Home » Archives by category » Important News (Page 148)

Kadib markii ay kacdoon samaynayeen wiigaan qowmiyadaha Oramada Iyo Amxaarada, ayaa waxaa ay qulquladahaas mudaaharaadyada wata ay dhibaato u gaysteen Dawlad Deegaanka Soomaalida ee Itthiopia. Waxaa muddo 5 casho la xiray dhamaan aaladda Internetka ee dhamaan kilinada qowmiyadaha oo ay ka mid yihiin kililka Soomaalida, waxaana maanta un internetkii loo soo daayay Kililka Soomaalida, inkastoo […]

Continue reading …

Iyadoo waraysiga Uu Madaxwayne Gaas siiyay Idaacada Voa ayaa mar la waydiiyay in ay jirto lacag gaaraysa 16 million$ ay ku baxayso soo xulista labada aqal ayuu Gaas ku sheegay in ay arrintaas jirto. Dhanka kalena nuqul jadwalka doorashada oo saxaafadda lasoo galiyay halkaan ka akhri ayaanan waxaan ku jirin haba yaraatee hanaankii lagula dagaalami […]

Continue reading …
Continue reading …

Maqaalkii Puntlandobserver bil ka hor qortay oo dhab noqday (Shirkadaha Shidaalka ee reer Galbeedka oo doonaya Batroolka Puntland(Beesha Daarood) in ay ku boobaan iyagoo soo maraya Beelaha Isaaq iyo Hawiye (Hargaysa iyo Xamar))

Continue reading …

Wafti ka socda maamulka Khaatumo ayaa gaadhay degmada Caynaba si ay wada hadal ula gallaan maamulka Soomaaliland. Waftiga maamulka Khaatumo ayaa waxaa ka mid ah. 1 Wasiirka Aminiga Khaatumo Kayse Abdi Yuusuf 2 Wasiirka Arimaha Dibada Maxamuud Ismail Shabac 3 Ex Wasiirkii Hore Arimaha Gudahah Yaasiin Axmed Sulub 4 Ex Xildhibaan SSC Hore Xariir Awcali […]

Continue reading …

Innaa Lillaahi Wa Innaa Illaahi Raajicuun. Illaahay Dambigiisana ha dhaafo naxariistii jannona haka waraabshee. Maxemed Maxuud Xandule Safiirka Soomaaliya u fadhiyay Ruushka ayaa Shalay Subax ku geeriyooday magaalada Moscow. Maxemed Maxuud Xandule Safiirka Soomaaliya u fadhiyay Ruushka ayaa deganaa dalka Ruushka muddo 40 sano ah, wuxuuna ahaa nin ay Soomaalinimadu aad ugu wayntahay, wuxuuna aad […]

Continue reading …

Hadda ka hor ayaan ku daabacnay Puntlandobserver sida dadka masaakiintaa ee Soomaalidaa ee xajka u socda loo dhaco, innagoo aan markaas hayn warbixin rasmiya cidda dhacda. Akhri Warbixintaas. Xaqdarada dadka Xajka U socda lagu sameeyo iyo sida dadka masaakiintaa loo dhaco (Warbixin) Hadaba wargayska Puntlandi ayaa soo daabacay warbixin ka sheekaynaysa in Shirkadda Jubba-airays ay […]

Continue reading …
Continue reading …

Maqaalkan oo aan horey ugu daabacnay P/O ayaa wuxuu cadaynayaa in uunan dastuur dhaqan galayn hadaan si saxa lowgu dhaqmin waxa lagu heshiiyay ee ku qoran, hadii hal qodob lagu xadgudbo waxay ka dhigantahay in isagoo dhan lagu xadgudbay. Mudadii la sameeyay Dastuurka Maraykanka oo hadda laga joogo 226 sano oo aan Halmaalin Madaxwayne Muddo […]

Continue reading …

DHEGEYSO-Danjire Micheal Keating oo Diiday In Doorashadu Ay Xiligeedii Ku Dhici Waydo, waayo Dastuurku Wuxuu Qorayaa Xiliga Doorashada

Comments Off on DHEGEYSO-Danjire Micheal Keating oo Diiday In Doorashadu Ay Xiligeedii Ku Dhici Waydo, waayo Dastuurku Wuxuu Qorayaa Xiliga Doorashada

Danjiraha Qaramada Midoobi u fadhiya Soomaaliya Micheal Keating ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in doorashadu ay xiligeedii ku dhacdo oo dastuurka Somaaliya waxa ku qoran la tixgaliyo. Anagu wixii taakulo iyo farsamo ah diyaar baan u nahay. Shacabwaynaha Soomaalida ayaa aad u soo dhaweeyay hadalka Keating. Hadaba dhegayso warbixin arrinkaas ku saabsan oo […]

Continue reading …