Home » Archives by category » Important News (Page 7)

Ninka Ugu Daacadsan Xildhibaannada Mahad Cabdalla Cawad Guddoomiye-Ku-Xigeenka Baarlamaanka Oo Sheegey Sirta Ka Dambaysa Mooshinka

Comments Off on Ninka Ugu Daacadsan Xildhibaannada Mahad Cabdalla Cawad Guddoomiye-Ku-Xigeenka Baarlamaanka Oo Sheegey Sirta Ka Dambaysa Mooshinka

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya, Mahad Cabdalla Cawad, ayaa sheegay in mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari inuu xiriir la leeyahay sharcigii baarlamaanku ansixiyey ee mamnuucayey shirkadda DP World. Hadalkan ayaa ka dambeeyey xilli uu cirka isku sii shareerayo khilaafka u dhexeeya xildhibaannada taabacsan xukuumadda iyo kuwa difaacaya guddoomiyaha baarlamaanka. […]

Continue reading …

Akhri Talo Soojeedintii Aan P/O Xasan Sh Ugu Qornay Markii Uu Xukunka Hayay Hal Sano 2013, Maantana Loo Diiday Fiisihii Maraykanka (qoraal muhiima)

Comments Off on Akhri Talo Soojeedintii Aan P/O Xasan Sh Ugu Qornay Markii Uu Xukunka Hayay Hal Sano 2013, Maantana Loo Diiday Fiisihii Maraykanka (qoraal muhiima)

Xasan Sh Maxamuud ayaa loo diiday fiisihii Maraykan isagoo casumaad ka hellay shir ay qabanqaabinayee World Affairs Cauncil oo lagu qaban lahaa 27/3 dalka maraykanka, warbixintaas halkaan ka eeg Hadaba Xasan Sh Maalintii la dooranayay ayaan live uga soo tabinaynay P/O, waxaananu aad ugu faraxnay doorashada Xasan Sh. Muddo sanad ah, waan ka gaabsanaynay in […]

Continue reading …

WARAYSI:AQOONYAHAN SICIID X SAALAX(SICIID BIID) SOOMAALIYA SADEX CADAW BAA HAYA (QABIIL, MUSUQMAASUQ,FARAGALLIN SHISHEEYE, HADDII QORSHE SIYAASDEED LOO HELOO ALSHABAAB IYO DP-WORLD IYO WAXALBA WAA LAGA GUULAYSAN KARAA)

Comments Off on WARAYSI:AQOONYAHAN SICIID X SAALAX(SICIID BIID) SOOMAALIYA SADEX CADAW BAA HAYA (QABIIL, MUSUQMAASUQ,FARAGALLIN SHISHEEYE, HADDII QORSHE SIYAASDEED LOO HELOO ALSHABAAB IYO DP-WORLD IYO WAXALBA WAA LAGA GUULAYSAN KARAA)

waraysi /aqoonyahan siciid x saalax(siciid Biid) oo ka waramay faragelinta shisheeye,raja la’aanta dowlada soo foodsaartay, mooshinka iyo d p world

Continue reading …

Xogta Asalkaa ee Mooshinka Oo La Ogaaday In ay Daarantahay, Khayre Oo Doonayay In Loo Ansaxiyo Sharciyada Batrooka, Heshiisyada Dp-World, Iyo Jawaari OO La Heshiiyay Guruubka Damuljadiid ee Xasan Shiikh (Warbixin)

Comments Off on Xogta Asalkaa ee Mooshinka Oo La Ogaaday In ay Daarantahay, Khayre Oo Doonayay In Loo Ansaxiyo Sharciyada Batrooka, Heshiisyada Dp-World, Iyo Jawaari OO La Heshiiyay Guruubka Damuljadiid ee Xasan Shiikh (Warbixin)

Waxaa isa soo taraya wax ka ogaanshaha arrimaha gadadal ka riixaya ee asalka u  Mooshinka Jawaari. waxaa la xaqiijiyay in ay xukuumadda Khayre  wadatay, hindise sharciyoodyo farabadan oo aan Soomaali dan u ahayn,oo uu ugu danbeeyay kii Dp-World,. Markii ay baarlamaaanku ku dhawaaqeen in dalka laga saaro Dw-World   xukuumadda Khayre aad ayay uga carootay arrinkaas, […]

