Home » Archives by category » Important News (Page 147)

WARAYSI MADAXWEYNAHA P/LAND DR CABDIWELI MAXAMED CALI GAAS AYAA SIIYEY WARAYSI UU KAGA WARAMAY ARIMO BADAN GOLAHA1960

Comments Off on WARAYSI MADAXWEYNAHA P/LAND DR CABDIWELI MAXAMED CALI GAAS AYAA SIIYEY WARAYSI UU KAGA WARAMAY ARIMO BADAN GOLAHA1960

Madaxweyne Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas .Madaxweynaha p/land ayaa waraysigan siiyey Golaha1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed..Waraysigan oo aad uu ugaga waramay Shirkii madasha wadatashiga qaranka ee dhowaan lagu soo gebagebeeyey Magaalada muqdisho,tirooyinka isbedeley ee aqalka sare ee baarlamaanka somaliya,Wakhtiga loo qabtay iney dhacdo dhoorashadu .Sidoo kale wuxuu aad uga waramay masuuliyada ilaalinta amniga doorashooyinka ,iyo […]

Continue reading …

Si aad si fiican u fahanto hanaanka aqalka Sare wax lagu qaybshay akhri maqaalkan aan shalay daabacnay Dooda Xubnaha Aqalka Sare oo Wali Taagan iyo Salaadiintii Soomaaliland ee Muqdisho Oo Ka Biya diiday (Qormo Gaaban) Hadaba sida aan maqaalka kore ku sheegnay waxaa la go’aansaday in xubnaha aqalka sare lagu jaangooyo 18-kii Gobal, balse hadana […]

Continue reading …

Kadib markii ay Beesha Cali Gari fahmeen in Cali Khaliif uu Doonayo in uu magacooda Lacagta Gunidaa ee ay Dhiibaan shirkadaha Maafiyadaa ee doonaya in ay boobaan macdanta ku duugan deegaanada SSC iyagoo iska laaluushaya Siyaasiinta Somaliland, ayay hal mar wixii ay ciidan hayeen ku wareejiyeen Somaliland si ay u qaataan lacagta ay dhiibaan shirkadaha […]

Continue reading …

Kuraasta Aqalka sare ayaa siyaasad ahaan lagu jaangooyay 18-kii Gobal ee xukuumaddii siyaad barre, iyadoo loo arkay xaal masduur, siduu 4.5-ba uu u ahaa xaal mastuur maaadaama aan la tira koobin Soomaalida. Waxaana Qormooyin fara badan ku daabacnay p/O inagoo ku lafa gurayna hanaanka loo qaybshay kuraasta aqalka sare halkaan ka eeg Ama maqaalkan hoose […]

Continue reading …

 Halkaan ka daalaco maansooyinkii hore ee Cabdullaahi shire yuusuf (Maanso-yahan Cabdullaahi Shire)  QAYAXAADDA JACAYL KA QARINTAA UGA FIICAN Aniga oo ah Cabdullaahi Shire Yuusuf ama Cabdullaahi shire quube barta Fool buuggana looga yaqaan Maanso-yahan Cabdullaahi shire Waxaan doonayaa inaan asxaabtayda la wadaago qormadan kooban.Waa qormo masraxeed aan allifay.Waa mid ka hadlasa erayada haasaawaha ama shukaansiga toos […]

Continue reading …
Continue reading …

Dadka siyaasadda fallanqeeya ayaa maalmahaan xaaladda Ethiopia ku tilmaama mid qaaday wadadii Syria, hadaba in yar baan ku falanqayn doonnaa labada dal iyo xaaladooda. Dalka Syria ayaa waxaa siyaasadiisa xoog ku haystay Shiicada tirada yar ee uu Hogaamiyo Asad, waxaana aan siyaasadda dalka laga tala galin dadka tirada badan ee Sunida ah, halka Ethiopia ay […]

Continue reading …

Kulan-aqooneed aad u ballaaran oo lagu baranayay daryeelka af-Soomaaliga iyo kaalinta ay hooyaddu  ka qaadan karto horumarintaafka  ayaa maanta lagu qabtay  xarunta Aqalka Dawladda Hoose ee Magaalada Muqdisho.   Madal-aqooneeddaasi oo  si wadajir ah ay u soo qaban-qaabiyeen Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga iyo ururka Haweenka G/Banaadir, fikraddiisana ay lahayd Akadeemiyadu,  ayaa furitaankeedii waxaa ka soo qaybgaley Madax […]

Continue reading …

Qofkasta oo indheer garada waa ogaa laba wajiilaynta Cali Khaliif isagoo Oday intaas le’eg, waxaanan marwalba ku daabici jirnay P/O hadafka Dilaal Galaydh iyo jaahwareerinta khiyaamaysan ee uu beeshiisa u been guurayay, Erayada Cali Khaliif uu beeshiisa ku jaahwareerin jiray ayaa waxaa ka mid ahaa Soomaaliland ha dhacdo, beesha Isaaq ha dhacdo, halka uu si […]

Continue reading …

Siyaasiyiinta DDSI ayaa si wanaagsan ula jaanqaaday siyaasadda ay Hogaanka u hayeen Qowmiyadda Tigreega, waxaanad mooddaa marka laga hadlayo siyaasadda gudaha Ethiopia in siyaasiyiinta DDSI ay kaallin wanaagsan oo mugleh ku leeyihiiin siyaasadda Ethiopia ee ay hadda majaraha u hayaan Qowmiyadda Tigreegu. Waxaana hadda iskaashanaya Qowmiyadaha Amxaarada iyo Oromada. Hadaba haddii ay siyaasadda la wareegaan […]

Continue reading …