Home » Archives by category » Wararka (Page 667)

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] BEENTAADA HORE RUNTAADA DANBE BAY U DARANTAHAY. A LIAR IS NOT BELIEVED WHEN HE SPEAKS THE TRUTH Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com

Continue reading …

Xisbiga Nabadda oo cambaareeyay Xildhibaankii Ciidamada Nabadsugidda Gurigiisa weerareen

Comments Off on Xisbiga Nabadda oo cambaareeyay Xildhibaankii Ciidamada Nabadsugidda Gurigiisa weerareen
Continue reading …

Muuse biixi oo ka hadlay Khilaafka Xilikororsiga Soomaliland (Dhageyso)

Comments Off on Muuse biixi oo ka hadlay Khilaafka Xilikororsiga Soomaliland (Dhageyso)

Muuse biixi gudoomiyaha Xidbiga Kulmiye oo ka hadlay Khilaafka Xilikororsiga Soomaliland (Dhageyso) Muuse Biixi ayaa sheegay haddii Khilaaf yimaado in lagu kala baxayo Qodabada Dastuurka ee aan cidkale walaa Madaxwayne walaa Asxaab Mucaarad waxba laga waydiinayn haddii doorashadu qabsoomi waydo ee Dastuurka Qodabada ku qoran lagu kala baxayo. Hoos ka dhageyso [audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/08/muusabiixi-oo-kahadlay-khilaafka-Soomaaliland.mp3] Ama Moobaalkaaga ka […]

Continue reading …

Madaxwayne Gaas oo Shir jaraa-id ku qabtay Boosaaso ayaa ka hadlay Khilaaafka Puntland iyo DFS sheegayna in Dawladda Imaaraadka Carabtu ay ballaarinayaan Dekadda Boosaaso (Dhageyso)

Comments Off on Madaxwayne Gaas oo Shir jaraa-id ku qabtay Boosaaso ayaa ka hadlay Khilaaafka Puntland iyo DFS sheegayna in Dawladda Imaaraadka Carabtu ay ballaarinayaan Dekadda Boosaaso (Dhageyso)

Madaxwaynaha Puntland Madaxwayne Gaas ayaa oo gaaray Magaalada Boosaaso isla markaana shir Jaraa-id qabtay ayaa ka hadlay arrimo baddan sida Khilaafka Puntland iyo Dfs, Imaaraadka oo ballan qaaday in ay Ballaarinayaan Dekadda Boosaaso, iyo arrimo kale oo baddan. Warkaas oo maqala halkaan hoose ka dhagayso [audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/08/Gaas-waraysi-Voa-boosaso-maalgashi.mp3] Ama Moobiilkaaga ka dhageyso

Continue reading …

Warar aan si hoose u helnay ayaa sheegayaan in howlwadeenada Shirka Khaatumo ay Casumaad u direen Madaxda Beesha Caalamka oo uu ugu horeeyo Nicholas Key wakiilka QaramadaMidoobay u qaabilsan Soomaaliya. Warar Hoose ayaa sheegaya in Nicholas Key uu kasoo qaybgalayo Doorashada Madaxwaynaha Khaatum.

Continue reading …

Baarlamaankii Khaatumo oo doortay Gudoomiye iyo ku xigeen

Comments Off on Baarlamaankii Khaatumo oo doortay Gudoomiye iyo ku xigeen
Continue reading …

Maxamed Mooge iyo Magool (Maxmed Maxamed Magooleey, waa heesta Puntlandobserver idiin soo xushay)

Comments Off on Maxamed Mooge iyo Magool (Maxmed Maxamed Magooleey, waa heesta Puntlandobserver idiin soo xushay)

Maxamed Mooge iyo Magool (Maxmed Maxamed Magooleey, waa heesta Puntlandobserver idiin soo xushay)

Continue reading …

HALKAAN KILIG GAREE SHABAKADA DANWAANEWS OO URUURISA GABAYADAAN SHABAKADDA PUNTLANDOBSERVERNA AY MARWALBA USOO GUDBIYAAN MEESHA GABAYADU MARAYAAN. Dhagayso:Gabaygii Ga’gow oo Jawaab u Ah Sadex Gabay oo Kala Ah,Gud Gude,Gabi Dumay iyo Gantaal (Wajaabtii Dhulbahante ee Gabaygii Gud Gude) [audio:http://danwaanews.com/wp-content/uploads/2014/08/abwaan-hurre-dabayl-.mp3] AMA MOOBIILKAAGA KA DHAGAYSO

Continue reading …

Warbixino la xiriidha Magaalooyinka iyo Degmooyinka ku guulaystay in aan deegaanadooda dad shabaabku ku layn ama ruuxuu qof dila uu iska fakado (akhri)

Comments Off on Warbixino la xiriidha Magaalooyinka iyo Degmooyinka ku guulaystay in aan deegaanadooda dad shabaabku ku layn ama ruuxuu qof dila uu iska fakado (akhri)

Shabakadda Puntlandobserver ayaa awoodda saaridoonta wiigagga soo socda, Hal-abuurada iyo Khiyaamooyinka ay sameeyaan Gudoomiyayaasha ka taliya Deegaanada Soomaalidaa ee Nabadgalyada la isku halayn karo laga hirgaliyay. Hargaysa. Deegaanada dadka Soomaaliga ku hadla ay degaan ee xorta ah ee aanay Dawlado kale gacanta ku hayn waxaa ugu ammaan wanaagsan magaalada Hargeysa. Waxaana wanaagsan shacabka Soomaalidaa ee […]

Continue reading …

Horgalihii Shacabkiisa Barakiciyay oo abaalgud u helay Soodhawayn (Daawo)

Comments Off on Horgalihii Shacabkiisa Barakiciyay oo abaalgud u helay Soodhawayn (Daawo)
Continue reading …