Home » Search results for: “c adaalad”

Cadaalad daradii xukuumaddii Siyaad-bare waxaa Soomaali uga faa-iidaytay dhamaan intii isnabaysay hadday ahaan lahaayeen siyaasiin Soomaaliya oo ka faa-iidaysta marka dhibaato timaado iyagoo markaas si ay danahooda u gaaraan shacabkii marin habaabinaya iyagoo markaas isaga dhigaya kuwo badbaadinaya, iyo gacmo shisheeye oo ciil xun u qabay Soomaali, si dadbanna u taageeri jiray cdaalad darada, si […]

Continue reading …
Continue reading …

Waxaan warbaahinta P/O muddo 4 sano ah ku faafinayay muhiimadda Cadaaladda halkaan ka eeg mid ka mida maqaaladaan baahinayay 4 sano ka hor —> See Soomaaliya Loo horumarinkaraa, waxaa lagu horumarinkaraa Cadaalad, Cadaalad, Cadaalad(Warbixin Muhiima oo kooban fadlan ka faa-iidayso oo akhri). Waxaana maanta si aada iisoo jiitay Maqaal kooban oo uu bartiisa facebuugga ku […]

Continue reading …

Jamal Cali Xuseen Doorasho Dhici Mayso Hadii Dacwada Ucid aan si cadaalada loo qaadin

Comments Off on Jamal Cali Xuseen Doorasho Dhici Mayso Hadii Dacwada Ucid aan si cadaalada loo qaadin
Continue reading …

Cabdulqadir Shire faarax Ereg Taliaha Cusub Ee Booliska Iyo Wasaaradaha Cadaaladda iyo Aminiga oo Ballanqaaday In Ay Cadaaladda ka Wadashaqaynayaan (Warbixn) Hoos ka daawo warbixintaas.

Continue reading …
Continue reading …

Maqaaladii cadaaladda ku saabsanaa ee aan P/O ku daabacnay Hadafka Fog ee P/O. 1) Sidii Soomaali U helilahayd hanaan dawlad oo cadaalad iyo maamul wanaag ku dhisan. Si dawlad cadaalad ku aslaysan loo hello, waa in xildhibaanada marka lasoo xulayo hanaan cadaaladaysan oo xeeraysan lagu soo xulo, waana in musuq maasuq laga fogeeyo hanaanka xildhibaanada […]

Continue reading …

Ilka Jiir iyo Cumar Carte oo Soo Xiray Shir looga Hadlay Sidii loo Horumarin Lahaa Hanaanka Cadaaladda Soomaaliya (Daawo)

Comments Off on Ilka Jiir iyo Cumar Carte oo Soo Xiray Shir looga Hadlay Sidii loo Horumarin Lahaa Hanaanka Cadaaladda Soomaaliya (Daawo)
Continue reading …

Wasiir Ilka Jiir oo ka qayliyay cadaalad darrada dalka (Dhegeyso)

Comments Off on Wasiir Ilka Jiir oo ka qayliyay cadaalad darrada dalka (Dhegeyso)
Continue reading …

Halkaan ka akhro qormooyinka erayga cadaalad ay ku jiraan ee lagu baahiyay warbaahinta Puntlandobserver Dadka arragtidoodu gaabantahay baa waxay aaminsanyihiin in Soomaaliya ay Qabyaaladi burburisay. Koomka Illaaheen subxaanu qaadir baa iska leh, illaaheen Subxaannu qaadir Soomaali wuxu siiyay nimcooyin aan la siin umadaha kale Halkaan ka eeg, hase yeeshee halkii ay Soomaali daqiiqad kasta illaaheen […]

Continue reading …