleen kan dhanka Koonfureed kadib markii magaaladu ku soo fiday dhanka kantaroolkaasi . Kantaroolkan Cusub ee Dagmada Garoowe ayaa la geeyay deegaanka Bixin oo dhanka waqooyi kaga Beegan Caasimada Puntland […]

Continue reading …

TODOBAADKA IYO TORONTO MAALINTA CALANKA

Comments Off on TODOBAADKA IYO TORONTO MAALINTA CALANKA
Continue reading …

Mashruuca Galaydh iyo Websaydyada uu Shacabka Beelaha Harti 20 ka sano ku marin habaabinayay iyada oo shaqada Galaydh ay ahayd kala Qaybinta Beesha Harti ayuu maantana la shiryimi Garoowe ayaa Sool ku durkaya. Sharciyan Gobalada Soomaaliya waa ay kala xadaysanyahiin, Gobalkastana Xadkiisa Illaa aduun waynaha ayaa laga ogyahay, Sharciyana wax macquula ma ahan in Gobal […]

Continue reading …

Barnaamishkan waa barnaamish aan ugu talaggalnay in ay Soomaalidu ku baraarugaan dhulka baaxadda weyn ee Ilaahay ku manaystay, Halka Qowmiyad ee Illaahy ka dhigay iyo Micna yarida ay isku dilayaan waxaana aan barnaamijka kusoo koobaynaa “Soomaaliyow indhahaaga fur” Bal horta Soomaaliyow dhulka Illaahay kusiiyay baaxadiisa iyo Ballaarka Badda Illaahay dul dhigay Maapkiisa bal si qunyar […]

Continue reading …

Madaxwayne Gaas:Dadka leh Siyaad Baa beel u hiliyay: Maxamed Siyaad markii uu Hogaanka qabtay 48 Degmo Ayuu dalka ugu Yimi, 44 Degmo ayuu magacaabay, Majeerteen 2 Degmo oo kala ah Burtinle iyo Dangorayo ayay ka helleen 44tii Degmo ee Siyaad Barre (Dhegeyso)

Comments Off on Madaxwayne Gaas:Dadka leh Siyaad Baa beel u hiliyay: Maxamed Siyaad markii uu Hogaanka qabtay 48 Degmo Ayuu dalka ugu Yimi, 44 Degmo ayuu magacaabay, Majeerteen 2 Degmo oo kala ah Burtinle iyo Dangorayo ayay ka helleen 44tii Degmo ee Siyaad Barre (Dhegeyso)

Ku soo dhawaada barnaamijka Martida Makrafoonka, waxaa maanta diyaar ku ah Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Barnaamijka waxa soo saaray, islamarkaasina idin la socodsiineysa Falastiin Axmed Iimaan, oo Gaas ku wareystay magaaladan Washington, D.C., oo uu Gaas hadda booqasho ku joogo.

Continue reading …

Ummad horumar gaadhay oo markay ugu yartahay nabaddooda ilaashaday waa ummad wax u billaabanyihiin oo arragtidoodu meel fog wax ka shiishi karaysa. Haddii ay shacabka Puntland meel uga soo wada jeestaan sidii ay dalkooda u horumarin lahaayeen maanta waa ay haystaan Madaxweynihii ku habboonaa, keliya waxaa loo baahanyahay in ay Madaxweynaha ku biiriyaan fekredihii dalka […]

Continue reading …

Yaasiin Cabdullaahi Beeldaaje:Maxkamadda dastuuriga iyo Diinwaangallin baa ka horeeya Gudiga Doorashooyinka (Deperaani show)

Comments Off on Yaasiin Cabdullaahi Beeldaaje:Maxkamadda dastuuriga iyo Diinwaangallin baa ka horeeya Gudiga Doorashooyinka (Deperaani show)
Continue reading …

Faaqidaada todabaadka ee BBC oo laaga dooday shirka Turkiga dhegeyso

Continue reading …