Home » Search results for: “xalka ”

Akhri qoraal aan ka qornay Faysal Cali Waraabi 23.1.2018 Dooda Faysal Cali Waraabe ee Ah Daarood Halaga Dhigo Sida Oramada Itoobiya(Qoraal kooban) Faysal Cali waraabe ayaa waraysi uu siiyay Tv Horn Cable wuxuu aad uga hadlay arrimo qabyaalad daaran oo uu leeyahay Jamaal Wasiirka qorshaynta oo beesha warsangali kasoo jeedo ma sheegankaro Sool iyo Sanaag […]

Continue reading …

Xalka Soomaaliya Siduu U Ufud Yahay Iyo Sida Ay Soomaalidu U Arki La’dahay (Qoraal Muhiima)

Comments Off on Xalka Soomaaliya Siduu U Ufud Yahay Iyo Sida Ay Soomaalidu U Arki La’dahay (Qoraal Muhiima)

Si Soomaali Qaran lowgu sameeyo marar badan baan cadaynay in ay Soomaali yihiin caalamka umadda ugu fudud in wax la isugu daro waayo. Warbixintii ugu danbaysay waxay cadaysay in dhulka Soomaaliya uu ku jiro Batrool gaaraya 110 billion oo fuusto, waxaa illaahay Soomaali siiyay Bad dhererkeedu yahay 3300, wabiyaal, dhul baahxad wayn, dadka Soomaalida oo […]

Continue reading …

Akhri 11 Page Oo Aan P/O Ku Daabacnay Kana Hadlaya Xalka Soomaaliya (Qoraal kooban)

Comments Off on Akhri 11 Page Oo Aan P/O Ku Daabacnay Kana Hadlaya Xalka Soomaaliya (Qoraal kooban)

Qoraaladii xalka Soomaaliya halkaan ka akhri Waxaan warbaahinta PO ku daabacnay qoraalo aad u farabaan oo aan ku xaqiijinayno, ninka Soomaaligaa ina walaalow wuxuu ku dhamaamo ma jirraan, waxay Soomaali dhammaanteed horumar ku gaarikartaa isku tanaasul, iscafis, illaahay oo nimcooyinka uu sida goonidaa noosiiyay looga mahadnaqo, cadaalad, maamul wanaag.   Arrimahaas waa in qofwalba goonidiisa […]

Continue reading …

Cadayn In Xalka Qowmiyadda Soomaalida Yahay Dawlad Gobaleedyo Hoostaga Dawladda Federaalka Soomaaliya

Comments Off on Cadayn In Xalka Qowmiyadda Soomaalida Yahay Dawlad Gobaleedyo Hoostaga Dawladda Federaalka Soomaaliya

Marka hore qofkasta oo Soomaaliya waa in uu har iyo habbeen ugu xamdiyo illaahay nimcada uu sida goonidaa ugu manastay qowmiyadda Soomaalida, nimcadaas oo aan lasiin qowmiyadaha kale ee dunida illaahay nagu wada abuuray, halkaan ka akhri qoraal arrinkaas ka hadlaya. Marka xiga maadaama illaahay dadka Soomaalida dhul qaniya iyo dad isku luuqad iyo midaba […]

Continue reading …

Bismillah Waxaa ugu wanaagsan in illaahay loo noqdo oo illahya loo toobad keeno nimacda illaahyna markasta lagu xamdiyo, oo qofwalba aakhiradiisa xasuusto oo qofwalba oo bini aadana nabad galliyo. Waxaa la isku raacay in aynan aduunka jirrin wax ka xun collaad, waliba midda ka dhex aloosanta dadka ehelkaa waa tan ugu xun, waxaa la isku […]

Continue reading …

Madaxwayne Farmaajo iyo Raysalwasare Khayreayay soo wajahday caqabaddii ugu baaxadda waynayd, kadib deg-degiddii ay ciidanka Nisa ku degdegeen in ay xasuuqaan askartii waardiyaynaysay Guriga siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Runtiina sida ugu habboon ee ay arrinkaas uga dabaalankarraan waa iyadoo maxkamad lasoo taaggo dhammaan shakhsiyaadkii ku luglahaam ee qaatay go’aanka in xoog lagu galo guriga siyaasi Cabditaxmaan […]

Continue reading …

Xalka ugu wanaagsan waa iyadoo deegaanada la calaamadeeyo oo degmooyin maabab wata loo sameeyo. Kaliya waxaa muhiima in hanaanka degmooyinka Gobalada La Sameeyo laguna heshiiyo qaab loo wada dhanyahay, kadibna qariirad calaamaysan loo sameeyo. Markaas wixii ka danbeeya qofkii ceel qodanaya ama barkad qodanaya wuxuu xaashida ogalaashaha kasoo qaadanayaa degmada ay dhacdo xuduudda ceelka ama […]

Continue reading …

Xukuumadda Farmaajo Hadday Xalka Soomaaliya Doonayso Arrimaha Soosocda ayay ka shaqaynaysaa

Comments Off on Xukuumadda Farmaajo Hadday Xalka Soomaaliya Doonayso Arrimaha Soosocda ayay ka shaqaynaysaa

Arrimaha ugu muhiimsan hadda dib u yagleelidda qaran soomaaliyeed, ama laba qodob oo aan isleenahay waa ugu muhiimsanyihiin 1) sidii ay mustaqbalka doorasho xor ah uga dhici lahayd Soomaaliya waa in hadda qorshaheeda la billaabaa a) Tirakoob, b) Diinwaan-gallin iyo kaadh aqoonsi, c) abuurrid goledeegaan siyaasadeed “constituency” oo micnaheedu yahay in 12-ka million ee soomaalidaa […]

Continue reading …

Ethiopia waxay xoog ku haysataa dhul Soomaaliyeed, hase yeeshaa waxaaba ay hadana go’aansatay in ay si dadban u maamusha dhulkii Soomaalida ee xorta ahaa. Hadaba Ethiopia iyo Somalia xalkooda ugu habboon wuxuu ahaan lahaa in ay Ethiopia ka baxdo dhulka Soomaalida ee ay xoogga ku haysato, oo ay shacabkaas xoriyadooda siiso. Haddiise aynan taa yeelayn […]

Continue reading …

Gen Smatar ayaa sheegay in qolo walba inta ay degantahay ku ekaato. Degmada Gaalkacyaa la isku hayaa, qolo walba waa taqaan intay xukunto waana in ay ku ekaato intooda, kaliya waa intaas wax dhiba oo kale ma jiraan. Waxaan ka mid ahaa odayaashii nabadayntii 1993 Caydiid iyo Cabdullaahi Yusuf ayaa ka mid ahaa, badana waa […]

Continue reading …
Page 1 of 12123Next ›Last »