Continue reading …

Garaad Cabdullaahi Cali Ciid: Mooshinka Waxaa Wada Khayre Iyo Shariif Sakiin, Qolada Mooshinka Wada Beesay Rabaan, Haddii Ay Beesa Raadiska Badiyaan, Beesadii Oo Dab Isku Badeshay Bay liqi doonaan

Comments Off on Garaad Cabdullaahi Cali Ciid: Mooshinka Waxaa Wada Khayre Iyo Shariif Sakiin, Qolada Mooshinka Wada Beesay Rabaan, Haddii Ay Beesa Raadiska Badiyaan, Beesadii Oo Dab Isku Badeshay Bay liqi doonaan

Garaad Cabdullaahi Cali Ciid ayaa laba daqiiqo kusoo koobay wixii uu muqdisho kusoo arkay lix billood oo uu joogay. Wuxuu aad ula yaabbay xildhibaanada Baarlamaanka oo qaata mushaarka ugu badan, hadana haya mansabkii Soomaaliyeed xilkii ugu wanaagsanaa, hadana wax walba ka dhigtay lacag raadin. Garaad ayaa sheegay in Mooshinkaan ay wadaan Khayre iyo shariif sakiin, […]

Continue reading …

Faaqidaadda: Mowshinka ka Dhanka ah Jawaari

Comments Off on Faaqidaadda: Mowshinka ka Dhanka ah Jawaari

Ku soo dhawaada Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo markan aynu diiradda ku saareyno mowshinka ka dhanka ah guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. Caasho Ibraahim Aaden aya soo jeedineysa.

Continue reading …

Xildhibaan Sakariye: Baarlamaanka Waxaa Lagu Soo Duulay Markii La Ansixinwaayay Heshiisyadii Dp-World (Daawo Gaarhaye oo Waraystay)

Comments Off on Xildhibaan Sakariye: Baarlamaanka Waxaa Lagu Soo Duulay Markii La Ansixinwaayay Heshiisyadii Dp-World (Daawo Gaarhaye oo Waraystay)
Continue reading …

Codsi: Fadlan Cod Iyo Video Kasoo Duuba, Haddii Khayre, Ama Farmaajo, Ama Jawaari Ay Mooshinka Lacag Iyo Musuqmaasuq Ku Meelmarinayaan(Fallanqayn Kooban)

Comments Off on Codsi: Fadlan Cod Iyo Video Kasoo Duuba, Haddii Khayre, Ama Farmaajo, Ama Jawaari Ay Mooshinka Lacag Iyo Musuqmaasuq Ku Meelmarinayaan(Fallanqayn Kooban)

Iimaanka Illaaheen subxaanu qaadira ayaa bixiya, waxaana wanaagsan in saacad kasta illaaheen subxaanu qaadir laga baryo iimaan iyo qanaacad wanaagsan. Musuqmaasuq oo shay aad u xun oo wax loo dhigaa aynan jirrin, waana caqabadda ugu baaxad wayn ee burburisa wax allaale oo umadi ku heshiiyeen. Waxay Soomaalidu ka dhigtaan Musuqmaasuqa wax fudud, laakiin waa waxa […]

Continue reading …

Fikirka Shaabadda Qurbajoog, Ama Dhallinyada, Ama Reer Hebel, Ama Qorax Joog Ma Saxbaa??

Comments Off on Fikirka Shaabadda Qurbajoog, Ama Dhallinyada, Ama Reer Hebel, Ama Qorax Joog Ma Saxbaa??

Waa afkaar aad u qaldan marka umad dhan hal shaabad la saaro, waayo bal qofka fikirkaa ku hadlaya isagu ha iska soo qaado, in wax iska badalaan haddii uu inta soo dhoofo qurbaha yimaado. Qof kasta illaahay baa uumay, illaahay baana xigmad gooniya iyo hibo gooniya oo u gaara siiyay. Qofka haybadda goonidaa illaahay siinayo […]

Continue reading …
Continue reading …