Home » Archives by category » Important News (Page 150)

Wariyaha caankaa Cabdisalaan Herari ayaa buug cajiiba kusoo bandhigay bandhigga buugaagta ee Hargayso. Buugga Cabdisalaan Herari ayaa noqday buuggii ugu cuslaa buugaagtii hargaysa lagu soo bandhigay, waxa uuna noqday sidaan warar hoose ku helnay buugga ugu iibsiga badnaa. P/O ayaa ku soo daabacnaa warbixino xaqiiqda u dhaw, waxayna inta badan dad badan garowsadaaan sanooyin fara […]

Continue reading …

Waxaa xaqiiqa in mushkiladda ugu wayn ee hadda Soomaalida haysta ay yihiin Madaxda ay Soomaalidu doortaan oo hadda noqday mushkiladda ugu wayn ee Soomaalidii caqabadda ugu wayn ku noqday. Madaxdaan ayaa hadda siyaasadda Soomaalida ku maareeya hab kaligi talisnimo iyo Musuq Maasuq, waxayna taasi kasoo horjeedaysaa hirgallin nidaam u adeega shacabka Soomaalida, waayo nidaamkaas wuxuu […]

Continue reading …

Dadka indheergaradkaa ee Soomaalidaa ayaa isku raacay in mushkiladda ugu wayn ee Soomaalida haysataa ay tahay Aqoon dari ku wajahan aqoon dari dhanka maaraynta Dawladnimada, waxaanad arkaysaa qof aan wax khibrad ama aqoon maadi aan u lahayn nidaamka dawladnimo balse u arka in nidaamka Dawladeed loo maamuli karo sida isaga arragtidiisa ah. Dalalka Horumaray ayaa […]

Continue reading …

Wakiilka Dowlada Puntland ee Dalalka Scandanevianka Dr Baydhabo oo muddo dheer ku lahaa xarumo caafimaad dalka Sweden, ayaa baryahaan wuxuu waday dadaal kaligi duulnimo ah oo ku wjahan sidii uu uga furi lahaa Soomaaliya xarumo caaafimaad oo lamida kuwa uu ku leeyahay dalka Swdeden. Wakiilka Dowlada Puntland ee Dalalka Scandanevianka Dr Baydhabo oo kamid ahaa […]

Continue reading …

Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaalida ayaa doorku ugu wayn ka qaata , waxaanan horay ugu daabacnay P/O Doorka ay Saudi Arabia ku lahayd burburkii soomaaliya ma lagaaray xiligii ilgooniya lagu eeggi lahaa (Falanqayn Kooban) Ma nebcin Shacabka Sacuudiga ee waxaan bayaaninaynay waxa xaqiiqdaa iyo in kooxaha aaminsan fikirka wahaabiyadda ay dagaal aan gabasho lahayn kusoo qaadeen […]

Continue reading …

Bulshada Soomaalida ee Kanada ayaa waxaa ay baryhaan fahmeen muhiimadda midnimada shacabka Soomaaliyeed, waxaana ay hadda sameeeyeen in ay dhaqanadooda wanaagsan ay usoo bandhigayaan Soomaalida dunida dacaladeeda ku nool si ay ugu daydaann Maxamed Firin iyo Cali Maxamed ayaa waxay u wada tartamayeen Gudi Toronto u xilsaaran arrimaha dhalinyarada, waxaana u tartamayaan Booskaas Maxamed Firin […]

Continue reading …
Continue reading …

Fanaanka Da’da yare ee Iidla yare ayaa waraysi siiyay wakiilka PLTV ee Naroobi Shiine. Halkaana ka daawo Cabdulqaadir Sanka

Continue reading …

Aduunka maanta waxyaalaha ugu muhiimsan waxaa ka mid ah Biyaha Dhulka Hoostiisa ceegaaga, waayo biyaha nadiiftaa ee la cabo waa kuwa dhulka hoostiisa ku jira. Waxaana lagu ogaadaa aaladda Satalite-ka casrigaa, waxaana jira aalado si fudud lowgu ogaan karo meelaaha ay fadhiyaan waraha waawayn ee dhulka hoostiisa, Africa meelaha ay fadhiyaan biyaha ugu ballaaran waa […]

Continue reading …

Akhr Qormodaan Soomaalida oo Aan Aqoon Sida Loo kala Xusho Musharaxiinta Maadaama Aan Su’aalo Adag La waydiin ee Ay Kaliya Warqad Dal Fog Looga Soo Diyaariyay Khudbadda Ka Akhriyaan (Qormo Muhiim Ah)

Continue reading …