Home » Archives by category » Important News (Page 163)

Fadlan yaan wax salaada lala tukan kuwa iibsada xildhibaanada shacabka iyo kuwa salaadiinta sheegta ee lacagta ku qaata amaanada masaakiinta Soomaalida ee iibsada codka xildhibaanka ama u kala eexda ildhibaanada tartamaya. Xildhibaanada iibsada amaanada shacabka masaakiintaa ee dunida ku dulman ee Soomaalidaa xildhibaanka iibsada masiirkooda iyo amaanadooda yaan kuwaas salaanta laga qaadin yaan wax salaada […]

Continue reading …

Qodobka 137aad. Dhaqangelinta Dastuurka Farqadda 3aad, Farqada 3) Kaddib markuu uruuriyo kana, baaraan-dego aragtiyada maamulada Federaalka ka tirsan, dadwaynaha, iyo marka la qiimeeyo lalana socdo hirgalinta iyo dabaqaadda Dastuurka kama dambaysta ah iyo muddo aan ka yarayn lix bilood ka hor inta aanay dhammaan mudada xilaka ee marka labaad ee Baarlamaanka Federaalka soomaliyeed, guddigu, iyaga […]

Continue reading …

Maryan Cariif oo la sheego in ay kasoo horjeedo nidaamka Federaalismka balse is qarinaysa sida Xasan Sheekh oo isna la sheego in uu aad uga soo horjeedo nidaamka Federaalismka balse is qarinaya. Hadaba Maryan oo hadda ah Gudoomiyaha Gudiga BFS u xilsaaran dib u eegista dastuurka dfs. Maryan ayaa baryahaan aad uga soo horjeeda heshiiskii […]

Continue reading …

Hanaanka ugu wanaagsan ee cadawgaaga lagula dagaalamo, waxaa kow ka ah in aad cududooda kala qaybisid oo cadaawad ka dhex abuurtid. Sidee awoodda iyo cududda cadawgaaga loo kala qaybin karaa. 1) Waxaad taageeraysaa xukuumad walba oo dhanka cadawgaaga ku dhaqmaysa nidaam cadaalad darro iyo musuq maasuq ku xeeran, marka ay xukuumadda cadawgaaga ay garwadeen ka […]

Continue reading …
Continue reading …

Gudiga doorashooyinka Puntland oo ka hadlay qorshaha shaqo ee horyaal ayaa sheegay in ay caqabadda ugu wayn ay hadda ka haysato Degmooyin 20 gaaraya oo la magacaabay intii ay Puntland jirtay. Degmooyinkii Puntland lagu aasaasay baa ahaa illaa 20 Degmo, laakiin intii ay Puntland jirtay waxaa la magacabay illaa 20 degmo oo cusub oo aan […]

Continue reading …

Axmed Kismyaayo ayaa jeediyay khudbad aad u culus oo aan waligeed horey loo jeedin, laakiin waxaan khudbadda Axmed Kismaayo ku cadayn hanaankii shacabka loo diiwaan galin lahaa, maadaama diinwaangallin sax ah ay bud-dhig u tahay dooraasho si cadaalada u dhacda oo aynan qolo afduuban hadhowna la isku dagaalin. Axmed Kismaayo cadeeyay qorshaha shaqo ee hadda […]

Continue reading …

Arrimihii uu Gablax 4 sano ka hor ka hadlayay ayaa wali taagan, waayo illaa hadda shacabka Puntland lama diiwaan galin, marka shacab aan la diiwaan gallin sidee xisbiyo lowgu samaynayaa. Wali dhibaatada ugu wayn ee Soomaaaliya caqabadda ku ah waa hanaanka xildhibaanada loosoo xulo oo aan sax ahayn, illaa hanaankaas la saxo Soomaaliya wax xal […]

Continue reading …
Continue reading …

Gudiga Doorashooyinka Puntland Oo Soo Bandhigay Hadafka Gudiga iyo Madaxwayne Camey oo hadal Culus Goobta Ka jeediyay

Comments Off on Gudiga Doorashooyinka Puntland Oo Soo Bandhigay Hadafka Gudiga iyo Madaxwayne Camey oo hadal Culus Goobta Ka jeediyay
Continue reading …