Home » Search results for: “siyaasi dhurwaa”

Siyaasi leh dhaqanka dhurwaaga ama dhaqanka iimaan xumaanta ee aan dhargin ama qurun cun ayaa halkaa dhigay bulshadii Soomaaliyeed, Soomaali waxay noqotay bulsho meelkasta ku dayacan, meelkasta.

Continue reading …

Siyaasiga Soomaaligaa Khaasatan midka noqda Madaxwaynaha wuxuu garan waayay waxa la yiraahdo Win Win– (“ADNA GUULAYSO SHACABKAAGUNA HA GUULAYSTAAN”). Haddii aad Madaxwayne noqotay oo bulshada 15 million-ka ah ee Soomaalidaa aad kaligaa Madaxwayne ka noqotay, adigu waad guulaystay waxaad jeclaydna waad heshay ee sow ma haboonayn in aad intaas ku qanacdo, oo bulshadiina aad maamul […]

Continue reading …

Waan Quruxsan kari Lahayn Soomaaliya Sida Morocco, Haddii Aan Iska Qaban Lahayn Siyaasiyiinta

Comments Off on Waan Quruxsan kari Lahayn Soomaaliya Sida Morocco, Haddii Aan Iska Qaban Lahayn Siyaasiyiinta

Soomaali halkaas waxaa dhigay waa siyaasi Soomaali aynan jirrin wax uu ku dhargo, waxaa Soomaali halkaas dhigay siyaasi Soomaali iimaanka la’a oo la garaayn waxa uu ku qanco. Siyaasi Soomaali wuxuu leeyahay dhaqanka dhurwaaga akhri qoraalkan Waan Qurxisan Karnaa Dalkeena

Continue reading …

Dhegayso Heesihii Soomaalidii Hore Qalbiwanaagga, Midnimada, Jacaylka, Waxaa Badellay Yay Iyo Dhurwaayo Qori Iyo Tooray Dhiigle La Ordaya, Waxaa Badellay Dadqalato Miino La Ordaysa

Comments Off on Dhegayso Heesihii Soomaalidii Hore Qalbiwanaagga, Midnimada, Jacaylka, Waxaa Badellay Yay Iyo Dhurwaayo Qori Iyo Tooray Dhiigle La Ordaya, Waxaa Badellay Dadqalato Miino La Ordaysa

Ciil iyo caraa ku dillaysa markaad inyar dhagaysato qalbi wanaagga ka muuqday Soomaalidii hore heesahooda iyo xigmadooda. Waxaa badallay siyaasi najaasa oo gacmo shisheeye u shaqeeya oo har iyo habbeen qori la ordaya oo aan caqli kale lahayn. Waxaa badellay Qabiiliiste aan la garanayn qabiilkiisu meeshuu ku dhammaadp Waxaa badellay wadaad isku sheeg masaajidka dhexdiisa […]

Continue reading …

Daawo Dhalinyaro Reer Somaliland U Badan Oo Fanaaniina Oo 1990 Kadib Wada Dhashay Oo Yaabay Dhulka Barwaaqadaa ee Koonfureed Ee Ay Siyaasiyiinta Shisheeyaha U Shaqeeya U Diideen Awal

Comments Off on Daawo Dhalinyaro Reer Somaliland U Badan Oo Fanaaniina Oo 1990 Kadib Wada Dhashay Oo Yaabay Dhulka Barwaaqadaa ee Koonfureed Ee Ay Siyaasiyiinta Shisheeyaha U Shaqeeya U Diideen Awal

Dhalinyarada Soomaalidaa ayaan ogayn waxa ay isku qabteen siyaasiyiinta Soomaalida ee dhaqanka Dhurwaaga leh ee Gacmaha shisheeye u shaqeeya, isla markaana hortaagan horumarka iyo midnimada Soomaalida ama in ay soomaalidu dunida wax la qaybsadaan. Dhalinyarada ayay sixun u isticmaaleen siyaasiyiintaan oo mar ay dagaal galliyaan iyo mar ay been ugu sheekeeyaan si ay danahooda shakhsigaa […]

