Home » Archives by category » Important News (Page 165)

Aduunka ninka raggaa waxaa lagu yaqaan wuxuu ku faanaa waxa uu haysto. Dabcan ninkii geesiya ee nin damiir leh ah waxaa illaahay ka dhaliyay qowmiyadaas Soomaalidaa, waxaa illaahay daris kala dhigay qabaa-illaadaas kala duwan ee Qowmiyadaas Soomaalidaa. Haddii dhawr siyaasi iyagoo gacmo shisjeeye taakula ka helaya ay xaqdaro maleegeen oo dulmi sameeyeen, ninka raggaa waa […]

Continue reading …

Madaxwayne ku xigeenka Puntland Eng.Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa magalada Garowe kulan qado ah ugu sameeyay Gudoomiyaha Dallada Qurbajoogta Puntland ee Finland Mudane Cabdiqani Axmed Ducaale. Eng.Camay ayaa kala hadlay arrimo ay ka mid yihiin hormarinta Puntland iyo dowrka ay Jaaliyadda Puntland ee Finland uga qaadan lahayd, isla markasna ay u garab istaagi lahay howlaha ay […]

Continue reading …

Haddii markii uu Madaxwayne Gaas Xukunka Qabsaday uu Awoodda isugu gayn lahaa in Sharcigu shaqeeyo maanta howl badan baa u sahlanaan lahayd

Comments Off on Haddii markii uu Madaxwayne Gaas Xukunka Qabsaday uu Awoodda isugu gayn lahaa in Sharcigu shaqeeyo maanta howl badan baa u sahlanaan lahayd

Haddii markii uu Madaxwayne Gaas Xukunka Qabsaday uu Awoodda isugu gayn lahaa in Sharcigu shaqeeyo maanta howl badan baa u sahlanaan lahayd. Shakhsiyaad ka mid ah Beesha Caalamka iyo Siyaasiyiin iyo ganacsato Soomaaliya ayaan doonayn in Soomaaliya sharcigu ka shaqeeyo, laakiin taa badalkeeda waxay rabaan in dhowr ruux ay awooddu gacanta ugu jirto, si ay […]

Continue reading …

Waxaa jira Siyaasiyiin xiriir culus la leh Argagixisada isla markaana marin habaabiya balshada masaakiintaa iyagoo u huwanaya shaarka Qabiilka. Waxaa jira Siyaasiyiin Puntland jagooyin muhiima ka soo qabtay balse la shaqayn jiray Argagixisada, iyagoo huwada shaar qabiil. Waxay shacabku si fiican uga warhayaan siyaasiyiintaas oo goobaha shaaca lagu cabo hadda sifiican xogtooda lowgu falanqeeyo. Waxaana […]

Continue reading …

Salad Cali Jeelle: Cadaado, Kismaayo, Baydhabo wali Dawlad Gobaleed Ma Gaarin Ee Waa Magaalo, Puntland waxaan ku jecelahay Waxay Necebyihiin Xagjirka (Daawo)

Comments Off on Salad Cali Jeelle: Cadaado, Kismaayo, Baydhabo wali Dawlad Gobaleed Ma Gaarin Ee Waa Magaalo, Puntland waxaan ku jecelahay Waxay Necebyihiin Xagjirka (Daawo)

Salad Cali Jeelle: Cadaado, Kismaayo, Baydhabo wali Dawlad Gobaleed Ma Gaarin Ee Waa Magaalo, Puntland waxaan ku jecelahay Waxay Necebyihiin Xagjirka (Daawo)

Continue reading …

Salaad Cali Jeelle: Madaxwaynaha isagaa oran jiray Sharcigaan aniga iyo Raysalwasaarayaashu ku kala baxaynaa hadana Mooshinku waa in Sharciga loo daayo Fadeexad: Xassan Shiikh iyo Kooxda Dam Jadiid oo lagu hayo Musuq maasuq farabadan (Dhagayso Dhaartii Xassan Shiikh)

Continue reading …

Waabshaa kasta Waabiyaa Hela Waa Mucjiso Rabbaaniya bal Daawo Yaxaas sida loo galay (Lion vs Crocodile vs Jaguar)

Comments Off on Waabshaa kasta Waabiyaa Hela Waa Mucjiso Rabbaaniya bal Daawo Yaxaas sida loo galay (Lion vs Crocodile vs Jaguar)
Continue reading …

Qormooyin ku saabsan Muhiimadda Dastuurka iyo in Sharcigu qof walba ka sareeyo

Comments Off on Qormooyin ku saabsan Muhiimadda Dastuurka iyo in Sharcigu qof walba ka sareeyo

Warbaahinta Puntlandobserver ayaa Qormooyin aad u badan ka qortay muhiimadda in Sharcigu ruux walba ka sareeyo. Fadlan ku qor Cadaalad, ama Dastuur Botonka—-> Search[ ]waxaad helidoontaa qormooyin farabadan oo aan arrimahaas aad ugu bayaaninay Sida kaliya ee waxwalbaa ku sixmi karaan waa iyadoo la isla meel dhigo in sharcigii lagu heshiiyay uu cid walba ka […]

Continue reading …

Hoos Kilig garee si aad u akhriso warbixinada Akhri Qormooyinka Ilka Xanaf Ee P/O aan Horey ugu Daabacnay iyo Cadayno in Uunan Xasan Culusow Xilka Ka qaadi Karin Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Kilig

Continue reading …

Somalidu waa 10 million China Waa 1400 million, India Waa 1300 million, Maxaa Sababaya In Soomaalidu hadana dhowr wadan noqdaan

Comments Off on Somalidu waa 10 million China Waa 1400 million, India Waa 1300 million, Maxaa Sababaya In Soomaalidu hadana dhowr wadan noqdaan

Dad badan baa iswaydiinaya horta dadka Soomaalidu ma dad waalan baa mise waa dad miskax yar. Haddii China ay yihiin 1400 oo million, India 1300 oo million Soomaaliduna ay yihiin 10 million oo qura, sideebay qolooyinka raba gooni isutaagga ay China uga dhaadhicinayaan 10-kii million ee isku luuqadda, isku diinta, isku muuqaalka ahaa ee hadana […]

Continue reading …