Home » Archives by category » Wararka (Page 659)

Maxaa kaaga baxay Talooyinkii Suxufi Culus Maxamed Aadan Terre

Comments Off on Maxaa kaaga baxay Talooyinkii Suxufi Culus Maxamed Aadan Terre

Saxaafaddu waa halbawlaha bulshada, waa halka ugu muhiimsan ee umadda laga haggo, waana miskaxda ama wadnaha Bulshada, umadda saxaafadda lagala dagaallamo waa ummad cadaawad xun loo qabo. Saxafi sare Maxamed Aadan Terre Saakay markaan talooyinkiisa daawannay waxaa durba noo soo baxday baaxadda ay leedahay fahansanaanta uu u leeyahay Suxufi Terra muhiimmadda doorka saxaafaddu ay ka […]

Continue reading …

Cabdi Maxamuud Cumar (Ilay) Madaxwaynaha DDSI oo warar kala duwan sheegayaan in uu jiro khilaaf ba’an oo ka jira sii haynta xilka Madaxwaynaha

Comments Off on Cabdi Maxamuud Cumar (Ilay) Madaxwaynaha DDSI oo warar kala duwan sheegayaan in uu jiro khilaaf ba’an oo ka jira sii haynta xilka Madaxwaynaha

Waayadan danbe ayaa waxaa dagaal ba’an ku qaaday Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar Qolooyin ka masayray Horumarka laga sameeyay DDSI, iyo Kooxo kale oo iyagu cuqdad Beesha Daarood qaba oo u arkay in ay haboontahay in kobaca dhaqaalaha Deegaanada Beesha daarood la curyaamiyo. Waxaana warar hoose oo Puntlandobserver ay heshay ay sheegayaan in xitaa Raysalwasaaraha Ethiopia […]

Continue reading …

Daawo isbahaysiga ka dhexeeya dalalka Turkiga iyo Khadar oo isku bah ah iyo Sacuudiga, Imaaraadka iyo Masar oo isku bah ah oo lakala jirsaday Jamhadaha ka dagaalamaya Liibiya

Comments Off on Daawo isbahaysiga ka dhexeeya dalalka Turkiga iyo Khadar oo isku bah ah iyo Sacuudiga, Imaaraadka iyo Masar oo isku bah ah oo lakala jirsaday Jamhadaha ka dagaalamaya Liibiya

Isbahaysiga Turkiga iyo Khadar ay ku taageerayaan ururka Akhwaanu Muslimiin ee kajira dalka Libya, ayaad arkaysaa dhanka Soomaaliyana in is bahaysiyadaan ay lakala saftaan ururada Diimaha iyo Cilmaaniyiinta Soomaaliya ka hawl gala. Ruuxii barnaamijkan daawada wax baddan buu ogaanayaa fadlan si wanaagsan u dhamaystiro oo daawo barnaamijkaan.

Continue reading …

Maxamed Aadan Terra, Suxufi culus oo Puntland si heer qaran ah looga soo dhaweeyay (Daawo Puntland Tv oo barnaamij gaara kusoo dhaweeyay)

Comments Off on Maxamed Aadan Terra, Suxufi culus oo Puntland si heer qaran ah looga soo dhaweeyay (Daawo Puntland Tv oo barnaamij gaara kusoo dhaweeyay)

Barnaamij Gaar ah Soo dhaweynta Maxamed Aadan Terra Garoowe

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] DHAMMAAN WIXII DHALAALA DHEEMMAN MAAHA ALL IS NOT GOLD THAT GLITTERS Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com

Continue reading …

Goobta illaahay uu ka dhigay deegaanka Puntland ayaa ah Goob aad iyo aad u ah Strategic oo haddii laga faa-iidaysan lahaa laga samaynlahaa malaayiin Doolar bill walba. Inta badan Markaaiibta isticmaala Badda Cas iyo kuwa isticmaala Badwaynta Hindiya (Indian Ocean) ayaa haddii Dekad wayn Puntland laga hirgalin lahaa, Dekadaas waxay noqonlahayd goob Maraakiibtu ay Konteenarada […]

Continue reading …

Taariikhda Soomaaliya: Waa Barnaamish Toddobaadle ah oo aannu ugu Talagallay in aannu Talaada kasta ka sii daynno P/O laga Bilaabo 1da Luulyo Maalinta Midnimada (qaybtii 9aad – dhegeysi wacan!)

Comments Off on Taariikhda Soomaaliya: Waa Barnaamish Toddobaadle ah oo aannu ugu Talagallay in aannu Talaada kasta ka sii daynno P/O laga Bilaabo 1da Luulyo Maalinta Midnimada (qaybtii 9aad – dhegeysi wacan!)

Qaybihii hore halkaan ka dhageyso

Continue reading …

Garaadka Soomaaliyeed Garaad Cabdullaahi oo ay Soomaalida Danmark u doorteen in uu noqdo Garaadka guud ee Qowmiyadda Soomaaliyeed

Comments Off on Garaadka Soomaaliyeed Garaad Cabdullaahi oo ay Soomaalida Danmark u doorteen in uu noqdo Garaadka guud ee Qowmiyadda Soomaaliyeed

Maadaama ay Soomaalidu hal qowmiyadeed yihiin ayaa qurba joogta Denmarka waxay keenneen Fikir aad u wanaagsan oo muujinaya astaanta in Soomaalidu hal qostahay isla markaana ay u baahantahay in ay Halgaraad samaystaan, taasi oo muujinaysa in ay Soomaalidu mid yihiin

Continue reading …

Warka Puntland Tv iyo Dekad Wayn oo Boosaaso laga dhisayo

Comments Off on Warka Puntland Tv iyo Dekad Wayn oo Boosaaso laga dhisayo
Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] GAALKA DIL GARTIISANA SII GIVE THE DEVIL HIS DUE Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com

Continue reading …