Home » Archives by category » Important News (Page 5)

Maxaa ka Jira In Mooshinka Jawaari Lagu Kharash Garaynayo 40 million$, Dhamaanteen Aan Alle ka Barino In Illaahay Naga Qabto Kuwa Musuqmaasuqaya Masiirka Soomaalida Masaakiintaa

Comments Off on Maxaa ka Jira In Mooshinka Jawaari Lagu Kharash Garaynayo 40 million$, Dhamaanteen Aan Alle ka Barino In Illaahay Naga Qabto Kuwa Musuqmaasuqaya Masiirka Soomaalida Masaakiintaa

Waxaa la sheegayaa in lacago malaayiina ay xukuumadda iyo Madaaxtooyaduu u adeegsanayaan in ay ku laaluushaan xildhibaanada DFS in ay ku ridaan Jawaari. -Hadaba maadaama ay shacabka Soomaalidaa ee masaakiintaa ee badahaas ku dhamaada, indhahooda oo shana ay dawlado shisheeye iyo shakhsiyaad Soomaaliya laaluushayaan nidaamka Dawladnimo ee Soomaalida. Maadaama aannu lahayn awood aan isaga dhicino. […]

Continue reading …

Wixii Fowdo ka Dhaca Baarlamaanka DFS Waxaa Masuuliyadeeda Qaadanaya Madaxwayne Farmaajo (Qoraal by Warsame Axmed)

Comments Off on Wixii Fowdo ka Dhaca Baarlamaanka DFS Waxaa Masuuliyadeeda Qaadanaya Madaxwayne Farmaajo (Qoraal by Warsame Axmed)

-Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaan u sheegaynaa, inuu dastuurka qaran iyo xeer hoosaadyadiisa illaaliyo. -Jawaari Mooshinka laga keenay, oo ay dawladdu Baarlamaanka ku duushay, garanmayno meel ay dunida ka dhacday dawlad baarlamaan ku duushay. -Fawdo iyo dagaal wadanka ha laga illaaliyo, waxa taagan maantay oo arbaca ah bari laba waxyaaladood bay noqonaysaa. 1)-In meeshaa […]

Continue reading …

The Beginning and the End with Omar Suleiman: Your Paradise Awaits (Ep29)

Comments Off on The Beginning and the End with Omar Suleiman: Your Paradise Awaits (Ep29)
Continue reading …

OMAR SULEIMAN [NEW] 2018 ┇REAFFIRMING YOUR FAITH ┇REMOVING DOUBTS

Comments Off on OMAR SULEIMAN [NEW] 2018 ┇REAFFIRMING YOUR FAITH ┇REMOVING DOUBTS
Continue reading …

Trump invited Putin to White House in March phone call

Comments Off on Trump invited Putin to White House in March phone call

Bini aadam waa mucjiso, iyagoo heli kara in ay wanaagaas kuwada noolaadaan iyo farxadaas Trump iyo Putin, ayay waxayba hallis galiyeen in ay Nuclear isku garaacaan oo million ruux gumaadaaan. Bal say nabadda iyo colaaddu u kala wanaagsan yihiin

Continue reading …

Awoodaha Madaxweynaha Iyo Raysalwasaaraha ee Dastuurka DFS

Comments Off on Awoodaha Madaxweynaha Iyo Raysalwasaaraha ee Dastuurka DFS

Hoos ka eeg qoraal ku saabsan Awoodaha Madaxweynaha Madaxwaynaha iyo Raysalwasaaraha oo aan P/O ku daabacnay 2014 mar ay dalka qasayeen kooxihii Damuljadiid. Wali Soomaali muran kama dhamaanayaan illaa aakhiro. Markasta oo ruuxa soomaaligaa lagu sharfo oo lagu aamino masiirka 14-ka million ee Soomaalidaa, illaahay amarki midkastaa wixii lagu aamino ayuu u qaadanayaa wax uu […]

