Home » Archives by category » Important News (Page 184)

Daawo Heesta Gabar Timo Tidcan Abdikhaliq

Comments Off on Daawo Heesta Gabar Timo Tidcan Abdikhaliq

Daawo Heesi hore ee aan la daabacnay CabdiKhaaliq

Continue reading …

Ninkii dagaal xiisa u qabow daawo khasaaraha dagaalka Syria

Comments Off on Ninkii dagaal xiisa u qabow daawo khasaaraha dagaalka Syria
Continue reading …

Qabyaaladda, Musuqmaasuqa iyo Nidaam darada oo la cadeeyay in ay yihiin caqabadaha ugu ballaaran in Horumar la gaaro (Daawo Filimkaan)

Comments Off on Qabyaaladda, Musuqmaasuqa iyo Nidaam darada oo la cadeeyay in ay yihiin caqabadaha ugu ballaaran in Horumar la gaaro (Daawo Filimkaan)

Qabyaaladda, Musuqmaasuqa iyo Nidaam darada oo la cadeeyay in ay yihiin caqabadaha ugu ballaaran in Horumar la gaaro (Daawo Filimkaan) Akhri qormooyinkaan Laba Xigmadood oo laga jeediyay shirarkii Gaalkayo ka socday oo aan is iri waa ay haboontahay in laga Faa-iidaysto Xukun Boobka Madaxda Soomaalida iyo doorka ay ku leedahay in aan dib loo hanan […]

Continue reading …

Dhegeyso Beelaha Warsangali oo abaara daran dartood Laascaanood ugu soo hayaamay, iyo abaaro ba’an oo ku dhuftay Nugaal warbixin muhim ah

Comments Off on Dhegeyso Beelaha Warsangali oo abaara daran dartood Laascaanood ugu soo hayaamay, iyo abaaro ba’an oo ku dhuftay Nugaal warbixin muhim ah

Waxaynan roobab qumani ka di’in muddo laba sano ah deegaanada Xiingalool illaa Baran iyo waliba deegaanada Gobalka Nugaal. Voa ayaa waxay ka diyaarisay warbixno , waxay soo waraysteen dadka abaartu saamaysay. Hadaba warbintaas Gobalka Nugaal iyo Sanaag bari abaaraha saameeyay hoos ka dhegeyso

Continue reading …

DIB U AKHRI Deeganada SSC siyaasadooda oo xal loo hello waa kala bar xalka Soomaaliya (Maqaal)

Comments Off on DIB U AKHRI Deeganada SSC siyaasadooda oo xal loo hello waa kala bar xalka Soomaaliya (Maqaal)

Maqaalkan aan horay ugu daabacnay Puntlandobserver ee aan leenahay deegaanada SSC oo xal loo hello waa kala bar xal Soomaaliya ka islaaxa Halkaan ka akhri xiligii aan fikirkaas soo jeedinay Deeganada SSC siyaasadooda oo xal loo hello waa kala bar xalka Soomaaliya (Maqaal) Inta ay Soomaali xal kasugayaan Siyaasiyiin aan badnayn oo sixran oo hadda […]

Continue reading …

Voa iyo BBC oo ka aamusay Shirarka Beesha Caalamka iyo Puntland ee Muhiimkaa, cadayn iyo maxay tahay sababtu

Comments Off on Voa iyo BBC oo ka aamusay Shirarka Beesha Caalamka iyo Puntland ee Muhiimkaa, cadayn iyo maxay tahay sababtu

Waxaa Illaa shalay magaalada Garoowe kasocday shirar aad iyo aad muhiim ugu ah Mustaqbalka Soomaaliya, waayo waa shirar arrimo muhima oo mustaqbalka Soomaaliya Quseeya looga arrinsanyo, arrinkaan oo haddii hadda dhanka wanaagsan wax loo wado uuba noqon lahaa mid Mustaqbal fiican u horseeda Sooomaaliya iyo Daneeyayaasha Soomaaliya. Hadaba mar aan saaka baaritaan ku samaynay idaacadihihii […]

Continue reading …

Nuxurka kulankii Beesha Caalamka iyo Puntland iyo Beesha Caalamka oo Waxbadan ogaatay

Comments Off on Nuxurka kulankii Beesha Caalamka iyo Puntland iyo Beesha Caalamka oo Waxbadan ogaatay

Kulamadii Beesha Caalamka iyo Qaybaha kala duwan ee Puntland ayaa waxay ahayd Guul usoo hoyatay dhamaan Umadda Soomaaliyeed iyo Daneeyayaasha Beesha Caalamka ee Soomaaliya. Shacabwaynaha Puntland ayaa Beesha Caalamka ula yimid Qodobo ay aad ugu qanceen waxaana ka mid ahaa. 1) In aduunka bulsho ay dastuur ku heshiiso, Dastuurkii iyo qodabadii ay Beesha Caalamku wax […]

Continue reading …

Qori isku dhiibka Xaglatoosiye iyo Galaydh iyo Shacabka Buuhoodle oo aan cidi u maqnayn ceelna u qodnayn

Comments Off on Qori isku dhiibka Xaglatoosiye iyo Galaydh iyo Shacabka Buuhoodle oo aan cidi u maqnayn ceelna u qodnayn

Dadka arragtida dheer ayaa dawlad la’aanta Soomaaliya ku micneeya in uu dhiigga Soomaaligaa yahay dhiig aan dulmi ogolayn oo diiday cadaalad darada sidaas la ajligeedna ku waayay dawlad kusheeg. Shacabka Buuhoodle ayaa Khiyaamooyin baddan oo meello fog fog laga soo maleegay muddo diidanaa, laakiin hadda aad moodid in loo awood sheeganayo. Horgalaha Caankaa Horgale Xagla […]

Continue reading …

Wakiilka Dowlada Puntland ee Dalalka Scandanevianka Dr Baydhabo oo Shacabka Puntland ugu Baaqay In ay Midniada ka shaqeeyaan

Comments Off on Wakiilka Dowlada Puntland ee Dalalka Scandanevianka Dr Baydhabo oo Shacabka Puntland ugu Baaqay In ay Midniada ka shaqeeyaan

Wakiilka Dowlada Puntland ee Dalalka Scandanevianka Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil (Baydhabo) oo waraysi kooban siiyay Shabakadda Puntlandobserver ayaa hadal kooban oo goobaabo ah usoo jeediyay shacabka iyo Dawladda Puntland. Dr Baydhabo ayaa ku nuuxnuuxsaday in Shacabka Puntland looga baahanyahay in ay Gacmaha isqabsadaan oo dalka horumarintiisa ka wada shaqeeyaan. Dawladi waa shacab ee ma ahan […]

Continue reading …

Jaaliyadda Puntland ee Dagan Magaalada Stockholm oo qabatay Xaflad ay ku taageereen Go’aankii Madaxwayne Gaas (Sawirro)

Comments Off on Jaaliyadda Puntland ee Dagan Magaalada Stockholm oo qabatay Xaflad ay ku taageereen Go’aankii Madaxwayne Gaas (Sawirro)

Jaaliyadda Puntland ee Dagan Magaalada Stockholm ee Caasumadda Wadanka Sweden ayaa qabatay Xaflad balaaran oo ay kaga soo horjeedaan Go,aankii Dhawaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ay ka soo saareen qaabka ay Doorashada 2016 ka la filayo in ay ka dhacdo Dalka Soomaaliya. Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada ayaa kulankii ugu danbeeyay […]

Continue reading …