Home » Search results for: “ilka xanaf”

Wariyaha Ugu Qiimaha Badan Muqdisho Wariye Xasan Cade Oo Fallanqaynaya Cadaaladda Iyo Ilka Xanaf Iyo Wasiirka Cadaaladda Oo Sharaxay (Daawo)

Comments Off on Wariyaha Ugu Qiimaha Badan Muqdisho Wariye Xasan Cade Oo Fallanqaynaya Cadaaladda Iyo Ilka Xanaf Iyo Wasiirka Cadaaladda Oo Sharaxay (Daawo)

Halkaan ka eeg Xigmadihii wanaagsanaa iyo talooyinkii garsoorka ee Ilka Xanaf ee aan mudada ku daabacaynay P/O Wariye Xasan Cade waa wariyaha ugu qiimaha badan wariyayaasha ka hawlgala Muqdisho, waana wariye daacad ka ah shaqadiisa, oo shaqada wariye ee uu masuulka ka yahay marna eexasho lagama dareema waa wariye illaa xad isku daya in uu […]

Continue reading …

Gudoomiyhii Hore ee Maxkamadda sare Ilka Xanafa halkaan ka eeg Qormooyinkii aan horey uga daabacnay Waxaan in muddo ah ku daabacaynay P/O xikmadaha Ilka Xanaf oo ah nin aad u fahansan shaqooyinka ay kala leeyihiin hay’adaha kala duwan ee Nidaamka dawladeed oo markaas dastuurka lowgu kala xadeeyay shaqooyinkooda. Shaqada Madaxwaynaha ayaa ku eg in uu […]

Continue reading …

ILKAILKA Ilka Xanaf Gudoomiyihii hore ee Maxkamadda DFS ayaa loo diiday in uu ka qaybgalo u tartanka musharaximo ee aqalka sare. Ilka xanaf ayaa ku eedeeyay in laga reebayo kuraasta baarlamaanka qofkasta oo wax garanaya. HALKAAN KA AKHRI QORMOOYINKII HORE EE ILKA XANAF

Continue reading …

Ilka Xanaf: Waa In Nidaamka Dastuurka loo maro haddii Xilka la iga qaadayo

Comments Off on Ilka Xanaf: Waa In Nidaamka Dastuurka loo maro haddii Xilka la iga qaadayo

Gudoomiyihii Maxkamadda sare Ilka Xanaf ayaa qaadacay xilka qaadista Madaxwaynaha Soomaaliya isago sheeegay in aan loo marin nidaamka dastuuriga ah. Akhri warbixinta hoose Dastuurka Soomaaliya iyo Cidda Magacaabaysa Golaha Adeegga garsoorka (Akhri)

Continue reading …

Hoos Kilig garee si aad u akhriso warbixinada Akhri Qormooyinka Ilka Xanaf Ee P/O aan Horey ugu Daabacnay iyo Cadayno in Uunan Xasan Culusow Xilka Ka qaadi Karin Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Kilig

Continue reading …

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ilka Xanaf oo ka hor yimid Qaabka loo maamuusay Shirkii garsoorka iyo Magacaabistii Xeer ilaaliyaha Qaranka oo aan Dastuuri ahayn (Dhwgeyso)o

Comments Off on Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ilka Xanaf oo ka hor yimid Qaabka loo maamuusay Shirkii garsoorka iyo Magacaabistii Xeer ilaaliyaha Qaranka oo aan Dastuuri ahayn (Dhwgeyso)o

Warbixin hore oo ay Shabakadda Puntlandobserver.com ka diyaarisay Golaha Xukuumadda oo si aan Sharci Dastuuriya ahay isaga magacaabay Xeer Illaaliyihii Guud ee DFS iyo Warbixno muuqaal maqal iyo qoraalo Dastuuriya leh oo aan idiinsoo diyaarinay

Continue reading …

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ilka Xanaf oo diiday Magacaabistii Xubnaha Maxkamadda Dastuurka ay Magacaabeen Golaha Xukuumaddu ay ansixiyeen Golaha Sharcidajintu (Dhageyso)

Comments Off on Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ilka Xanaf oo diiday Magacaabistii Xubnaha Maxkamadda Dastuurka ay Magacaabeen Golaha Xukuumaddu ay ansixiyeen Golaha Sharcidajintu (Dhageyso)

Ilka Xanaf oo u waramayay VOA ayaa sheegay sababta ay ku diideen Gudiga Maxkamadda Dastuurka ee Baarlamaanku ansixiyay in ay tahay in aynan xaq u lahayn Golaha Sharcidajinta in ay iyagu xubno ka tirsan Golaha garsoorka magacaabaan, balse taa badalkeedu ay iyaga shaqadoodu tahay sharci dajin calashaan in ay kaliya ansaxiyaan oo jeeg gareeyaan sharciyaddii […]

Continue reading …

Ilkaxanaf: Urur Qaran ma noqon karo urur Muqdisho kaliya ka shaqeeya (Daawo)

Comments Off on Ilkaxanaf: Urur Qaran ma noqon karo urur Muqdisho kaliya ka shaqeeya (Daawo)
Continue reading …

Faroole waa khabiir culus oo ruug cadaa ah, waxaana uu maanta jeediyay Khudbad Culus oo runtii aad usoo jiidanaysay dadka fahansan siyaasadda Soomaaliya, waliba wuxuu soo bandhigay qorshe cad oo uu waliba khibrad u leeyahay. Majiro musharax la khibrada faroole, laakiin hal cilad buu Faroole leeyahay, taasi oo ah xukun maroorsigii laga dhaxlay siyaasaddii xukuumaddii […]

Continue reading …

Musharax Tarsan ayaa aad iyo aad lowgu riyaaqay sidii uu qorshihiisa siyaasadeed ugu soo bandhigay Barnaamijka Yaa Mudan Madaxwaynaha 2017 ee Xasan Cade Somalicable. Aad bay daacadnimo iyo dhammaan arrimaha ay Soomaali u baahnayd ugu dhanyihiin hadalada Musharax Tarsan, waana ay Soo dhaweeyeen Soomaali meel ay joogaan. Kaliya waxaa hortaagan qodobka waa maxay shaqada Madaxwaynaha […]

Continue reading …
Page 1 of 212