Home » Search results for: “waceys”

Finland: Xafladda Sanad-guurada 17aad ee Aasaaska Puntland oo Helsink lagu qabanayo

Comments Off on Finland: Xafladda Sanad-guurada 17aad ee Aasaaska Puntland oo Helsink lagu qabanayo

Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa Umada Soomaaliyeed iyo Shacabka reer Puntland ee ku dhaqan Dalka Finland in dhowaan la qaban doono Xaflada Sanad Guurada 17aad ee Aas-aaska Puntland. Xafladan ayaa waxaa la qaban doonaa Maalinta Sabtida Habeenimada ay Axada soo galeyso Taariikh-du ay tahay 01.08.2015-ka Saacada Galab 17-22 ,waxaana lagu qaban doona Magaalada Helsinki Caasimada Dalka […]

Continue reading …

Dallada Qurbajoogta Finland oo hambalyo udirtay gudoomiyaha cusub ee gobolka Bari

Comments Off on Dallada Qurbajoogta Finland oo hambalyo udirtay gudoomiyaha cusub ee gobolka Bari

Dallada ururrada Puntland ee Finland (DUPF) ayaa hambalyo udirtay Gudoomiyaha cusub ee gobolka Bari Dr Yuusuf Maxamed Waceys Dhado oo asbuucii hore xilka kala wareegay gudoomiyihii hore ee gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Galan. “Waxaan uhambalyeyneynaa gudoomiyaha cusub xilka culus ee loo magacaabay, waxaan urajeyneynaa inuu xilkaas Ilaahay la garab galo oo si xilkasnimo iyo waayo […]

Continue reading …

sida beelahu u qaybsadeen ergooyinka shirka lagu dhisayo maamulka Gobalada dhexe

Comments Off on sida beelahu u qaybsadeen ergooyinka shirka lagu dhisayo maamulka Gobalada dhexe

sida beelahu u qaybsadeen ergooyinka shirka lagu dhisayo maamulka Gobalada dhexe 1-Beesha Habar Gidir 104 Xubnood 2-Beesha Mareexaan 67-Xubnood 3-Beesha Murusade 53-Xubnood 4-Beesha Duduble 35-Xubnoodun 5-Beesha Abgaal/ Waceysle 35-Xubood 6-Beesha Dir 35-Xubnood 7-Beesha Sheekhaal 17-Xubnood 8-Beesha Shanaad 17-Xubnood Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dfs ayaa goob joog ka ahaa qaabka beelaha lowgu qaybshay ergooyinka, waxaana aan […]

Continue reading …

Baaq ka soo baxay Beesha Cabdi Garaad ee Qurbe Joogta, oo ku wajahan dagaalkii magaalada Saaxdheer Hadaanu nahay qurbo joogta beesha Cabdi Garaad (Qayaad), waxaanu si murugo leh uga xunahay dulaankii qaawanaa ee ay ku soo qaadeen maleeshiyaadka SomaliLand magaalada Saaxdheer. Arintaas ayaa qurbo joogtu kulan degdeg ah ka yeesheen, kakana doodeen sidii looga bixi […]

Continue reading …
Page 2 of 212