Home » Archives by category » Important News (Page 149)

Faarax Macalin: Dadka Soomaaliya Illaa hadda Siyaasadda Hagaya Waa Kuwii lacag Doonka Ahaa, Waa Doolar raadis

Comments Off on Faarax Macalin: Dadka Soomaaliya Illaa hadda Siyaasadda Hagaya Waa Kuwii lacag Doonka Ahaa, Waa Doolar raadis

Libaax Faarax Macalin oo ka hadlay arrimo aan P/O marwalba ku faafin jirnay. Wuxuu yiri siyaasiga maanta jooga wuxuu raadinayaa Doolar, odayayaashana waa iibsanayaa siyaasiga maanta jooga. Siyaasigii Doolarka Madaxda ku noqday marabo in wax la saxo, ee wuxuu rabaa in saas iyo qaskaas lagu jiro, waayo qaskaan ayuu ku naaxay oo wax ku noqday, […]

Continue reading …

Akadeemiye-Gobleedka AfSoomaaliga oo Garoowe ku qabatay aqoon-wadaag muhiim ah 28kii July 2016ka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) waxay qabatay aqoon-wadaag ku saabsan baahida loo qabo daryeelka AfSoomaaliga iyo hal-abuurkiisa suugaaneed. Aqoon-wadaaggaas oo qayb ka ahaa Bandhig-buugeedka Caalamiga ah ee Garoowe 2016 wuxuu ka dhacay hoolka weyn ee Jaamacadda Bariga Afrika, Garoowe. Munaasabaddan oo ay ka soo qaybgaleen […]

Continue reading …

Warar ay si hoose P/O u heshay ayaa sheegaya in loo badinayo in Siyaasiin ka soo jeeda deegaanada Soomaalida loo badinayo in ay Madax ka noqdaan mustaqbalka dalka ethiopia, maadaama uu hadda xifiltan badan ka dhex taaganyahay Qowmiyadaha Waawayn ee Tigray-ga Oramada iyo Amxaarada. Waxaana soo badanaya shacabka ka Soojeeda Qowmiyadda Amxaarada iyo shacabka Qawmiyadda […]

Continue reading …

Daawo Qowmiyadda Amhara ee Deegaanka Gonder oo Sameeyay Banaanbax Ay Ku Dhawaaqayaan Hadhaco Tigreegu

Comments Off on Daawo Qowmiyadda Amhara ee Deegaanka Gonder oo Sameeyay Banaanbax Ay Ku Dhawaaqayaan Hadhaco Tigreegu
Continue reading …

Wariyaha Caankaa waliba kamid ahaa wariyayaasha farakutiriskaa ee Soomaalidu ay kalsoonida ku ka qabeen ayaa baryhahaan si dad ban ugu ololaynaya doorashada Xasan Culusow. Xasan Cade ayaa Magaalada Muqdisho ka furay barnaamij dood lowgu magacdaray Hogaanka ku haboon doorashada 2016. Xasan Cade ayaa hoolka dooda lagu qabanayo kusoo aruursaday koox u olalaynaya Xasan Culusow Madaxwaynihii […]

Continue reading …
Continue reading …

Qormada Cabdiraxman Gablax ” Xal ma laga gaari karaa siyaasadda”?–> Halkaan ka akhri, oo uu Gablax qoray 2013 ayaan xalay akhriyay waxaana runtii ka buuxa dhamaan xigmadaha ay Soomaali maanta u baahantahay in ay dalkoodii wacnaa dib u dhistaan. Hadaba waxaan isniri akhristayaasha P/O marlabaad wixii arragti suubana ha kala baxaan qormadaan strong> Xigasho puntland24 […]

Continue reading …

Horta Alshabaab Maxaa loola Doodi Waayay (Qormo kooban)

Comments Off on Horta Alshabaab Maxaa loola Doodi Waayay (Qormo kooban)

Maadaama ay xarakada Alshabaab hadda koonfurta Soomaaliya ayba si dadban u haystaan oo uga taliyaan, maxaa diidaya in lala doodo oo saxaafadda si toosa loogala doodo. Alshabaab dumarka iyo caruurta ayay ugu sheekeeyaan waxaan la dagaalamaynaa Maraykan?????. Alshabaab Maraykan mmaxay kula dagaalami karaan, Maraykan Diyaarado iyo Nukliyeer buu haystaa, maxaa loo waydiin waayay horta kooxaha […]

Continue reading …
Continue reading …

Qormadaan Gaaban ayaan ku eegaynaa Isbadalkii xukuumadda Madaxwayne Gaas kusoo kordhisay hanaanka loo soo xulayo agaasime waaxeedyada dawladda hoose degmada Gaalkacyo, kadib markii Gudigii Madaxwaynuhu magacaabay ee dib usixidda Degmada Gaalkacyo ay kala direen 22.7 6 agaasime waaxeed ee dawladda hoose ee degmada Gaalkacyo, inkastoo aan magacyada agaasime waaxeedyadaas saxaafadda si toosa lowgu soo bandhigin, […]

Continue reading …