Home » Archives by category » Important News (Page 4)

P/O Oo Idinla Qaybsan Doonta Heesaha Naxariista Xambaarsan (AHU Naxariisto Xasan Diiriye iyo Heesihiisa Naxariista Xambaarsanaa)

Comments Off on P/O Oo Idinla Qaybsan Doonta Heesaha Naxariista Xambaarsan (AHU Naxariisto Xasan Diiriye iyo Heesihiisa Naxariista Xambaarsanaa)

Hadaad si fiican u dhuuxdid, fanaaniintii hore ee Soomaalida ayaa la hadlijiray qalbiga qofka. Qalbiga ayaa jecel hadalka jacaylka, iyo naxariista xambaarsan. AhU Fanaan Xasan Diiriye hadaad dhuuxdid heesihiisu waxay dhamaan tood ahaayeen kuwo aad moodid in ay la hadlayaan qalbiga qofka ee aan la hadlayn miskaxda qofka. Waxaanad mooddaa in uu Xasan Diiriye sidaas […]

Continue reading …

Warbixin Horumarka Badhan: Wadada Ceel-Daahir-Ceerigaabo Oo Laami La Saarayo, Ceelbiyood, Madaarka Badhan(Dhegeyso)

Comments Off on Warbixin Horumarka Badhan: Wadada Ceel-Daahir-Ceerigaabo Oo Laami La Saarayo, Ceelbiyood, Madaarka Badhan(Dhegeyso)

Waraysi: Goorma ayaa xariga laga jarayaa Wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo ?

Continue reading …

Tv-ga Ruushka Rt- OO Warbixin Ka Diyaariyay Maraykanka Oo Saldhigyo Ciidan Ka Samaysanaya 11 Dal Africa Oo Soomaaliya ugu Horeyso

Comments Off on Tv-ga Ruushka Rt- OO Warbixin Ka Diyaariyay Maraykanka Oo Saldhigyo Ciidan Ka Samaysanaya 11 Dal Africa Oo Soomaaliya ugu Horeyso

Sida sawirka kore ku cad Tv-ga Rt ee Ruushka ayaa sheegay in Maraykanku qorshaynayo in uu 7200 ciidana kala geeyo 11 dal oo Afria ku yaal. Waxaase ugu cajiibsan in ay yiraahdeen meesha uu Maraykanku saldhigga koobaad ka billaabayo waa Soomaaliya oo aan u qaatay in ay ka wadaan dalka ugu muhiimsan. Waa arrin wanaagsan […]

Continue reading …

Xog:Ciidamada Dawladda SNA Waxaa Ay Beesha Caalamka Siisaa 250 million/Bishii 21 million$, Calaa Askari Bishii 720$, Waxaa Mushaar lagu Qaataa 29000 Askari, Laakiin Waxaa Runa 12000 Askari oo Lasiiyo min 100$, Alshbaab Waa 3000 Oo Ruux (Warbixin Xasaasiya Dr. Felbab-Brown)

Comments Off on Xog:Ciidamada Dawladda SNA Waxaa Ay Beesha Caalamka Siisaa 250 million/Bishii 21 million$, Calaa Askari Bishii 720$, Waxaa Mushaar lagu Qaataa 29000 Askari, Laakiin Waxaa Runa 12000 Askari oo Lasiiyo min 100$, Alshbaab Waa 3000 Oo Ruux (Warbixin Xasaasiya Dr. Felbab-Brown)

Dr. Felbab-Brown ayaa warbixin ka jeedisay hay’adda Brookings institutions. Dr. Felbab-Brown waxay sheegtay in ay beesha caalamka sanadkii ku bixiso ciidamada dawladda federaalka ee SNA lacag gaaraysa 250 million$ sanadkii, waxayna sheegtay in qaab musuqmaasuqa lagu diinwaangaliyay in ay tirada ciidamada dhanyihiin 2900 oo askari taasi oo ka dhigan in calaa askari lagu qaato sanadkii […]

Continue reading …

Brookings Institutions Usa:Seeking solutions for Somalia

Comments Off on Brookings Institutions Usa:Seeking solutions for Somalia
Continue reading …

Waxaa calaamad su’aal lagaliyay,  in wadamada Soo koraya aynan lahayn awood ay kaligood meel ugu istaagaan, maadaama dunidii dhanka dhaqaalaha iyo aqoonta aad lowgu kala horumaray.   Hadaba bal aan is barbardhigno dabadhilifyada dalalka soo koraya xukuma. Madaxwayne xukuma mid kamida dalalka soo koraya oo daba dhilif u ah mid kamida 3da dal ee dunida […]

Continue reading …

Security Scan – The Syrian Chessboard

Comments Off on Security Scan – The Syrian Chessboard
Continue reading …

WARAYSI/MUSHARAX MADAXWEYNE JUBALAND MUDANE CABDULLAHI CIILMOOGE /HORUMARINTA J/LAND,HAWADA SOMALIYA/FARAGELINTA WADAMADA SHISEEYE IYO ARIMO BADAN

Comments Off on WARAYSI/MUSHARAX MADAXWEYNE JUBALAND MUDANE CABDULLAHI CIILMOOGE /HORUMARINTA J/LAND,HAWADA SOMALIYA/FARAGELINTA WADAMADA SHISEEYE IYO ARIMO BADAN

waraysi/musharax madaxweyne jubaland mudane cabdullahi ciilmooge /horumarinta j/land,hawada somaliya/faragelinta wadamada shiseeye iyo arimo badan

Continue reading …

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo aan marwalba ku daabici jirnay Puntlandobserver oo aan oran jirnay nin ka daacadsan Soomaali majiro halkaan ka eeg qoraaladaas Ayaa maanta runta ka sheegay dhibka ka jira Soomaaliya. Prof Cabdi Ismaaciil ayaa sheegay qolada leh Jawaari baan badelaynaa ma soomaali bay u danaynayaan mise waxay rabaan in ay ku madashaan […]

Continue reading …

Fanaanaddii Ay Soomaalidu Ugu Jeclaayeen Fanaaniinta ee Sahra Axmed oo Geeriyootay (Illaahow U Naxariiso Oo Dambigeeda Dhaaf)

Comments Off on Fanaanaddii Ay Soomaalidu Ugu Jeclaayeen Fanaaniinta ee Sahra Axmed oo Geeriyootay (Illaahow U Naxariiso Oo Dambigeeda Dhaaf)

Allaahu Akbar. Fanaanadii Caanka ahayd ee Soomaaliyeed Sahra Axmed ayaa maanta geeriyootay, oo tii alle u timid. Waxay ahayd fanaanad wadaniyad ah oo shacabka Soomaaliyeed aad u jeclaayeen fankeeda, fankeeduna wuxuu ahaa mid aan ceeb lahayn. Illaahay danbigeeda iyo dambiga waalidkeed ha dhaafo. Qof qalbi wanaagsan bay ahayd ee illaahay ha u danbi dhaafo, waxaan […]

Continue reading …