Home » Archives by category » Sheekooyinka (Page 9)

Afar Nin oo Walaalo ah (Sheekaxariirooyinka Soomaalida)   Waa waayada ka mid ah, waxaa wada noolaa afar nin oo walaalo ahaa.   Nin wuxuu ahaa Caalin. Labaad wuxuu ahaa Geesi. Saddexaad wuxuu ahaa Deeqsi. Ninka afaraadna wuxuu ahaa Abwaan.   Afartii nin ayaa isaga horyimid oo isku qabsaday talada reerka, qofka looga dambeeyn lahaa.   Caalinkii […]

Continue reading …

Nin iyo Rati [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]

Comments Off on Nin iyo Rati [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]

Xasan Yacquub “Baabraqiis”   Nin iyo Rati [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]   Awr iyo nin baa isu abaal sheegtey. Ratigii ayaa ku horreeyey oo hadalka qaatay oo yidhi: “Ninyahow, miyaad ogtahay in aad aniga igu dulnooshahay?”   “Maya, taa ma qirsani,” ayuu Ninkii ku warceliyey, ”waynnu isku dulnoollahay.”   “Sidee ayaynnu isugu dulnoollahay? Dharaar kasta dushayda ayaad […]

Continue reading …

Gabadhii Gacanta Laga Gooyey [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]

Comments Off on Gabadhii Gacanta Laga Gooyey [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]

Xasan Yacquub “Baabraqiis”   Gabadhii Gacanta Laga Gooyey [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]   Nin Suldaan ah ayaa inantiisii, goor jiilaal ahayd, toban hal oo muufo ah suuqa uga direy. Waxay soo gadday muufadii. Goor ay waddada soo hayso oo aqalka reerkooda ku soo aaddantahay, ayaa nin miskiin ah ka hor yimid oo ka baryay in muufada ay […]

Continue reading …

Nin La Dhacay [Sheekooyinka Soomaalida]

Comments Off on Nin La Dhacay [Sheekooyinka Soomaalida]

Xasan Yacquub “Baabraqiis”   Nin La Dhacay [Sheekooyinka Soomaalida]   Nin baa ka soo socdaalay reerkiisii oo miyi jira oo soo qabtay dhanka magaalada, isagoo qumbe subag ah iyo wan buuran oo toddoba jir ah wata. Ninkii reer miyiga ahaa waxaa sheedda ka arkay laba tuug oo bililiqo-doon ah. Waxay iskula faqeen oo durba u […]

Continue reading …

Naqtiin Buug

9 Comments

Max’d Xasan “Alto” iyo G. L. Kapchits   Naqtiin Buug “Afar Waraabe: Sheekooyin Soomaaliyeed oo Hidde Ah” Habeeyey oo Tarjumay: Georgi Kapchits Daabacday: Kooxda Madbacadda URSS; Daabacaadda koowaad La Daabacay: Oktoobar 2015; Gal Jilicsan; 416 bog   Buuggan “Afar Waraabe: Sheekooyin Soomaaliyeed oo Hidde Ah”, waxaa habeeyey oo tarjumay qoraaga weyn, kaydiyaha iyo ururiyaha sheekooyinka […]

Continue reading …

NIN TOBAN DAMEER WATAY [Sheekooyinka Soomaalida]

Comments Off on NIN TOBAN DAMEER WATAY [Sheekooyinka Soomaalida]

Xasan Yacquub “Baabraqiis”   NIN TOBAN DAMEER WATAY [Sheekooyinka Soomaalida] Nin baa toban dameerood, waa waayada ka mid ah, watay. Wuxuu fuulay mid dameerradii ka mid ah. Kolkii uu cabbaar saarraa, isagoo ka baqaya in ay ka hallaabaan, ayuu dameerradii tiriyey. Kolkaas ayaa mid u muuqan waayay. Markaas buu gadaal u noqday oo doondoonay. Kolkii […]

Continue reading …

Xasan Yacquub “Baabraqiis”   NIN NAAGTIISII DILEY [Sheekooyinka Soomaalida] Nin baa reer gabadh ka guursaday. Markuu inantii laba bilood qabay ayay ka carartay. Markaas baa la waayay meel allaale iyo meel ay aadday. Markaas baa saygeedii u tegey reerkeedii uu ka soo guursaday. Kolkaas buu ku yidhi: “Anigu waayaye, gabadhii ma aragteen?” Markaas buu reerkii […]

Continue reading …

NIN WAN LOO QALAY [Sheekooyinka Soomaalida]

Comments Off on NIN WAN LOO QALAY [Sheekooyinka Soomaalida]

Xasan Yacquub “Baabraqiis”   NIN WAN LOO QALAY [Sheekooyinka Soomaalida] Nin socdaal ah baa reer ku soo hoyday. Reerkii baa wan u qalay. Kolkaas ayuu, isagoo fekeraya, iskula faqay: “Ilma-adeerayaalow, ma neefka hilibkiisa oo dhan baa la ii keeni doonaa, mise jeex baa la ii keeni doonaa, mise afarta addin baa la ii keeni doonaa, […]

Continue reading …

LABA DAMEER OO FAKADAY [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]

Comments Off on LABA DAMEER OO FAKADAY [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]

Xasan Yacquub “Baabraqiis”   LABA DAMEER OO FAKADAY [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]   Reer baa laba dameer oo walaalo ah raran jirey. Labadii dameer ayaa tashaday. Mid baa yidhi: “War gumeysiga reerkan, sidee baynnu uga bixi karnaa?” Midkii kale baa yidhi: “Markii caawa la gaadho aynnu fakanno oo baaddiyaha aadno.” “Koowaad baa hadalkii qaatay oo yidhi: “Hawraarsan, […]

Continue reading …

NIN MA-DHERGE AH [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]

Comments Off on NIN MA-DHERGE AH [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]

Xasan Yacquub “Baabraqiis”   NIN MA-DHERGE AH [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]   Nin baa reer u soo martiyey. Waxaa qaabbishey haweeneydii reerka maammulaysay. Waxay ku tidhi: “Ma nabad baa?” “Nabad weeye, waanse jirranahay oo caloosha ayaa layga hayaa oo waxaan u socdaa oo aannu ballansannahay wadaad i daweeyn doona. Waayo cunnadii baan cuni kari waayay,” ayuu ku […]

Continue reading …