Home » Search results for: “afrax”

Sida codadka Musharaxiinta Galmudug u kala heleen iyo Qaybdiid oo 3 cod hellay

Comments Off on Sida codadka Musharaxiinta Galmudug u kala heleen iyo Qaybdiid oo 3 cod hellay

Wareegii Labaad codadka waxaa loo kala hellay sidatan C/kariin Xuseen Guuleed 42 Cod. Axmed Macalin Fiqi waxa u helay 32 Cod. Axmed C/salaan Xaaji Aadan waxaa uu helay 15 Cod Wareegii Koobaad codadka waxaa loo kala hellay 1.Cabdikariin Xuseen Guuleed 29 Cod 2. Axmed Macalin Fiqi 29 Cod 3. Axmed Cabdisalaan Xaaji Aadan 12 Cod […]

Continue reading …

Waa u qalmaa Calan Sidihii Afka Soomaaliga in loo doorto Gudoomiyaha Gudiga Dastuurka Qaranka.

Comments Off on Waa u qalmaa Calan Sidihii Afka Soomaaliga in loo doorto Gudoomiyaha Gudiga Dastuurka Qaranka.

In dhawaalaba waxaa marnaa xilka Guddoomiyaha Guddiga Dib u eegista Dastuurka ee Madaxa banaan, kadib kolkii ay jagadaasi iska casishey Guddoomiyihii Guddigaasi Marwo Caasha Geele Diiriye, aqoonyahano isugu jiray rag iyo dumar aad u fara badan ayaa hawo ama rabitaan kaga jirey in ay qabtaan jagadaasi, shakhsiyaad magac iyo miisaan culus ku dhex leh bulshadda […]

Continue reading …

Qoraal-murtiyeedka Shirweynaha 2aad ee Akadeemiye- Goboleedka Afsoomaaliga

Comments Off on Qoraal-murtiyeedka Shirweynaha 2aad ee Akadeemiye- Goboleedka Afsoomaaliga

Qoraal-murtiyeedka Shirweynaha 2aad ee Akadeemiye- Goboleedka Afsoomaaliga Akadeemiye-Goboleedka Afsoomaaliga. Muqdisho, 24/2/2015 Source: http://www.somaliacademy.org/ Shirweynihii labaad ee Akadeemiye-Goboleedka Afsoomaaliga ee qabashadiisa lagu go’aamiyey Bayaan-heshiiseedkii 26 Juun 2013 ee ay wada saxiixeen dawladihii iyo maamulladii wada asaasay Akadeemiyahan, wuxuu idanka Eebbe ku qabsoomay magaala-madaxda Soomaaliya, Muqdisho, 23 – 14 Febraayo 2015. Shirweynahan waxaa lala mataaneeyey Toddobaadkii Afka […]

Continue reading …

Akadeemiye-Gobo-leedka Af-Soomaaliga oo Tababbar Siisay Warfidiyeenka ka Hawlgala Puntland

Comments Off on Akadeemiye-Gobo-leedka Af-Soomaaliga oo Tababbar Siisay Warfidiyeenka ka Hawlgala Puntland

Akadeemiye-Gobo-leedka Af-Soomaaliga oo Tababbar Siisay Warfidiyeenka ka Hawlgala Puntland Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga ee ay wadaagaan dalalka GeeskaAfrika ee Af-Soomaaliga lagaga hadlo, oo kaashanaysa Xarunta Cilmi-baarista, Puntland PDRC iyo Ururka Warfidiyeenka ee magiciisa lagu soo gaabiyo MAP, ayaa waxay qabanqaabisay tababbar maalin socdey oo la siiyey qayb ka mid ah Warfidiyeenka ka hawlgala Puntland. Tababbarkan, oo ay […]

Continue reading …

Akadeemiye-goboleedka Af-Soomaaliga oo Sweden si Weyn Loogu soo Dhaweeyey [Daawo Sawirada]

Comments Off on Akadeemiye-goboleedka Af-Soomaaliga oo Sweden si Weyn Loogu soo Dhaweeyey [Daawo Sawirada]

Xaflad si wacan loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweynayey Akadeemiye-goboleedk Af-Soomaaliga (AGA) iyo Guddoomiyeheeda, Dr. Maxamed Daahir Afrax oo booqanayey Sweden, ayaa waxaa lagu qabtay xarunta weyn ee shirarka, Folkets Hus (Guriga Ummadda) ee ku taal magaalada Stockholm, caasimadda Sweden. Munaasabaddaas oo dhacday maalintii Axadda, 4 November 2013 qabanqaabadeeda waxaa hormuud ka ahaa Ururka […]

Continue reading …

Aqoonyahanadii Soomaaliyeed ee ugu badnaa oo Akademiyad Goboleedka Af soomaaliga (AGA) kusoo bandhigay London (Daawo Sawirada)

Comments Off on Aqoonyahanadii Soomaaliyeed ee ugu badnaa oo Akademiyad Goboleedka Af soomaaliga (AGA) kusoo bandhigay London (Daawo Sawirada)

Magaalada London ee wadankan Britain ayaa waxa ay noqotay meeshii ugu horeysay marka laga saaro Geeska Afrika ee lagu daahfuro Akademiyad Goboleedka Af Soomaaliga (AGA). Habeenimadii arbacada ayaa maqaayadda Savana waxaa lagu qabtay casho sharaf lagu soo bandhigayey AGA. Ergo ka tirsan maamulka sare ee AGA kana timid Geeska Afrika, aqoonyahanno iyo qaar ka mid […]

Continue reading …

The launch of an Intergovernmental Academy of Somali Language

Comments Off on The launch of an Intergovernmental Academy of Somali Language

July 6, 2013 As Somalis the world over were reveling in the independence day celebrations of June 26th, June 27th and July 1st, a series of equally historic events were taking place in Djibouti to launch the first ever Intergovernmental Academy of Somali Language. The Academy is being created by the governments of Somalia, Djibouti, […]

Continue reading …
Page 3 of 3123