Home » Entries posted by admin (Page 851)
Entries posted by admin

Akhristow dadka badankiisu waxay markiiba u malaynayaan in Dalka Soomaaliya lagu horumarinkaro iyadoo kaabayaal dhaqaale oo wanaagsn loo sameeyo sida (Warshado, wadooyin, Beero, Jaamacado). Hadii aad saas akhristow awal aaminsanayd hadda wixii ka danbeeya ogow in aanu horumarka asalkaa kaa ahayn. Hadaba xagee horumarku ku qarsoonyahay. 1) Cadaalad. 2) Cadaalad 3) Cadaalad. Akhristow Horumarku wuxuu […]

Continue reading …

Daawo FALANAQAYNTA DHACDOOYINKA oo looga hadlayo Hub lagalabaxay Madaxtooyadda, sababta ay Ethiopia ciidankeeda kagala baxayso Bay iyo Bakool, Garsoorka oo eedayn loo soo jeedeeyay iyo dad lagalabaxay xabiga

Comments Off on Daawo FALANAQAYNTA DHACDOOYINKA oo looga hadlayo Hub lagalabaxay Madaxtooyadda, sababta ay Ethiopia ciidankeeda kagala baxayso Bay iyo Bakool, Garsoorka oo eedayn loo soo jeedeeyay iyo dad lagalabaxay xabiga

Halkaan ka daawo xogta oo dhamaystiran

Continue reading …

Kismaayo: Dhagayso faahfaahin qaabka ergooyinka shirka Kismaayo loo qaynshay: illaa hadda waxaa 500eeErgo laqaybshay 485, 3-da Gobol min 120, gobolkasta waxaa lowgu daray min 15 gabdhood, Gedo 30 dheerada, Kismaanyo 50 dheeraada (Dhagayso)

Comments Off on Kismaayo: Dhagayso faahfaahin qaabka ergooyinka shirka Kismaayo loo qaynshay: illaa hadda waxaa 500eeErgo laqaybshay 485, 3-da Gobol min 120, gobolkasta waxaa lowgu daray min 15 gabdhood, Gedo 30 dheerada, Kismaanyo 50 dheeraada (Dhagayso)

faahfaahin qaabka ergooyinka shirka Kismaayo loo qaynshay: illaa hadda waxaa 500eeErgo laqaybshay 485, 3-da Gobol min 120, gobolkasta waxaa lowgu daray min 15 gabdhood, Gedo 30 dheerada, Kismaanyo 50 dheeraada (Dhagayso) Gobalkasta waxaa lasiiyay 135, iyo Gedo iyo Kismaayo oo 30 iyo 50 dherada lowgu daray say ukala horeeyaan. Halkakaan ka dhagayso warbinta oo dhamays […]

Continue reading …

Somalia: the EU enhances food security by combatting desertification in Puntland

Comments Off on Somalia: the EU enhances food security by combatting desertification in Puntland

19/03/2013 Today, the European Union and its partners, Adeso and CARE, have signed two contracts allowing them to carry out a new environmental programme that will assist Puntland, the North East region of Somalia, in managing the fragile and heavily degraded rangeland. Environment degradation in Puntland is a serious concern for the local population. It […]

Continue reading …

Daawo filim kasheekaynaya Kaluumaysatadda Muqdishu iyo Jarifka lagu hayon Badda Soomaaliya

Comments Off on Daawo filim kasheekaynaya Kaluumaysatadda Muqdishu iyo Jarifka lagu hayon Badda Soomaaliya
Continue reading …

Daawo Sawierka maanta

Comments Off on Daawo Sawierka maanta
Continue reading …

Doorashadda Maamulka Ximin iyo Xeeb oo lagu dhawaaqay inay dhacay Bisha 6aad 2013 iyo Musharaxa Cusmaan Dheere oo reer Finland ah oo safka hore ah

Comments Off on Doorashadda Maamulka Ximin iyo Xeeb oo lagu dhawaaqay inay dhacay Bisha 6aad 2013 iyo Musharaxa Cusmaan Dheere oo reer Finland ah oo safka hore ah

Doorashada madaxtinnimo ee maamulka Ximan iyo Xeeb ee bartamaha Soomaaliya ayaa la qaban doonaa dabayaaqada bisha June ee sanadkan, mas’uul sare oo ka tirsan maamulka ayaa u sheegay Bar-kulan. Wareysi gaar ah oo ay la yeelatay Bar-kulan, afhayeenka baarlamaanka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar Xagafey ayaa sheegay in toban musharrax ay soo gudbiyeen araajidooda si […]

Continue reading …

Radio Ogaal: Halkaan ka dhagayso wararkii Axadii shalay ee Radio Ogaal

Comments Off on Radio Ogaal: Halkaan ka dhagayso wararkii Axadii shalay ee Radio Ogaal

Halkaan ka dhagayso wararki Axadii shallay ee Ogaal-Radio

Continue reading …

Berbera: Daawo Golaha deegaanka Berbera oo dhisay Wado 1200 oo mitir ah

Comments Off on Berbera: Daawo Golaha deegaanka Berbera oo dhisay Wado 1200 oo mitir ah
Continue reading …

Kenya oo xirxiraysa warbaahinta Soomaalidda siiba (waa maxaý sababtu faahfaahin)

Comments Off on Kenya oo xirxiraysa warbaahinta Soomaalidda siiba (waa maxaý sababtu faahfaahin)

Kenya ayaa maalmahan usoo jeensatay in ay Xirxidho Joornaaliistayaasha iyo saxaafadda Afka Soomaaliga kubaxa. Haddaba si kooban baan ugu eegaynaa sababta. Soomaaliddu aad iyo aad bay uga ilbaxsanyihiin shacabka Kenya, Shacabka Soomaalidda waa shacab noloshoodii Xoriyad kusoo koray, Shacabka Soomaalidda waa shacab aan marnaba qaadan Cadaalad darro, waanna shacab aan lahayn kala sarayn iyo is […]

Continue reading …