Home » Archives by category » Important News (Page 177)

Wax yaabaha layaabka leh oo aad markaad u dhaba gashid kugu noqonaya lama filaan iyo qaadan waa, waxaa ka mida. Warbaahinta laga leeyahay koonfurta Soomaliya qaabka iyo siyaabaha guracan ee ay u fakarayaan iyo sheekooyinka ay ka qorayaan Puntland. Maanta mar aan isha marinayay warbaahinta iyo wararka ay ka qoreen dhinacaas iyo dagaalada ka soo […]

Continue reading …

Xiriirka ka dhexeeya, Damjadiid, Qadar, Turkiga si aad u fahanto akhri Maqaalkan

Comments Off on Xiriirka ka dhexeeya, Damjadiid, Qadar, Turkiga si aad u fahanto akhri Maqaalkan

Waxaa ay Soomaaliya ku jaahwareertay Damjadiid. Horta Damjadiid yaa wata. Waxaan kaloo aragnaa Turkiga iyop Qadar oo kooxaha Damjadiid aad u taageera, Hadaba si aad calaa aqali wax uga fananto arrimahaas akhri maqaalkan Maxaad ka taqaan Ururka Daacish (Maqaal kooban)

Continue reading …

Maleeshiyaadkii maalmahaan qabsanayay deegaano badan oo kamid ah Puntland ayaa sheegtay in ay ka tirsanyihiin urur Diimeedka Xagjirkaa Daacis ee Ciraaq, Syria iyo Libiya ka dagaalama, Soomaaliduna ugu yeeraan maalmahan (Dadqalatada dadka Qasha). Hadaba Daacis waa ayo. Daacish iyo Alqaeda iyo Isis, iyo Al-shabaab, waa kooxo caqli aan ahayn in qof la gawraco oo laqasho […]

Continue reading …

6 Oday oo kamida odayaasha deegaanka Garacad oo Alshabaab kula kulmay deegaanka Kulub oo waxyar Garacad u jirta. Midka mida Odayaasha oo lagu magacaabo Dirir oo BBC u waramayay ayaa sheegay in ay shabaab ku yiraahdeen waxaan nahay odayaashii deegaankee dhulka nooga baxa, waayo Alshabaab dalkayaga uma ogalin. Alshaabaab ayaa ugu jawaabay odayaashi in ay […]

Continue reading …

Madaxwayaha Puntland oo Waraysi Culus oo uu BBC Siiyay si fiican u sharaxay Muhiimadda in Xildhibaanada ay Dadka Deegaanka Doortaan (Dhegeyso)

Comments Off on Madaxwayaha Puntland oo Waraysi Culus oo uu BBC Siiyay si fiican u sharaxay Muhiimadda in Xildhibaanada ay Dadka Deegaanka Doortaan (Dhegeyso)

Madaxwayaha Puntland oo Waraysi Culus oo uu BBC Siiyay si fiican u sharaxay Muhiimadda in Xildhibaanada ay Dadka Deegaanka Doortaan (Dhegeyso)

Continue reading …

Naqtiin Buug

9 Comments

Max’d Xasan “Alto” iyo G. L. Kapchits   Naqtiin Buug “Afar Waraabe: Sheekooyin Soomaaliyeed oo Hidde Ah” Habeeyey oo Tarjumay: Georgi Kapchits Daabacday: Kooxda Madbacadda URSS; Daabacaadda koowaad La Daabacay: Oktoobar 2015; Gal Jilicsan; 416 bog   Buuggan “Afar Waraabe: Sheekooyin Soomaaliyeed oo Hidde Ah”, waxaa habeeyey oo tarjumay qoraaga weyn, kaydiyaha iyo ururiyaha sheekooyinka […]

Continue reading …

Qaybtaan waxaan uga hadli doonaa. 1) Xiriirka ka dhexeeya Midnimada Bulshada iyo Maamul wanaagga 2) xiriirka ka dhexeeya Maamul Wanaagga, Magacaabidda Agaasimyaasha iyo Dastuurka Bulsho Horumar gaadhay waa bulsho cududooda isku geeyay oo midoobay, Midnimadu waa waxa uga muhiimsan jiritaanka umadeed. Hadaad aragtaan bulsho Geesinimo, hal abuur, howlkar, aqoon ama wax walba oo wanaagsan lagu […]

Continue reading …

Dalalka reer galbeedka ayaa runtii si aada ugu amaanan sida ay u suurtagalliyeen Xoriyadda Shakhsigu in uu si xor ah uga hadlo waxa uu tabanayo isaga oo aan wax gacanka hadala samayn, waxaana dalalka reer Galbeedka laga siidaayaa Barnaamijyo kartono ah oo Madaxda dalka lagu dacaayadaynayo. Hadda markii uu gaaray Madaxwaynaha Puntland magaalada minneapolis, kooxda […]

Continue reading …

Beesha Caalamku waa tuma? Bal aan idin su’aalee, Bah-wadaag miyaan nahay? Sow kuwii bar naga mid ah, Itoobiya ku biirshoo, NFD-na bixiyoo, Jabuutina bannaan dhigey (Daawo Hees Kooxda Minneapolis)

Comments Off on Beesha Caalamku waa tuma? Bal aan idin su’aalee, Bah-wadaag miyaan nahay? Sow kuwii bar naga mid ah, Itoobiya ku biirshoo, NFD-na bixiyoo, Jabuutina bannaan dhigey (Daawo Hees Kooxda Minneapolis)

Beesha Caalamku waa tuma? Bal aan idin su’aalee, Bah-wadaag miyaan nahay? Sow kuwii bar naga mid ah, Itoobiya ku biirshoo, NFD-na bixiyoo, Jabuutina bannaan dhigey … (Daawo Hees Kooxda Minneapolis)

Continue reading …

BARNAAMIJ KU SABSAN QALABKII LAGU DHISI LAHAA WADDADA CEEL DAAHIR IYO CEERIGAABO OO BOOSAASO LAGA AMBABI (Video)

Comments Off on BARNAAMIJ KU SABSAN QALABKII LAGU DHISI LAHAA WADDADA CEEL DAAHIR IYO CEERIGAABO OO BOOSAASO LAGA AMBABI (Video)

Maansha allaah, reer Puntland oo lagu xasuusto sidii ay ugu Gurmadeen Qaxootigii yemen HALKAAN KA DAAWO BARNAAMIJYADII QAXOOTIGII YEMEN IYO GANACSATADA REER PUNTLAND hADANA WAXAAD MOODDAA ISLA GUDIYADII QAXOOTIGA IN LOO DHIIBAY KHASNADA WADADA CEEL DAAHIR CEERIGAABO

Continue reading …