Home » Archives by category » Sheekooyinka (Page 10)

DABBAAL DAMEER LAGA KHATALAY [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]

Comments Off on DABBAAL DAMEER LAGA KHATALAY [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]

Xasan Yacquub “Baabraqiis”   DABBAAL DAMEER LAGA KHATALAY [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]   Nin dabbaal ah oo laba dameer oo caata ah watay baa ka hor yimid nin dameer buuran wata. Wuxuu ku yidhi: “Labadaydu waa caatee, dameerkaagan buuran sidee baad ku cayilisey?” Markaas buu isagoo dabbaalkii ku dheeldheelaya ku yidhi: “War labadaada dameer isku dar.” “Sidee […]

Continue reading …

NIN IYO SHAYDDAAN [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]

Comments Off on NIN IYO SHAYDDAAN [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]

Xasan Yacquub “Baabraqiis”   NIN IYO SHAYDDAAN [Sheekaxariirooyinka Soomaalida] Nin baa Shayddaanka aad iyo aad u nebcaa. ”Sharka Cawdu Bille” iyo kun nacalladood ayuu Shayddaanka maalin walba u diri jirey. Maalin maalmaha ka mid ah Shayddaankii baa Ninkii oo hurda gaadmo ugu u yimid oo ku yidhi: ”War toos, daartaadii ayaa duntay!” ”Waa kuma qofka […]

Continue reading …

EED-SHEEGAD [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]

Comments Off on EED-SHEEGAD [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]

Xasan Yacquub “Baabraqiis”   EED-SHEEGAD [Sheekaxariirooyinka Soomaalida] Nin baa laba wiil soo koriyey, mid uu dhalay iyo mid uu adeer u yahay. Markii ay qaangaadheen buu u yeedhey midkii uu adeerka u ahaa: ”Wiilka aan adeerka u ahayow, siddeed iyo toban sano ayaan ku soo korinayay, ma jirtaa wax eexasho ah oo aad iga tirsanayso?” […]

Continue reading …

DIIN DHAANSHAY [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]

Comments Off on DIIN DHAANSHAY [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]

Xasan Yacquub ”Baabraqiis”   DIIN DHAANSHAY [Sheekaxariirooyinka Soomaalida] Diin baa yidhi: ”Berrito, aniga ayaa reerka u dhaaminaya. Awrka ha la ii soo raro.” Markaas baa ratigii loo soo raray oo hoggaankiisii loo dhiibey. Dabadeed waa uu kaxeeystey. Saddex casho markuu sii maqanyahay ayaa sharqantiisii la maqlay. Kolkaas baa la yidhi, ”Diin, alleylehe, dhaankii keenyey!” Wuxuu ku […]

Continue reading …

Aqoonyahan iyo Odayga Reerka

Comments Off on Aqoonyahan iyo Odayga Reerka

  Aqoonyahan iyo Odayga Reerka Barnaamish ayaa lixdameeyadii ka bixi jirey Raadiyo Muqdisho oo Xirsi Magan Cali jeedin jirey oo la odhan jirey “Duq iyo Doktoor”. Sheeko ka mid ahayd sheekooyinkii uu Xirsi idaacadda ka sii dayn jirey ayay ka mid ahayd middan soo socota: Waxay ku saabsantahay wiil dibadda wax ku soo bartay oo […]

Continue reading …

Xasan Yacquub “Baabaraqiis”   Dawaco iyo Waraabe [Sheekaxariirooyinka Soomaalida] Dawaco ayaa beri beryaha ka mid ah adhi fara badan reero meel deggan ka cuni jirtey, adhigaas oo riyo iyo idaba lahaa. Maalintii dambe ayay reerihii isu yimaaddeen waxay ka wada arrinsadeen siday Dawacada dhibta badan iskaga dili lahaayeen. Dadkii ayaa talo ku gaadhay in dabin Dawacada […]

Continue reading …
Page 10 of 10« First‹ Previous8910