Home » Archives by category » Wararka (Page 658)

wararkii Puntland Tv

Comments Off on wararkii Puntland Tv
Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

  Murtida Maanta [Thought of the Day] DHURWAAGA MIDKA CIYA IYO KA AAMMUSA, KA CIYA AYAA ROON BETTER THE DEVIL YOU KNOW THAN THE DEVIL YOU DON’T KNOW Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com

Continue reading …

Shacabka Puntland oo raaligalin ka bixinaya erayga Gaas ee ONLF ee sida kamadaa uu ugu gafay

Comments Off on Shacabka Puntland oo raaligalin ka bixinaya erayga Gaas ee ONLF ee sida kamadaa uu ugu gafay

Madaxwaynah Puntland ayaa mar uu siinayay waraysi Tv.ga Ethiopia ayaa waxaa si kama ah looga duubay eray aannu islahayn aduunkoo dhan buu ku faafayaa kaas oo ahaa in ay ONLF Cadawga Puntland tahay. Jamhadda ONLF waa jamhad muddo dheer Xornimadooda aduunkoo dhan uga dagaalamayay mana aha cadawga Puntland, ee waxay ahayd in Madaxwaynuhu arrinka ONLF […]

Continue reading …

Laascaanood oo xabaddii shacabkii gadooday ay ka billaabatay (Daawo)

Comments Off on Laascaanood oo xabaddii shacabkii gadooday ay ka billaabatay (Daawo)
Continue reading …

Maleeshiyada Soomaaliland oo Xoog kula wareegay Saaxdheer

Comments Off on Maleeshiyada Soomaaliland oo Xoog kula wareegay Saaxdheer

Dagaal illaa shalay kasocday Deegaanka Saaxdheer iyo aagaga ka agdhow oo u dhexeeyay Ciidamada Soomaaliland iyo Ciidamada Khaatumo ayay markii danbe saakay xoog kula wareegeen gacanku haynta Degmada Saaxdheer oo ahayd Xaruntii Maamulka Khaatumo. Madaxdii maamulka Khaatumo iyo Martidii shirka kasoo qaybgashay ayaa isaga baxay magaalada.

Continue reading …

Barre hiiraale oo ku biiray Jubbaland qaatayna heshiish

Comments Off on Barre hiiraale oo ku biiray Jubbaland qaatayna heshiish

Barre hiiraale oo ku biiray Jubbaland qaatayna heshiish

Continue reading …
Continue reading …

Beesha Sade oo qaadacday Maamul u samayntii shirka Gobalada Dhexe

Comments Off on Beesha Sade oo qaadacday Maamul u samayntii shirka Gobalada Dhexe
Continue reading …

Madaxwayne gaas oo ka warbixiyay Socdaalkiisa Ethiopia

Comments Off on Madaxwayne gaas oo ka warbixiyay Socdaalkiisa Ethiopia
Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

  Murtida Maanta [Thought of the Day] DHIBLA’AAN DHEEFI MA TIMAADDO HE THAT WILL EAT THE KERNEL MUST CRACK THE NUT Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com

Continue reading …