Maxaa Sababay Dagaalka Gaalkacyo (Warbixnidii P/O aan Horey Ugu Daabacnay)

Filed under: Wararka |

warbixin
Waxaan Qormadaan idiinku soo gudbinaynaa wixii cilmibaaris iyo warbixin aan ku daabacnay waxa dhaliyay Qulquladaha dagaalada Gaakkacyo.
Halkaan ka akhri –> dhamaan inta badan wixii warar Gaalkacyo la xiriiray

—–> Halkaan hoose ka akhri warbixin muhiimad
Warbixin Dhulka Ay Galmudug iyo Puntland Isku Hayaan ee Dagaalada dhaliyay iyo Halka Uu Arrinku Salka Ku Hayo

——> Warbixintaan kale akhri.
Axmed Aadan Dheere Oo Si Fiican U Sharaxay Colaadda Gaalkacyo In Ay Sababtay Maamul Xumada iyo soohdin la’aanta ee Aynan Shacabku Dirirsanayn (Dhegeyso)

—> Warbixinkale oo muhiima
Gudoomiya Kuxeenkii Hore ee Gobalka Mudug: Markii aan Golaha Deegaanka Ka Tirsanaa Baan Soo Jeedinay In Xaafadaha Guryahah Ku Yaal La Tiriyo Oo Meeshii 51% Ay Reer Galmudug Degaan Ay Galmudug Maamulaan xaafaddaas, Meeshii 51% Reer Puntland Degaan Puntland Maamusho (Dhegeyso Waraysi Muhiima)

10 Magaalo ee Dunida Ugu Dadka Badan iyo Gaalkacyo oo 5 km ah Is Barbardhig (Qormo gaaban)