Home » Archives by category » Wararka (Page 660)

Fadeexad Madaxwayne Gaas kasoo wajihi doonta xilalka uu u magacaabayo kooxihii u olalayn jiray xiligii doorashada

Comments Off on Fadeexad Madaxwayne Gaas kasoo wajihi doonta xilalka uu u magacaabayo kooxihii u olalayn jiray xiligii doorashada

Waxaa aad shacabwaynaha Puntland ay usoo dhaweeyeen markii Madaxwayne loo doortay Madaxwayne nin dhalinyara ah oo Qurbaawiya isla markaana aqoonyahana, waxaana shacabku ay aad ugu rajo waynaayeen in uu noqonkaro ruuxa kalliya ee shacabka hogaan xumada ku habsatay kasaari kara, abuuri kara Nidaam iyo Caddaalad la isku hallaynkaro, Mustaqbal fiican u horseedi kara Shacabka Puntland. […]

Continue reading …

Somalia faces return of arms embargo The reported diversion to Al Shabaab of weapons shipped to Somalia government forces is “a very serious concern” for the United Nations Security Council, its president said last week. The government’s performance in safeguarding its arsenals will factor heavily in a planned review of the current suspension of a […]

Continue reading …

Prof Gaandi oo Muddo 30 sano ka badan baarayay isirka Soomaalida ayaa si wanaagsan u sharaxaya halka ay Soomaalidu kasoo jeeddaan (Daawo)

Comments Off on Prof Gaandi oo Muddo 30 sano ka badan baarayay isirka Soomaalida ayaa si wanaagsan u sharaxaya halka ay Soomaalidu kasoo jeeddaan (Daawo)
Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] CIR KAA DHEER, DHUL KAA DHEER BETWEEN THE DEVIL AND DEEP BLUE SEA Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com

Continue reading …

CURASHADA CAWAALIHII LABAAD EE SOMALIYA‏

Comments Off on CURASHADA CAWAALIHII LABAAD EE SOMALIYA‏

Wadani Maxamed Cawaale Liibaan Dalkasta oo dunidan kamid ahi waxa uu leeyahay dad rag iyo dumarba leh oo wadaniyiin ah,kuwaasoo taariikhda dalkaa lagu xuso laguna xasuusto.Dalka soomaaliya wuuleeyahay taariikh facwayn iyo wiilal iyo gabdho usoo halgamay umada soomaaliyeed oo taariikhdu xusto sida caalamka kalaba. Markaan arkay nin dhalinyaro ah oo soomaaliyeed oo u istaagay difaaca […]

Continue reading …

Khaatumo oo Helsinki aad looga taageeray (Daawo sawirada qaybkamida dadkii kasoo qaybgalay)

Comments Off on Khaatumo oo Helsinki aad looga taageeray (Daawo sawirada qaybkamida dadkii kasoo qaybgalay)

Magaalada Helsinki ee dalka Finland waxaa maanta lagu qabtay Xaflad si aad u heer saraysa loosoo agaasimay oo aad iyo aad lowgu taageeray Maamulka Khaatumo ee Magaalada Saaxdheer wiiggii hore lagu soo gabagabeeyay Madaxwaynane lowgu doortay Prof Cali Khaliif Galaydh. Xaflada ayaa waxaa Goob joog ka ahaa oo aad usoo camiray Jaaliyadaha Soomaalida ee reer […]

Continue reading …

Ururka dhallinyarada Subeer Awal oo Shaku ka muujiyay ujeedada uu Hargaysa u yimid Nicholas Kay in ay tahay in Somaliland ay Federaalka ku biireen (Daawo)

Comments Off on Ururka dhallinyarada Subeer Awal oo Shaku ka muujiyay ujeedada uu Hargaysa u yimid Nicholas Kay in ay tahay in Somaliland ay Federaalka ku biireen (Daawo)
Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] DHAGAX QUDHA KU DIL LABA SHIMBIROOD KILL TWO BIRDS WITH ONE STONE Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com

Continue reading …

Wartkii Puntland Tv Dhageyso

Comments Off on Wartkii Puntland Tv Dhageyso
Continue reading …

Shirkii Wadatashiga oo ay ka hadleen Isimo iyo Madaxda Puntland barnaamij culus

Comments Off on Shirkii Wadatashiga oo ay ka hadleen Isimo iyo Madaxda Puntland barnaamij culus
Continue reading …