Home » Search results for: “dr baydhabo”

Qurbajoogta reer Puntland-Somalia Oo U Tacsiyaynaya Eheladii Fiqi Bashiir Cabdulle Naxariistii Eebe Alle Ha Siiyo

Comments Off on Qurbajoogta reer Puntland-Somalia Oo U Tacsiyaynaya Eheladii Fiqi Bashiir Cabdulle Naxariistii Eebe Alle Ha Siiyo

Innaa Lilaahi Wa innaa Illaahi Raajihuun. Anagoo ah  umadda reer Puntland-Somalia waxaan tacsi u diraynaa eheladii  Fiqi Bashiir  Cabdulle Cusmaan iyo eheladiisa. Waxaan Illaahay uga baryaynaa naxariistii eebe. Dr Maxamed Cabdi Baydhabo (Sweden).  Eng Cabdiraxmaan Sh Maxamuud (Qadar) Dr  Cali Xaaji Warsame (Kenya). Sh Maxamed Sh Cismaan (Kenya). Aqoonyahan Cabdiraxmaan Sh Maxamed Gabkax (Usa). Dr Cabdinasir […]

Continue reading …

Kulan-suugaaneed Akadeemiy-Goboleedka AfSoomaligu Abaal-marin ku Gudoonsiisay Golaha Abwaanada Soomaaliyeed

Comments Off on Kulan-suugaaneed Akadeemiy-Goboleedka AfSoomaligu Abaal-marin ku Gudoonsiisay Golaha Abwaanada Soomaaliyeed

Kulan-suugaaneed Akadeemiy-Goboleedka AfSoomaligu Abaal-marin ku Gudoonsiisay Golaha Abwaanada Soomaaliyeed   Kulan-aqooneed ay soo qaban-qaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) kuna abaal-marineysey Golaha Abwaannada Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho maanta oo ahayd 30kii bisha Disember 2016. Halkudhegga kulanku wuxuu ahaa Sida AfSoomaaliga iyo Hal-abuurkiisu Horseed ugu Noqon karaan Nabad-raadinta iyo xuma-diidka. Munaasabaddii kulankaasi oo si qurux badan […]

Continue reading …

Magaalada Borlange ee Dalka Sweden waxa si Habsimi leh uga Furmay Shirweynihii kowaad Dallada PEDAN oo ay ku mideysan yihiin Ururadda Qurbo-joogta Puntland ee Yurub. Shirkan ayaa sanadka waxa soo qaban qaabiyay Ururka PDF Borlange. Martisharafta shirka kasoo qayb gashay waxa ka mid ah Wakiilka Puntland ee Scandanevianka Dr. Maxamed Cabdi Baydhabo, Safiirka Soomaliya u […]

Continue reading …

Tacsi: Gen Morgan iyo Saaxiibadii Alla Ha U Naxariiste Gen Maxamed Cali Samatar Oo Tacsi U Diraya Ehaladiisa

Comments Off on Tacsi: Gen Morgan iyo Saaxiibadii Alla Ha U Naxariiste Gen Maxamed Cali Samatar Oo Tacsi U Diraya Ehaladiisa

Innaa Lillaahi Wa Innaa Illaahi Raajicuusn. Kadib Geeridii Gen Maxamed Cali Samatar  rag badan oo u badan raggii aqoonta durugsan u lahaa Maxamed Cali Samatar gaar ahaan sida sida goonidaa saaxiibka ula ahaa Gen Maxamed Cali Samatar iyagoo wada joogga Garoowe ay tacsi u dirayaan illaahay ha u naxariistee eheladii iyo qaraabadii Gen Maxamed Cali Samatar  . Magacyada. Xildhibaan […]

Continue reading …

Halkaan ka daalaco qormooyinkii hore ee Qoraaga caankaa Saxardiid Kilwe Waayadan dambe mareegaha somalida, baraha xiriirka bulshada iyo fadhi ku dirirada daweynuhu ku falanqeeyaan siyaasadaba waxa kusoo badanayay dhaliilo loo jeedinayo madaxweynaha Puntland Dr. C/weli M. A. (Gas), Kaasoo lagu eedaynayo gudoon jilicsan. Hadaba anoon gudagalin faahfaahinta eedaymahaas, isla markaana garsoore ka noqon ka gungaarida […]

Continue reading …

Mogadishu: Relocation of Somalia’s Capital City – The Broken Heart of Somalia. The decline, decay and devastation in Mogadishu together with the fear, brutality and loss suffered by the urban population of the city is a wound that has been festering for over two decades. By Cusmaan Cumar:cusmaancumar@gmail.com Mogadishu (Xamar) used to be a mosaic […]

Continue reading …

Finland: Xafladda Sanad-guurada 17aad ee Aasaaska Puntland oo Helsink lagu qabanayo

Comments Off on Finland: Xafladda Sanad-guurada 17aad ee Aasaaska Puntland oo Helsink lagu qabanayo

Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa Umada Soomaaliyeed iyo Shacabka reer Puntland ee ku dhaqan Dalka Finland in dhowaan la qaban doono Xaflada Sanad Guurada 17aad ee Aas-aaska Puntland. Xafladan ayaa waxaa la qaban doonaa Maalinta Sabtida Habeenimada ay Axada soo galeyso Taariikh-du ay tahay 01.08.2015-ka Saacada Galab 17-22 ,waxaana lagu qaban doona Magaalada Helsinki Caasimada Dalka […]

Continue reading …
Page 3 of 3123