Home » Search results for: “prof cabdi ismaaciil”

Prof Cabdi Ismaaciil samatar oo keenay Xalkii Soomaaliya Dimoqraadiyad lowgu soo dabaali lahaa Ilaahow Prof Samatar khayr sii (Dhegeyso adaa yaabaya)

Comments Off on Prof Cabdi Ismaaciil samatar oo keenay Xalkii Soomaaliya Dimoqraadiyad lowgu soo dabaali lahaa Ilaahow Prof Samatar khayr sii (Dhegeyso adaa yaabaya)

Prof Cabdi Ismaaciil Smatar waa ninka ugu daacadsan nimanka Prof sheegta oo ugu Soomaaliyaysan isla markaana aan wax hunguriya raadinayan. Prof Cabdi Ismaaciil ayaa soo bandhigay Hab cajiiba oo Soomaaliya siyaasadeeda si aad u heer saraysa xal ugu noqonkara. Prof-ka ayaa sheegay in aan lagu noqon Habkii 4.5 isla markaana aynan macquul ahayn habka Degmooyinka […]

Continue reading …

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar iyo waraysigiisii mucjisada ahaa (Daawo)

Comments Off on Prof Cabdi Ismaaciil Samatar iyo waraysigiisii mucjisada ahaa (Daawo)
Continue reading …

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar Aqoonyahanka kaliya ee maanta Soomaali u nool oo ka hadlay Guddiyadii sida qaldan loo ansixiyay (Video)

Comments Off on Prof Cabdi Ismaaciil Samatar Aqoonyahanka kaliya ee maanta Soomaali u nool oo ka hadlay Guddiyadii sida qaldan loo ansixiyay (Video)

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa sheegay in arrinkani kow ka yahay xabaasha lagu ridayo qaran Soomaaliyeed, waayo dastuurka ayaa sheega in marka Gudigan oo kale la magacaacabayo, waa in marka hore laga sii shaqeeyo… Guri Qaran marka la dhisayo waxay ahayd in aasaaska aad looga hagaajiyo

Continue reading …

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo ah ninka maanta ugu culus Aqoonyahanka nool ee Soomaalidaa oo la kulmay Punsaa Garoowe

Comments Off on Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo ah ninka maanta ugu culus Aqoonyahanka nool ee Soomaalidaa oo la kulmay Punsaa Garoowe
Continue reading …

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo aan marwalba ku daabici jirnay Puntlandobserver oo aan oran jirnay nin ka daacadsan Soomaali majiro halkaan ka eeg qoraaladaas Ayaa maanta runta ka sheegay dhibka ka jira Soomaaliya. Prof Cabdi Ismaaciil ayaa sheegay qolada leh Jawaari baan badelaynaa ma soomaali bay u danaynayaan mise waxay rabaan in ay ku madashaan […]

Continue reading …

Proff Cabdi Ismaaciil Samatar oo wacdaro wacdaro kamuujiyay, Barnaamijak Faaqidaadda (VOA) iyo Heshiiska Ilaalada Badda Somalia (Dhagayso

Comments Off on Proff Cabdi Ismaaciil Samatar oo wacdaro wacdaro kamuujiyay, Barnaamijak Faaqidaadda (VOA) iyo Heshiiska Ilaalada Badda Somalia (Dhagayso

Barnaamijka faaqidaadda ee todobaadkan waxa uu ku saabsanyahay heshiiska ay Dawladda Soomaaliya la gashay shirkad laga leeyahay dalka Holland oo ilaalinaysa xeebaha Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis la gashay shirkad ilaalisa xeebaha oo lagu magacaabo the Atlantic Marine and offshore Group, taasoo fadhigeedu yahay dalka Holland. Heshiiska labada dhinac aaya dhigaya in shirkaddan in ay […]

Continue reading …

Qaraabadii Iyo Asxaabtii Prof Maxamed Jaamac Oo Wali Socota

Comments Off on Qaraabadii Iyo Asxaabtii Prof Maxamed Jaamac Oo Wali Socota

Waxaa wali nasoo gaarsiinaya tacsi-dii asxaabadii eheladii Prof Maxamed Jaamac Salaad Takar. Prof Maxamed Jaamac ayaa ahaa nin umaddoo dhan jeclayd. Maanta waxaa tacsida diraya. Innagoo kala ah Dr Yaasiin Cali Cuuke Halmistad Swedan. Dr Maxamed Xuseen Biixi Halmistad Sweden Dr Axmed Dalmar Cabdiraxmaan USA. Dr Sacdiya Maxamed Cali Dacar USA Dr Calas Gothenburg Sweden Aqoonyahan Cabdiraxmaan […]

Continue reading …

Daawo Prof Toogane Oo Madaxwayne Gaas Xilli Hore Ka Sheekeeyay

Comments Off on Daawo Prof Toogane Oo Madaxwayne Gaas Xilli Hore Ka Sheekeeyay

Prof Togane ayaan xigmadiisa muddo ku daabacaynay PO laakiin waxaan ka gaabsanay mar uu dhalleeceeyay Madaxwayne Gaas, laakiin maadaama hadda sanooyin badan laga joogay hadalkaas Prof Togane xilli dheer waxaan go’aansanay in aan soo daabacno maadaama hadda muddo laga joogo. Prog Togane ayaa ka sheekeeyay aqoonyahanada Soomaalida oo 3 u qaybshay 1) ayuu ku daray […]

Continue reading …

Prof Cabdi Ismacaiil Samatar: Bisad Haddii Jiir Lagu Yiraahdo Noo Illaali Way Cunaysaa, Doorashadana Hadda Madaxda ayaa Maamulaya, Waxaa wanaagsan In Jiirka Loo Dhiibo Gari (Very Good Point)

Comments Off on Prof Cabdi Ismacaiil Samatar: Bisad Haddii Jiir Lagu Yiraahdo Noo Illaali Way Cunaysaa, Doorashadana Hadda Madaxda ayaa Maamulaya, Waxaa wanaagsan In Jiirka Loo Dhiibo Gari (Very Good Point)

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa soomaalida si fiican ugu bidhaamiyay ERAY MICNIHIISU BADDA KA BALLAARAN YAHAY LAAKIIN UU SI FUDUD U UGU MAAH MAAHAY, WUXUU YIRI HADDII DAD JIIR XANAANAYSTA AMA KA BAAYAC MUSHTARA JIIRKA AY BISAD KA DALBADAAN IN AY JIIRKA KUSII AAMINAAN SI AY BISADDII JIIRKA UGU XANAANAYSO. WAXAANA LAWADA YAQAAN IN BISAD […]

Continue reading …

Wariye Cabdislaan Hereri ayaa kasbaday Soomaalida maadaama uu intii uu joogay idaacadda BBC-da lagu xasuusto dhexdhexaadnimo, hadana intii uu bookhanayay wadamada Soomaalidu ku nooshahay ayuu isku taxalujiyaa inta karaankaankiisa meelaha uu bookhanaya in laga hello qaybaha kala duwan ee Soomaalida, waxaana isa soo taraya amaanta ay Soomaalidu usoo jeedinayaan iyo sida gaarkaa ay uga dareemayaan […]

Continue reading …
Page 2 of 41234