Home » Archives by category » Important News (Page 3)

Talo Soojeedin Arrimaha Imaaraadka Iyo Soomaalida.

Comments Off on Talo Soojeedin Arrimaha Imaaraadka Iyo Soomaalida.

Jiilka dhalinyaradaa ee Soomaalidaa baryahaan danbe illaahay mahaddi wacyigoodu meel aad u saraysa ayuu marayaa dhanka midnimada. -Waxaadse mooddaa in la rabo in khalkhal la galiyo, midnimada iyo is jeclaahasha ka dhex abuurmay jiilkaas dhaliyaraa ee hadda soo koraya ee doonaya in ay dunida kale wax la qaybsadaan, sharaftooda iyo dalkooda illaashadaan, meelna uga soo […]

Continue reading …

Garaad Jaamac Oo Caleema-Saarkii Beeldaaje Maxamed Ka Jeediyay Khudbad Waxbadan Xambaars Salaadiintana Uga Digay Wixii Isaga Ku Dhacay Iyo Siyaasi Jeebka Ku Rita

Comments Off on Garaad Jaamac Oo Caleema-Saarkii Beeldaaje Maxamed Ka Jeediyay Khudbad Waxbadan Xambaars Salaadiintana Uga Digay Wixii Isaga Ku Dhacay Iyo Siyaasi Jeebka Ku Rita
Continue reading …

Warbixin: Tobanka Wadan ee Leh cruise missile-lada Dunida Ugu Casrisan Iyo Turkiga Oo Kaallinta Hore Kaga Jira, Waliba Ugu Magacdaray Som.

Comments Off on Warbixin: Tobanka Wadan ee Leh cruise missile-lada Dunida Ugu Casrisan Iyo Turkiga Oo Kaallinta Hore Kaga Jira, Waliba Ugu Magacdaray Som.

Warbixinadii ugu danbeeyay ee ka sheekaynaya 10 dal ee haysta cruise missile-ka dunida ugu casrisan, ayuu dalka Turkiga ka gallay kaallinta 8-aad. Iyadoo ay dhanka kale kaallinta 1-4 ay galleen dalalka Russia, China, iyo India. Xulafada Nato ayaad mooddaa in looga dheereeyay cruise missile, inkastoo aad moodid in wiigaan Syria ay xulufada Nato ku muujiyeen […]

Continue reading …

Talo Soo jeedintii Arrinka Imaaraadka Aan Horay U Daabacnay

Comments Off on Talo Soo jeedintii Arrinka Imaaraadka Aan Horay U Daabacnay

Talo Soojeedin Arrinka Imaaraadka

Continue reading …

100-ka Gantaal Ee Tomahawk missiles ee Maraykanku Syria Ku Garaacay Oo Halkii Xabo Uu Joogo 830 kun$ Lacag Hal Million$ U Dhaw (Fallanqayn)

Comments Off on 100-ka Gantaal Ee Tomahawk missiles ee Maraykanku Syria Ku Garaacay Oo Halkii Xabo Uu Joogo 830 kun$ Lacag Hal Million$ U Dhaw (Fallanqayn)

Maraykanka, Ingiriiska iyo faransiiska ayaa go’aansaday in ay weeraraan xukuumadda Asad ee Syria kadib markii lagu eedeeiyay in ay wiiggii hore sun ku biifiyeen dad shacaba. Ruushka ayaa soo riday qaybo kamida gantaalada Tomahawk missiles ee ay isbahaysigu ku tuureen Syria. halkii Tomahawk missiles ayaa jooga, 830 000$ ama 8 boqol iyo 30 kun oo […]

Continue reading …

Warbixin: Soomaalidu Asal Ahaan Ma Carab Baa Mise Kushitig

Comments Off on Warbixin: Soomaalidu Asal Ahaan Ma Carab Baa Mise Kushitig

Idaacadda Buulaxuubay ayaa warbixin ka diyaarisay Isirka Soomaalida, hoos ka eeg. Waxaa jira dhowr doodood oo ku salaysan halka ay Soomaalidu isir ahaan kasoo jeedaan. Hase yeeshee waxaa xaqiiqa in Soomaalidu kasoo jeedo dadyahow-gii ugu horeeyay faracyadii nabayadii Nabi Muuse, Nabi Maxamed, Faraaciintii hore. Waxaase wax cad lahayaa in ay Soomaalida iyo Oromadu arragti ahaan […]

Continue reading …

Gen Morgan Ma Musharaxbaa??.

Comments Off on Gen Morgan Ma Musharaxbaa??.

Waxaa magaalada boosaaso maalintii shalay soo gaaray Gen Maxamed Siciid Morgan oo kamid ahaa saraakiishii xukuumaddii Marxuum Maxamed Siyaad Barre iyo hogaamiye kooxeedkii Gobalada koonfureed ku halgamayay xiliyadii dagaaladii sokeeye. Hadaba maxaa ka jira in Morgan yahay Musharax u taagan jagada Madaxwayne Puntland. Illaahay mahaddi maanta waxaad mooddaa wacyiga iyo garaadka soomaalidu in uu soo […]

Continue reading …

HARDANKA SHISHEEYAHA IYO HABACSANAANTA SOOMAALIDA.

Comments Off on HARDANKA SHISHEEYAHA IYO HABACSANAANTA SOOMAALIDA.

HARDANKA SHISHEEYAHA IYO HABACSANAANTA SOOMAALIDA. Wixii ka dambeeyay go’doomintii ay Sacuudiga iyo xulufadiisu go’doomiyeen dal-yaraha Qadar, waxaa marba marka ka dambaysa isa soo tarayey xasarado iyo xasilooni daro siyaasadeed oo ay Soomaaliya cagaha la sii galaysay. Inkasta oo shacab waynaha soomaaliyeed soo dhaweeyeen mawqifkii ay xukuumaddu ka qaadatay khilaafkakan, haddana mar walba waxaa jirey dad […]

Continue reading …

Gabadh Soomaaliya Oo Kunool Iceland Oo Soomaalida Uga Sheekaynaysa In Dalka Iceland Uu Dhaqaalaha ka Helo Kaluunka Balse Ka Yaaban Sababta Soomaalidu Badeeda Uga Faa-iidaysan La’dahay(fallanqayn kooban)

Comments Off on Gabadh Soomaaliya Oo Kunool Iceland Oo Soomaalida Uga Sheekaynaysa In Dalka Iceland Uu Dhaqaalaha ka Helo Kaluunka Balse Ka Yaaban Sababta Soomaalidu Badeeda Uga Faa-iidaysan La’dahay(fallanqayn kooban)

Gabadhan Soomaalidaa oo malaha ka shaqaysa warshadaha kaluunka farsameeya ee Iceland ayaa waxay is waydiisaa adigoo Gabadh Soomaaliya oo Illaahay Soomaali siiyay badda dunida ugu qanisan in aad ka shaqayso kaluunka badda Iceland ee muddo 7 billood baraf ah. Gabadhan yar waa fariid maansha allaah, waxaynan ogayn in badda Soomaaliya qolooyinkale ka kaluumaysanayeen mudadii soomaalidu […]

Continue reading …

Bil xaqiiqiyan waxaa xaqiiqa in dalalka soo koraya oo idil loosoo maleego qorshe siyaasadeedka uu dalku ku shaqaynayo, oo shukaanta waxaa badi laga hayaa meelo fog fog.¨ Dabcan shacabka dalalka soo koraya shukaanta dhanka loo wado si tartiib tartiiba wax waa uga badeli karaan, waa hadday shacab soo jeeda yihiin. ¨Hase yeeshee Sanitor Qodax ayaa […]

Continue reading …