Home » Archives by category » Important News (Page 166)

Dawladda Puntland ayaa ka codsatay dawladda Talyaaniga iyo urur goboleedka IGAD in ay ka caawiyaan mashruuca dhismaha waddada Ceel-daahir-Ceerigaabo

Continue reading …

Farxaan Xidig Fanaanka Codka Halaasigaa Leh Heesihiisii Waa Xulidda P/O

Comments Off on Farxaan Xidig Fanaanka Codka Halaasigaa Leh Heesihiisii Waa Xulidda P/O
Continue reading …

The confusion surrounding the role of the Prime Minister versus the role of the President is rather old in the history of Somalia governance

Comments Off on The confusion surrounding the role of the Prime Minister versus the role of the President is rather old in the history of Somalia governance

This articale is writen By AbdulRehman Hassand Gablax -year 2005: –>http://www.hiiraan.org/2005/feb/op/Abdulrehman_Hassan.htm The confusion surrounding the role of the Prime Minister versus the role of the President is rather old in the history of Somalia governance. Adan Abdulle Osman VS AbdiRashid Ali Sharmarke: Honorable Adan Abdulle Osman fired his Prime Minister of that time Honorable AbdiRahsid […]

Continue reading …

Xigmadda qormadii Xadaaradda Sweden Maxay Soomaalidu kaga dayan karaan (Maqaal Kooban) Ayaa ah xigmad aad u muhiima oo micnaheedu xambaarsan yahay noloshaada nabad ku nooloow, ka fogow waxkasta oo keeni kara qulqulad. Waligaa cidna ha colaadsan. Ka dheerow waxkasta oo la xiriira Militarism ama in hab milatery wax lagu xaliyo. Waligaa ka shaqee dhex dhexaadinta […]

Continue reading …

Cigaal Shiidaadka reer Galbeedka Charles Chaplin Iyo Libaax Oo Afsoomaali Lagu Turjumay (Daawo)

Comments Off on Cigaal Shiidaadka reer Galbeedka Charles Chaplin Iyo Libaax Oo Afsoomaali Lagu Turjumay (Daawo)
Continue reading …

Barnaamij gaar ah soo dhoweyntii madaxweynaha puntland ee bosaso

Comments Off on Barnaamij gaar ah soo dhoweyntii madaxweynaha puntland ee bosaso
Continue reading …

Kooxda Ali Khaliif Oo Buuhoodle Ka Wada Kala Qaybinta Beelaha Buuhoodle(Divide And Rule)

Comments Off on Kooxda Ali Khaliif Oo Buuhoodle Ka Wada Kala Qaybinta Beelaha Buuhoodle(Divide And Rule)

Marar badan baan Soomaalida uga dignay in ay ilgooniya isaga eegaan siyaasiyiinta leh dabeecadaha dadka ama beelaha lagu kala fogeeyo. Siyaasiga leh astaamahaas ayaan lahayn xad ama meel xirta ee kaliya waa dhaqankiisa, ee kaliya marba meel bay u taagantahay illaa uu kala fogeeyo laba aabe wada dhalay oo uu yiraahdo waa kala hooyo. Hadaba […]

Continue reading …

Kooxahan Damjadiid iyo Alshabaab ayaa la aaminsanyahay in ay si hoose u wada shaqeeyaan, waxaanan wada xasuusunaa doomo farabadan oo hub culus waday oo ka yimid dalka Iiiraan oo ay Maraakiibta Nato qaar kamid ah qabteen, waxaana la sheegay in hubkaas uu u socday koonfurta Soomaaliya. Waxyar kadib waxaa xigay in isla ayaamahahaas doomahaas laftigooda […]

Continue reading …

Akhri qormooyin arrinkaas la xiriira oo aan horey ugu daabacnay Puntolandobserver Soomaaliya ayaa waxay ku taalaa dhul aad iyo aad Istaraatigi u ah, waxayna daris la tahay dalalka aduunka ugu qanisan ee Khaliijka, waxay kaloo ku taalaa albaabka ay kasoo galaan Maraakiibta iyo Diyaaradaha ka yimaada dalalka Asia ee Europe iyo Caalamka kale u socda. […]

Continue reading …

Sir Culus: Sababta Cali Khaliif Ay Ciidamada Buuhoodle U Inqilaabeen

Comments Off on Sir Culus: Sababta Cali Khaliif Ay Ciidamada Buuhoodle U Inqilaabeen

Intii aynan maamulka khaatuumo la wareegin gacan ku haynta Buuhoodle, Ciidamada Madanigaa ee Buuhoodle waxay heli jireen Mushaaraad farabadan oo ay ka heli jireen Canshuurta Shacabka degen Magaalada Buuhoodle. Laakiin markii ay maamulkii Buuhoodle la wareegeen Maamulka Khaatumo ee Cali Khaliif ayaa ciidamadii madaniga ahaa waxay waayeen gunooyinkii iyo mushaaraadkii maadaama ay hadda wixii canshuur […]

Continue reading …