Continue reading …

Wariye Cabdislaan Hereri ayaa kasbaday Soomaalida maadaama uu intii uu joogay idaacadda BBC-da lagu xasuusto dhexdhexaadnimo, hadana intii uu bookhanayay wadamada Soomaalidu ku nooshahay ayuu isku taxalujiyaa inta karaankaankiisa meelaha uu bookhanaya in laga hello qaybaha kala duwan ee Soomaalida, waxaana isa soo taraya amaanta ay Soomaalidu usoo jeedinayaan iyo sida gaarkaa ay uga dareemayaan […]

Continue reading …

Waxay maanta bulshadii Soomaaliyeed khadyaan ka taaganyihiin Siyaasi Soomaaliya, waxaanad arkaysaa makhaayad kasta oo ay laba Soomaaliya shaah ku cabayaan marka Siyaasi Soomaaliya magaciisa lasoo qaado ayaad arkaysaa ruuxii Soomaaliga ahaa oo shacuurtiisii durba isbadashay caro awgeed. Maxaa lagu nacay Siyaasiga Soomaaligaa. Siyaasiyiintii Soomaalida ayaa waxay yeesheen damaca dhurwaaga, waayo dhurwaaga waxaa lagu yaqaan wuxuunan […]

Continue reading …

Ghana Oo Saterlite Samaysatay Halka Soomaali 27 Ay keeni Waayeen Caqligii Magaalada Muqdisho Darisku Isku Nabad Gallinlahaayeen

Comments Off on Ghana Oo Saterlite Samaysatay Halka Soomaali 27 Ay keeni Waayeen Caqligii Magaalada Muqdisho Darisku Isku Nabad Gallinlahaayeen

Dalka Ghana ayaa noqday dalkii ugu horeeyay ee Africa samaysta Satelite. Soomaalida ayaad mooddaa in ay cuneen Hilib Dhurwaa oo caqligooda ay ka buuxaan kaliya xaasidnimo, qof-ladilayo iyo xaasadnimo, boob. Madaxwaynihii xukunkii iyo wixii lagu aaminay iyo awooddii buu booyaa Siyaasigii waa dabadhilif wuxuu boobikaro waa boobayaa. Waxaad mooddaa waxaa ka buuxa caqli dhurwaa, malaha […]

Continue reading …

Fadeexad: Wasiir Ku Xigeenka Maaliyadda Puntland oo Gaas Ku Amaanaya Lacagtii Dadka Masaakiintaa Magacoodii Lagu Keenay Oo Layiri Lacagta Gaas Baa Puntland Ugu Deeqay Iyadoon La cadayn Halka Laga Keenay(Fallanqayn)

Comments Off on Fadeexad: Wasiir Ku Xigeenka Maaliyadda Puntland oo Gaas Ku Amaanaya Lacagtii Dadka Masaakiintaa Magacoodii Lagu Keenay Oo Layiri Lacagta Gaas Baa Puntland Ugu Deeqay Iyadoon La cadayn Halka Laga Keenay(Fallanqayn)

Horay baan ugu daabacnay marar badan P/O siyaasiga Soomaaligaa isagaa gacantiisa isku toogta, oo Siyaasiga Soomaaligaa garashadiisu waxaad is oranaysaa aad bay u hoosaysaa. Waxaan qormooyin aad u farabadan ku daabici jirnay Puntlandobserver xiligii xukuumaddii Faroole innagoo marwalba uga digi jirnay wadada qaldan ee uu qaadayay, isagoo helikaray in uu wadada saxsan wax ku maamulo. […]

Continue reading …

Bil xaqiiqiyan xildhibaan Fiqi mudaan la soconay hadaladiisa wadaniyeed. Soomaalida ayaa baryahaan il gooniya ku haya siyaasi kasta oo Soomaaliya iyo dhaqdhaqaaiisa. Soomaalida waxaa liiska ugu jira Siyaasiyiinta Musuqa ku shaqeeya waxaana hadda Soomaalida ka go’an siyaasiyiinta dhaqanka dhurwaagaa leh in mar un lala xisaabtamo, xiligii qabiilka waa dhamaaday, hadda soomaali waxay isha ku hayaan […]

Continue reading …
Page 1 of 3123