Home » Archives by category » Wararka (Page 831)

Muuqaalka Soomaalidii Falkii westgate gaysatay oo lasoo bandhiga Daawo

Comments Off on Muuqaalka Soomaalidii Falkii westgate gaysatay oo lasoo bandhiga Daawo
Continue reading …

Minneapolis: Dhagayso: Arin naxdin leh,Hooyo Sahro Axmed oo wiilkeeda 2007 gaanigis Somaliya Minneapolis kudileen, hadana marlabaad wiilkale laga dilay oo lawaraystay

Comments Off on Minneapolis: Dhagayso: Arin naxdin leh,Hooyo Sahro Axmed oo wiilkeeda 2007 gaanigis Somaliya Minneapolis kudileen, hadana marlabaad wiilkale laga dilay oo lawaraystay

Waxaa mucjiso ah Hooyo Soomaaliyeed oo islahayd markaad maraykanka tagto ayaad baraare iyo horumar gaaraysaa oo hadda mucjisadii abid ugu waynd Maraykanka magaaladda Minneapolis kula kulantay kadib markii Wiil ay dhashay Dhalinyaro Soomaaliya oo Dibjira ay kadileen wiil ay kusoo dhibtootay. Waxaana kasii daran wiilkale oo ay soo korsatay oo ay ayeeyo u tahay in […]

Continue reading …

Dhagayso: Aqoonyahan reer puntland ah oo doodii Doorashadda Puntlad ee U-tv hadalo katayo badan kuwa Musharaxiintaa ka jeediyay doodii (dhagayso)

Comments Off on Dhagayso: Aqoonyahan reer puntland ah oo doodii Doorashadda Puntlad ee U-tv hadalo katayo badan kuwa Musharaxiintaa ka jeediyay doodii (dhagayso)

Aqoonyahankan oo doodii Uk ee tv Universal soo bandhigay fikirkiisa soo bandhigay ayaa aad dadka indheergaradkaa aad ula dhaceen qaabka cilmibaarista iyo xaqiiqda kudhisan ee uu aqoonyahankan usoo bandhigay cilmi baaristiisii iyo aragtidiisii. Aqoonyahankan ayaa hadaladda dhaxalka leh ee uu tusaalaystay waxaa ka mid ahayd Maahmaah, uu yiri Doqon baa hadda kahor xaabo lagu raray, […]

Continue reading …

Baraawe: Weerar Cirka iyo Badda ah oo xalay lagu qaaday Magaaladda Baraawe oo ah Xarunta Al-shabaab.

Comments Off on Baraawe: Weerar Cirka iyo Badda ah oo xalay lagu qaaday Magaaladda Baraawe oo ah Xarunta Al-shabaab.

Xili xalay 4tii habeenimo ah ayaa hal mara waxaa shacabkii magaaladda Baraawe daganaa halmar waxay lakowsadeen dhawaqa Madaafiic iyo Qayladda Diyaaradaha Qumaatiga u kaca oo beegsanayay Guri looga shakisanyahay in Madax sare oo Al-shaabab ay ku shirayeen oo dhanka Xeebta ee Magaaladda kuyiilay. Cidda weerarka Sooqaadaay ayaa loo badaniyaa Ciidamo saarnaa Maraakiibta waawayn ee wadamadda […]

Continue reading …

Daawo Kenya oo ay kabilowdeen dagaalo xun oo diimaha faraha lagalaý, mar Qolo kacaraysan Falalkii Westgate ay Afar Shiikh dhuumaalasi kudileen

Comments Off on Daawo Kenya oo ay kabilowdeen dagaalo xun oo diimaha faraha lagalaý, mar Qolo kacaraysan Falalkii Westgate ay Afar Shiikh dhuumaalasi kudileen

Iyadoo Qaaradda Afrika awalba ay dadku shaqala’aan iyo dhaqaalo xumo kajirtay ayaa hadana hadii waxyar oo Qulquladda meel kabilowdaan waxaa ka faa iidaysanaya qolooyin naflacaari ahaa oo doonaya in ay dhibkaas ka faa iidaystaan oo barnaamij kasamaystaan. Hadaba dhibkii ay Kooxdii Westgate dadka masaakiintaa ku xasuuqeen waxaa loolaayay niman wadaaddo ah oo Mombassa caanka ahaa […]

Continue reading …

Fanaanka Caanka ah Xuseen Shire Ciyaar Jecel oo isagoo Tuute wata kadagay Muqdisho (Daawo)

Comments Off on Fanaanka Caanka ah Xuseen Shire Ciyaar Jecel oo isagoo Tuute wata kadagay Muqdisho (Daawo)

fanaanka sidda aadka ah Heesihiisa loo jecelyahay ee Xusseen Shire Ciyaar Jecel ayaa maanta si aada Muqdisho lowgu soo dhaweeyay. Waxaase dadbadan kaqoslisayay markii Xuseen Shire oo tuute wata uu garoonka kasoo degay, dadbadan baa markiiba soo xusuustay Heestii uu walaalkii Jooqle laqaadayay ee Kawaankii dadka ee ay u qaadeen Alshaab, halkaan ka daawadda Heesta.

Continue reading …

Daawo Shacabka Gaalkacyo, Buuhoodle iyo Garoowe oo isku raacay in lakordhiyo Xildhibaanadda Haweenka Puntland

Comments Off on Daawo Shacabka Gaalkacyo, Buuhoodle iyo Garoowe oo isku raacay in lakordhiyo Xildhibaanadda Haweenka Puntland
Continue reading …

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Jaamac Tigeey oo si aan caadi ahayn Denmarka lowgu soo dhaweeyay

Comments Off on Gudoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Jaamac Tigeey oo si aan caadi ahayn Denmarka lowgu soo dhaweeyay

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Jaamac Tigeey oo ah nin shacbiyad ballaaran leh, ayaa si aan caadi ahayn lowgu soo dhaweeyay Denmark. Intuu uu Gudoomiyihu joogay Denmark ayuu kulamo laqaatay wasaarado iyo Hay’adaha dalka Denmark, wuxuu kaloo Gudoomiyuhu lakulmay Jaaliyadda PDf ee Denmark.

Continue reading …

Musharax Maxamuud Cabdiraxmaan Cuuke oo Gaalkacyo si heer sare ah lowgu soo dhaweeyay Barnaamijkiisana soo bandhigay (Daawo)

Comments Off on Musharax Maxamuud Cabdiraxmaan Cuuke oo Gaalkacyo si heer sare ah lowgu soo dhaweeyay Barnaamijkiisana soo bandhigay (Daawo)
Continue reading …

Markii ugu horaysay Samaafare kushaqaynaya Qoraxda Soomaaliya laga hirgasho daawo sawiradda

Comments Off on Markii ugu horaysay Samaafare kushaqaynaya Qoraxda Soomaaliya laga hirgasho daawo sawiradda

Waa wax dadka Soomaalidda meel walba ay joogaan ay aad ugu farxeen Samaafare ku shaqaynaya Qoraxda Tijaabadiisii lagu guulaystay Magaala Madaxda Soomaaliya Muqdisha, taasina ay ka dhigantahay arin dhamaan deegaanadda Soomaalidda looga faa iidaysan karo Daawo sawiradda

Continue reading …