Home » Search results for: “sharciga”

Heshiska khayraadka Kaluumaysiga oo ka dhexeya Dowlad dhexe iyo maamul goboledyada

Comments Off on Heshiska khayraadka Kaluumaysiga oo ka dhexeya Dowlad dhexe iyo maamul goboledyada

Waxa xalay magalad Muqdisho lagu sooo gaba gebeyey shirkii golaha amniga qaranka usocday maalmihii la soo dhafay waxana heshiis ku saabsan khayraadka kaluumaysiga wada gaadhay Dowlada Dhexe iyo dowlad goboleedyada heshiiskan oo ka kooban sagaal qodob halkan ka akhriso QODOBADA HESHIISKA Qodobka 1aad DHINACYADA HESHIISKA Waxaa heshiiskaan wada gaaray Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowladaha […]

Continue reading …

Raysalwasaare Khayre Oo Soo Bandhigay 3-dii Tiir ee Qorshihii (Vision)-Kii Xukuumaddiisa Oo Ay Isku Mid Noqdeen War-murtiyeedkii Shirkii Aminiga (Akhri oo Daawo)

Comments Off on Raysalwasaare Khayre Oo Soo Bandhigay 3-dii Tiir ee Qorshihii (Vision)-Kii Xukuumaddiisa Oo Ay Isku Mid Noqdeen War-murtiyeedkii Shirkii Aminiga (Akhri oo Daawo)

Raysal wasaare Khayre ayaa sheegay 3 Tiir 1) Tiirka koobbaad. kobcinta dhaqaalaha. ladagaalanka musuqmaasuqa Shaqo abuur kaabayaasha dhaqaalaha oo miisaaniyaddu ay qayb katahay. 2) Tiirka labbaad. ka shaqaynta sidii loo helilahaa qof iyo cod Hirgallinta shuruucda sharciga doorashooyinka. Tirakoobid shacab Dhamaystir dastuurka qabyada ah iyadoo ay dawlad-goabaleedyadu qayb ka yihiin 2) Tiirka sadexaad. Ka shaqaynta […]

Continue reading …

Warbixin Miisaaniyadda Somaliland 2017

Comments Off on Warbixin Miisaaniyadda Somaliland 2017

REPUBLIC OF   SOMALILAND                                                                    MINISTRY OF FINANCE                               […]

Continue reading …

Muqdisho: Magaal-Madax Somaliyeed oo Reer Marti Loogu Yahay

Comments Off on Muqdisho: Magaal-Madax Somaliyeed oo Reer Marti Loogu Yahay

Muqdisho: Magaal-Madax Somaliyeed oo Reer Marti Loogu Yahay Xildhibaan Cabdiraxmaan C/shakur: Dadka Banaadir degan ama komyuunitiga halkaan ku nool, waxaa lagu eedeeyaa dad xoog wax ku doona iney yihiin. Laakiin annagii martida naloo ahaa inaan sharciga wax ku doonno, dadkii kalena xoog wax ku doonaan, runtii waa gool aad dhaliseen……… (Disembar 2017). Xaad: Yaa ka […]

Continue reading …

Kadib shaqaaqadii lagu laayay illaaladii Cabdiraxmaan Cabdishakuur, waxaa ay Soomaali isku raacday in arrinkaas sharciga lala aado oo qabyaalad laga fogeeyo, waxaanad mooddaa in dhammaan la isku raacay in sharciga iyo maxkamadaha loo hogaansamo. Hadaba Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa qabyaaladdii laga cararayay gadaal kasoo galiyay arrinkii isagoo meel fagaare ah ka yiri, kuwii martida xamar ku […]

Continue reading …

Illaahay-Mahaddi-Soomaalidii oo Maanta Maxkamad Iyo Sharci Ku Kala Baxaysa Oo Aan Cidna Dhagaysanayan Raysalwasaare Iyo Madaxwayne Iyo Wasiir (Maxkamdda Gobalka Banaadir Oo Fasaxday Cabdiraxmaan Cabdishakuur Fallanqayn Kooban)

Comments Off on Illaahay-Mahaddi-Soomaalidii oo Maanta Maxkamad Iyo Sharci Ku Kala Baxaysa Oo Aan Cidna Dhagaysanayan Raysalwasaare Iyo Madaxwayne Iyo Wasiir (Maxkamdda Gobalka Banaadir Oo Fasaxday Cabdiraxmaan Cabdishakuur Fallanqayn Kooban)

Puntlandobserver ayaan ku daabacnay talo soo jeedin 19/12 xilli ay jirtay  caqabad wixii laga yeelilahaa  arrinka cabdiraxmaan Cabdishakuur oo 6 qof oo gurigiisa ku sugnaa ay ciidanka nisa laayeen. Tala-soo jeedinta ayaa ku saabsanaynd in arrinka Maxkamadd qura lagu xaliyo oo laga daayo xeer jajab, qabiil, iyo wax noocaasa Halkaan ka eeg tala soo jeedintaas […]

Continue reading …

Rag/Dumar Caddaalad Waayaa Sidii Cawsha Kala-yaac Waxaynnu inta badan ka hadallaa burburkii dawladnimada Soomaaliya (1960-1991) iyo calaamadihii xumaa ee ay reebtey: walaalo is-diley, kala-carar midba meel aaday, qaxootinnimo, iyo qawmiyad ahaan dadyowga kale oo hoos inoo eega oo ina quursada, iwm. Haddaba su’aasha is-weyddiinta mudani waxay tahay, maxaa keeney in intaasoo dhibaato ahi innagu dhacdo. […]

Continue reading …

Madaxwayne Farmaajo iyo Raysalwasare Khayreayay soo wajahday caqabaddii ugu baaxadda waynayd, kadib deg-degiddii ay ciidanka Nisa ku degdegeen in ay xasuuqaan askartii waardiyaynaysay Guriga siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Runtiina sida ugu habboon ee ay arrinkaas uga dabaalankarraan waa iyadoo maxkamad lasoo taaggo dhammaan shakhsiyaadkii ku luglahaam ee qaatay go’aanka in xoog lagu galo guriga siyaasi Cabditaxmaan […]

Continue reading …

Waxaa mar aan saas u fogayn lageeyay magaalada Garacad ciidamada Badda Puntland si ay u illaashaan magaalada. Hase yeeshee askar ka trirsan ciidamada Badda Puntland ayaa gabar yar ku kufsaday magaalada Garacad ee ka tirsan Degmada Jariiban. Arrinkaas waxaa aad uga carooday shacabka deegaanka, balse aakhirkii waxaa arrinkii lagu xaliyay in nimankii falka lagu tuhmay […]

Continue reading …

-Dawladihii Xamar Soomaray illaa 2012-kii maxay uga leexleexanahayaan danta shacabka Soomaaliyeed. A-Sow ma ahayn in ay abaaraan inay nabadgalyada wax ka qabtaan iyagoo la kaashanahaya maamulada dalka ka jira B- Sow ma ahayn In dastuurkii qaranka la qoro, oo dad aqoonyahana oo Soomaaliyeed ay qoraan, oo looga daawoobo oo looga biskoodo baab¨ii iyo bililaqadii dalka […]

Continue reading …