Home » Archives by category » Important News (Page 179)

Xasan Culusow: Waxa kaliya ee Soomaaliya lagu horumarinkaro waa Siyaasadda ama Maamul Wanaag (Falanqayn + Video)

Comments Off on Xasan Culusow: Waxa kaliya ee Soomaaliya lagu horumarinkaro waa Siyaasadda ama Maamul Wanaag (Falanqayn + Video)

Xasan Culusow oo Baarlamaanka Khudbad ka horjoogay ayaa maanta xaqiiqda ka dhawaajiyay, wuxuuna sheegay in waxwalba ay fududahay oo si fudud looga hirgalinkaro Soomaaliya, balse Siyaasadda oo aan hagaagin ama si daacada lowgu heshiin aan Soomaaliya waxba ka hirgalayn xitaa 25 sano ee Soosocda. Halkaan ka akhri inta Qormo ee aan ku daabacnay Puntlandobserver si […]

Continue reading …

Haddii Xasan Culusow Qiray waxa kaliya ee Soomaaliya ay Qaran ku helikarto in uu yahay iyadoo Soomaali Siyaasadda ku heshiiso (Sidee Siyaasadda lowgu heshiinkaraa falanqayn)

Comments Off on Haddii Xasan Culusow Qiray waxa kaliya ee Soomaaliya ay Qaran ku helikarto in uu yahay iyadoo Soomaali Siyaasadda ku heshiiso (Sidee Siyaasadda lowgu heshiinkaraa falanqayn)

Waa khary marba haddi uu Xasab Culusow iyo kooxo farabadan ay muddo iska indhatirayeen in aan Soomaaliya xal loo helli karin illaa iyo inta laga hirgalinayo Dawlad hanaan Maamul wanaag iyo cadaalad ku dhisan. Xasan Culusow ayaa Baarlamanka mar uu khudbad u jeedinaya qiray waxa kaliya ee Soomaali lagu horumarinkaro ee ay Qaran ku dhisan […]

Continue reading …

Puntland oo caalamka kusoo kordhisay Qaab Cusub oo wado laamiya loo sameeyo, iyadoo dhagaxa lagubayo oo Olyada baabuurta laga daadsho dusha loga shubayo (Daawo habkaan cajiibkaa)

Comments Off on Puntland oo caalamka kusoo kordhisay Qaab Cusub oo wado laamiya loo sameeyo, iyadoo dhagaxa lagubayo oo Olyada baabuurta laga daadsho dusha loga shubayo (Daawo habkaan cajiibkaa)
Continue reading …

Hubkii anti-tank-ahaa ee ay Qabteen Ciidanka Badda Australia oo la sheegay in uu Alshabaabka Muqdisho loo waday (Daawo Qoryaha Noocaasa siday dalkii Syria u burburiyeen)

Comments Off on Hubkii anti-tank-ahaa ee ay Qabteen Ciidanka Badda Australia oo la sheegay in uu Alshabaabka Muqdisho loo waday (Daawo Qoryaha Noocaasa siday dalkii Syria u burburiyeen)

Hubkii maalintii shalay ay Ciidamada Australia qabteen ayaa la xaqiijiyay in uu Hubkaasi kusocda Ganacsade Hubka Alshabaab ka iibsha oo Muqdisha degan. Qoryahaan Garabka lasaarto ee burburiya Taangiyada ayaa dalkay gallaan aan wax rajo ah laga sugayn waayo dhowr ruux oo Qoryahaas wata ayaa ka adkaan kara Dawlad dhan waayo waa Gantaalo aad dhabarka saaranaysid […]

Continue reading …

Afhayeeka Isimada Puntland oo waraysi siiyay Tv-Somali Channel ayaa arrin muhiim ah kusoo kordhiyay saaxadda xalka lowgu doonayo siyaasadda Soomaaliya. Garaadka ayaa sheegay in uu soo jeedinayo in 270-ka Xildhibaan sida ugu habboon ee xaaladda hadda jirta ay ku habboontahay in loo qaybshaa ay ula muuqato in 6-da maamul Gobaleed loo qaybsho 270-ka-xildhibaan markaas oo […]

Continue reading …

Magaalo madax micnaheedu waa madaxii ama Miskaxdii wadanku ku shaqaynayay, waxayna la mid tahay Qofka Bini aadamkaa wuxuu leeyahay lugo iyo Gacmo, calool iyo Madax. Madaxu waa halkii ay Miskaxda iyo indhihii ku yaalleen oo qofka laga maamulayay, haddii qofkii Madaxa looga habsado Qofkaas waa ku daayay. Beesha Hawiye ee magaalada Muqdisho dagta waxay ku […]

Continue reading …

Atam oo magangalyo siyaasadeed ka hellay Dawladda Qadar iyo waraysi uu bixiyay maalin ka hor (Daawo)

Comments Off on Atam oo magangalyo siyaasadeed ka hellay Dawladda Qadar iyo waraysi uu bixiyay maalin ka hor (Daawo)

Horgalihii Horjoogaha uga ahaa dawladda Qadar iyo dawladaha Taageeradda Maalgallineed siiyaa kooxaha Wahaabiyiinta Qaybtooda dagaalada Soomaaliya kawada Horgale Atam ayay Dawladda Qadar siisay magangalyo Siyaasadeed taasi oo cadaynaysa Qaska ay Qadar iyo dalalka kale ee xagjirka nagu taageera Soomaaliya ka wadaan.

Continue reading …

Siyaasiyiinta Maamulka Somaliland waxay u bareereen in ay kala dhantaalaan oo burburiyaan Midnimada Soomaalida iyagoo ay ku sababtay in ay burburiyaan Midnimada Soomaaliya nacaybka Qabiilka Daaroodka, waana marka xaqiiqda laga hadlayo ee hadalka barta saxdaa lowgutagayo. Shaki kuma jiro in ay Gacmo shisheeye dhiibiyaan kharashaadka ku baxaya Gooni Isutaagga Somaliland, si markaas loo dhantaalo midnimada […]

Continue reading …

Soomaaliya waa dalka kaliya ee Caalamka aynan Dawlad ka hirgallin muddo 27 Sano ah, waxaana loo Badaniyaa in aynan Beesha Caalamku wali Fahmin dhiigga Soomaaligaa ee asalkaa iyo waxa uu ku qancayo. Qoraagii Ingiriiska ahaa ee 1913 waxka qoray Jubbaland iyo Beelihii Soomaaliyeed ee Xiligaas deganaa ayaa Boqortooyadii Ingiriiska Xiligaas u sharaxay in Ruuxa Soomaaligaa […]

Continue reading …

Anceint Jews were Black, ISRAELITES WERE BLACK 2000 years ago

Comments Off on Anceint Jews were Black, ISRAELITES WERE BLACK 2000 years ago
Continue reading …