Home » Archives by category » Wararka (Page 665)

Cabdul Cagalule Madaxwayne kuxigeenka Khaatumo oo kasoo jeeda Beesha Jaamacsiyaad ee Looscoon u baddan oo aad Laascaanood laga Taageeray

Comments Off on Cabdul Cagalule Madaxwayne kuxigeenka Khaatumo oo kasoo jeeda Beesha Jaamacsiyaad ee Looscoon u baddan oo aad Laascaanood laga Taageeray
Continue reading …

Buuhoodle oo laga taageeray Madaxdii Khaatumo loo doortay (Daawo)

Comments Off on Buuhoodle oo laga taageeray Madaxdii Khaatumo loo doortay (Daawo)
Continue reading …

waraysi Cali Khaliif galaydh Dooarsahdii kadib (dhageyso)

Comments Off on waraysi Cali Khaliif galaydh Dooarsahdii kadib (dhageyso)

Raiisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cali Khaliif Galeyr, isla markaana ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federalka Soomaaliya ayaa maanta loo doortay inuu noqdo madaxweynaha maamulka Khaatumo. Cali Khaliif ayaa doorashada oo maanta ka dhacday deegaanka Saax-Dheer oo u dhow xadka Somalia iyo Ethiopia wuxuu uga adkaaday Maxamed Yusuf Indho-Sheel oo maamulkaasi hoggaamin jiray. Halkan ka […]

Continue reading …

Rabshado ka bilowday Gobalka Sool kadib Doorashadii Madaxwayne ee uu Galaydh ku guulaystay

Comments Off on Rabshado ka bilowday Gobalka Sool kadib Doorashadii Madaxwayne ee uu Galaydh ku guulaystay

Waxaa isa soo taraya rabsahdaha kasoo cusboonaaday Gobolka Sool, gaar ahaan Magaalada laascaanood oo xaaladeedu kacsantahay kadib markii ay magaalada soo buuxdhafiyeen shacab taageersan Cali Khaliif oo lulaya Calamada Soomaaliya iyo khaatumo. Arrinkaas oo ka caraysiisay Ciidamadii Soomaaliland oo shacabka rasaas oodda uga qaaday isla markaana la sheegayo in dhaawacyo jiraan. Dhanka kalena waxaa la […]

Continue reading …

Live u daawa doorashada Khaatumo State ee kasocota Saaxdheer

Comments Off on Live u daawa doorashada Khaatumo State ee kasocota Saaxdheer
Continue reading …

Cali Khaliif oo ku guulaystay tartankii doorashada Madaxwaynenimo ee Khaatumo

Comments Off on Cali Khaliif oo ku guulaystay tartankii doorashada Madaxwaynenimo ee Khaatumo

Wareegii hore aya Cali Khaliif iyo Indhasheel kala heleen, galaydh 21 cod, Indhasheel 9 cod. Sidaas ayayna guushii ku raacday Cali Khaliif Galaydh oo noqday Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo. Cali Khaliif oo la aaminsanyahay in uu ahaa miskaxdii ka danbaysay aasaasidda Maamulgobaleedka Khaatomo ayay shacab farabaddan isha ku hayndoonaan bal ujeedooyinka u qarsoonaa Cali kahaliif iyo […]

Continue reading …

Qaar kamid ah Odayaasha Gobalada dhexe ee Muqdisho ku nool oo qaadacay Shirka maamulka lowgu samaynayo Gobalada dhexe

Comments Off on Qaar kamid ah Odayaasha Gobalada dhexe ee Muqdisho ku nool oo qaadacay Shirka maamulka lowgu samaynayo Gobalada dhexe
Continue reading …

Caabuswaaq: Beesha Sade oo si wadajir ah u diiday Maamulka laga dhisayo Gobalada Dhexe (Daawo)

Comments Off on Caabuswaaq: Beesha Sade oo si wadajir ah u diiday Maamulka laga dhisayo Gobalada Dhexe (Daawo)
Continue reading …

Rooda Axmed: Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Gobalka Saaxil oo dhaliishay Xukuumadda Siilaanyo (Daawo)

Comments Off on Rooda Axmed: Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Gobalka Saaxil oo dhaliishay Xukuumadda Siilaanyo (Daawo)
Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] DABAGGAALLE TIMIR GEED SAARAN GAARIWAAYAY ‘QADHAADHAA’ BUU YIRAAHDAA. SOUR GRAPES Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com

Continue reading …