Home » Archives by category » Wararka (Page 666)

Maapka Soomaaliya iyo Gobalada halkaan ka eeg Halkaana ka eeg 18-ka Gobal, Gobal kasta inta Degmo ee uu ka koobanyahay 1- Awdal:- wuxuu ka kooban yahay afar degmo oo kala ah baki boorame ,oo caasimada gobolka ah lug hayo zaylac 2- Banaadir oo magaalo madaxda muqdisho waxay ka kooban tahay sidaan anigu u hayo 15 […]

Continue reading …

Maamulka Gobalada dhexe ee Xasan Shiikh ku dhawaaqay ee Mudug iyo Galguduud oo la shaaciyay sida Beelaha lowgu qabshay xubnaha Baarlamaanka

Comments Off on Maamulka Gobalada dhexe ee Xasan Shiikh ku dhawaaqay ee Mudug iyo Galguduud oo la shaaciyay sida Beelaha lowgu qabshay xubnaha Baarlamaanka

Maamulka Gobalada dhexe ee Xasan Shiikh ku dhawaaqay ee Mudug iyo Galguduud oo la shaaciyay sida Beelaha lowgu qabshay xubnaha Baarlamaanka

Continue reading …

Dagaalka Qabow ee Ruushka iyo Reer galbeedka oo cabsi iyo walwal baddan ku beeray dadka ku nool wadamada Ruushka iyo Reer Galbeedka(falanqayn kooban)

Comments Off on Dagaalka Qabow ee Ruushka iyo Reer galbeedka oo cabsi iyo walwal baddan ku beeray dadka ku nool wadamada Ruushka iyo Reer Galbeedka(falanqayn kooban)

Waxaa waayadan danbe ka taagan cabsi aad isku soo taraysa oo ka taagam baqdin dadkii ku noolaa wadamada reer Galbeedka iyo Ruushka aad looga cabsi qabo cawaaqib xumada ay keeni karto dagaalkan qabow ee hadda ka dhex bilowday wadamada reer Galbeedka iyo dalka Ruushka. Dagaalkan oo dadka badankiisu ay Goobaha fadhikudirarada ku falanqeeyaan, ayaa dad […]

Continue reading …

Sahra Siyaad: Heesta Shacni iyo Wanaag: Fanaanad culus oo fanaantii hore ah (Doowo heesaheedii hore ee kale)

Comments Off on Sahra Siyaad: Heesta Shacni iyo Wanaag: Fanaanad culus oo fanaantii hore ah (Doowo heesaheedii hore ee kale)

Heesaheeddii hore waxaa kamida kuwa hoose:

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] CALOOL DHARAGSANI CALOOL BAAHAN KAMA NAXDO. A MAN WITH FULL BELLY THINKS NO ONE IS HUNGRY Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com

Continue reading …

Fawsiya Xaaji Aadan oo su’aalo kulul la waydiiyay (Daawo)

Comments Off on Fawsiya Xaaji Aadan oo su’aalo kulul la waydiiyay (Daawo)
Continue reading …

Taariikhda Soomaaliya: Waa Barnaamish Toddobaadle ah oo aannu ugu Talagallay in aannu Talaada kasta ka sii daynno P/O laga Bilaabo 1da Luulyo Maalinta Midnimada (qaybtii 7aad – dhegeysi wacan!)

Comments Off on Taariikhda Soomaaliya: Waa Barnaamish Toddobaadle ah oo aannu ugu Talagallay in aannu Talaada kasta ka sii daynno P/O laga Bilaabo 1da Luulyo Maalinta Midnimada (qaybtii 7aad – dhegeysi wacan!)

Qaybihii hore halkaan ka dhageyso

Continue reading …

Nabadoon Yaasiin CabdiSamad oo arrimo baddan oo xasaasiya ka hadlay sida duulaanka beelaha kale kusoo yihiin deegaanada Beesha Daarood, Beelkasta dhulkeeda Illaahay ha u barakeeyo(Dhageyso)

Comments Off on Nabadoon Yaasiin CabdiSamad oo arrimo baddan oo xasaasiya ka hadlay sida duulaanka beelaha kale kusoo yihiin deegaanada Beesha Daarood, Beelkasta dhulkeeda Illaahay ha u barakeeyo(Dhageyso)

Nabadoonka ayaa aad u bayaanshay in la ogyahay cidda naf iyo maalba u hudhay in Calankii Soomaaliya Villa Soomaaliya lageeyo, hase yeeshee Xasan Markii uu xukunka qabtay wuxuu abaalgud nooga dhigay wax aanan ka filayn iyo dagaal joogto ah. Dhanka kalena Nabadoonka ayaa si dadban u jeegay dadka degan illaa Gaalkacyo iyo Laascaanood in aynan […]

Continue reading …

wararkii Puntland: Safarka Madaxwayne Gaas oo waheliyaan Safiirka Dawladda Imaaraadka Carabta iyo Madaxda Dubai Port oo ay kawada hadleen in Dekadda Boosaaso la ballaariyo

Comments Off on wararkii Puntland: Safarka Madaxwayne Gaas oo waheliyaan Safiirka Dawladda Imaaraadka Carabta iyo Madaxda Dubai Port oo ay kawada hadleen in Dekadda Boosaaso la ballaariyo
Continue reading …

Shaqaalihii Shirkadda DNO ee Norway oo lagu weeraray deegaanka Xudun ee Beesh Dhulbahante (Dhageyso)

Comments Off on Shaqaalihii Shirkadda DNO ee Norway oo lagu weeraray deegaanka Xudun ee Beesh Dhulbahante (Dhageyso)

Dalka Norway ayaa waayadaan Danbe qaab qar iska xoornimo ah marwalba ku raadinaysa Raqsadaha Shidaal Baaris ee Goobaha Shidaalku Ceegaaga. Baryahaan waxaa ay Shirkadda NDO ee laga leeyahay Norway Ruqsad kasoo qaadatay Madaxda Beesha Isaaq oo wata Magaca Soomaaliland, laakiin Deegaanka ay ka dhaadhiciyeen in ay Batrool ka baaraan ma ahan deegaanada Beesha Isaaq ee […]

Continue reading …