Continue reading …

Jaraa-idka theguardian Oo Soo Bandhigay Sawirada Gabdha Soomaaliyeed Oo Darbiyada Jakarta/Indonisia Seexda

Comments Off on Jaraa-idka theguardian Oo Soo Bandhigay Sawirada Gabdha Soomaaliyeed Oo Darbiyada Jakarta/Indonisia Seexda

https://www.theguardian.com/world/gallery/2018/apr/02/the-heartbreaking-life-of-somalia-refugee-women-in-indonesia-in-pictures  

Continue reading …

Maxaa Ka Jira In Khayre Iyo Shariif Sakiin 192 Xildhibaan Xawilaadda U Dhigeen Min 40 Kun$, Si Ay U Ridaan Jawaari, Balse Farmaajo Diiday, Dabadeedna Ay Hadda Ku Heshiiyeen Isla lacagtaas In Farmaajo Lagu Rido (Warbixino)

Comments Off on Maxaa Ka Jira In Khayre Iyo Shariif Sakiin 192 Xildhibaan Xawilaadda U Dhigeen Min 40 Kun$, Si Ay U Ridaan Jawaari, Balse Farmaajo Diiday, Dabadeedna Ay Hadda Ku Heshiiyeen Isla lacagtaas In Farmaajo Lagu Rido (Warbixino)

21-kii march 2018 waxaa warbixin P/O soo gaarsiiyay Warsame Axmed, warbixintaas oo sheegaysa in ujeedada Mooshinadaan ay daaranyihiin in Farmaajo meesha laga saaro oo aakhirka Khayre Madaxwayne laga dhigo, Shariif sakiina Raysalwasaare, Xidigna laga dhigo Gudoomiye Baarlamaan. Halkaan ka eeg warbixintaas, xiligaas oo dadkoo dhan kasoo horjeedeen Jawaari Shalay Warbaahinta Puntlandes waxay soo qortay warbixin […]

Continue reading …

Warbixin:Venezuela oo Shacabkoodu Qaataan Mushaar Bishii 6 dollar, Tartan China iyo Maraykan, Miisaanka Hilibka ee reer Venezuela oo 64% Hoos U Dhacay Gaajo Awgeed

Comments Off on Warbixin:Venezuela oo Shacabkoodu Qaataan Mushaar Bishii 6 dollar, Tartan China iyo Maraykan, Miisaanka Hilibka ee reer Venezuela oo 64% Hoos U Dhacay Gaajo Awgeed

Dalka Venezuela oo ah dalka haysta kaydka shidaal ee dunida ugu badan, ayaa waxaa soo food saaray dhaqaalo xumo xajmi wayn, waxayna shacabka reer Venezuela dadkoodu shaqeeya 50% u xaadirayeen 3 dii sano ee lasoo dhaafay mushaar u dhexeeya 36$ illaa 6$, taasi oo ay ugu wacnayd lacagta Venezuela oo uu qiimaheedu aad hoos ugu […]

Continue reading …

Mucjiso: Mushaarka Cecelis ee 91-ka Wadan ee Dunida Ugu Qanisan, Iyo Venezuela Dalka Batroolka Uga Badan Dunida Oo Bishii Cecelis mushaar Laga Qaato 33 Dollar(Qoraal Kooban)

Comments Off on Mucjiso: Mushaarka Cecelis ee 91-ka Wadan ee Dunida Ugu Qanisan, Iyo Venezuela Dalka Batroolka Uga Badan Dunida Oo Bishii Cecelis mushaar Laga Qaato 33 Dollar(Qoraal Kooban)

Linkiga hoose waxaad ka eegtaa mushaarka ay celcelis qaataan shacabka dalalka aduunka ku nool ay qaataan bishii marka canshuurta laga jaro. Rankings by Country of Average Monthly Net Salary (After Tax) -Dad badan baa aaminsan haddii Soomaaliya Batrool laga soo saari lahaa in Somalidu wada noqon lahaayeen taajiriin . Balse arrinkaas ama fikirkaas naga dhaadhacsanaa […]

Continue reading …