Home » Archives by category » Important News (Page 182)
Continue reading …

Daawo Doorashada Maraykanka iyo sida aan waxba ka iskula harayn, waxaa wanaagsan in doorashadaas oo kale ay ka dhacdo Soomaaliya si loo ceebooyo kuwa xoolaha agoonta guryaha ka dhista

Comments Off on Daawo Doorashada Maraykanka iyo sida aan waxba ka iskula harayn, waxaa wanaagsan in doorashadaas oo kale ay ka dhacdo Soomaaliya si loo ceebooyo kuwa xoolaha agoonta guryaha ka dhista

Sanadkaan Maraykanka waxaa ka socota Doorashadii abid ugu xiisaha badnayd, waxaana ay samaynayaan Musharaxiintu Musharax kasta wuxuu soo baarayaa Musharaxa kale wixii uu qalad sameeyay, wixii uu khaa’amay, wixii uu qabyaaladeeyay, wixii uu dhacay, doqonimadiisa. xaqjirnimadiisa. Marka Miiska doodda la isla yimaado waxba la iskula harimayo, waa la is ceebaynayaa daawo adaa yaabaya.

Continue reading …

Gablax oo Gaas ku taageeray Go.aankii uu ku diiday 4.5 Dhegeyso

Comments Off on Gablax oo Gaas ku taageeray Go.aankii uu ku diiday 4.5 Dhegeyso

Siyaasi Cabdiraxmaan Sh Mohamed Gablax oo ka mid ahaa musharaxiintii u tartamaya Gagada Madaxwaynaha Puntland sanaddii 2013 ayaa si aad ah ugu taageeray Madaxwayne Gaas mowqifkii uu ku diiday 4.5. Dhegeyso. Dhegeyso Waraysiga oo dhemeystiran

Continue reading …

Dood Culus Gudiga Doorashooyinka iyo Dimoqraadiyaynta Puntland oo ay ka qaybgalayaan rag culus (dhegeyso)

Comments Off on Dood Culus Gudiga Doorashooyinka iyo Dimoqraadiyaynta Puntland oo ay ka qaybgalayaan rag culus (dhegeyso)

Dooda waxaa ka qayb galaya Cabdiraxmaan Ismaacii (Philipine) Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dastuurka iyo Dimoqraadiyadaynta Prof Sulub oo ah qoraagga buuggii Hogaamiye. Maxamed Faroole (Mulkiilaha Garoowe Online Maxamed Cabdi Wahaab (Agaasimihii Hore ee wasaaradda Waxbarashad Puntland, hadana ka shaqeeya arrimaha maamul wanaagga

Continue reading …

Amin-Camir oo Sawir ku cadeeyay Xiriirka ka dhexeeya DFS, Amisom iyo Alshabaab (Marka nooga baxa aan hub kala soo degnee)

Comments Off on Amin-Camir oo Sawir ku cadeeyay Xiriirka ka dhexeeya DFS, Amisom iyo Alshabaab (Marka nooga baxa aan hub kala soo degnee)

Amin-Camir oo Sawir ku cadeeyay Xiriirka ka dhexeeya DFS, Amisom iyo Alshabaab (Marka nooga baxa aan hub kala soo degnee)

Continue reading …

Faarax Macalin oo arrimo badan oo xaqiiq ah ka hadlay( Soomaalidu waa Kushitig, Ayrish iyo Yahuud waa la yasi jiray maanta ayagaa aduunka haysta, Soomaaliyay walaa Ingiriis walaa cid kale cidna idin caawin maystee dantiina raacda)

Comments Off on Faarax Macalin oo arrimo badan oo xaqiiq ah ka hadlay( Soomaalidu waa Kushitig, Ayrish iyo Yahuud waa la yasi jiray maanta ayagaa aduunka haysta, Soomaaliyay walaa Ingiriis walaa cid kale cidna idin caawin maystee dantiina raacda)

Faarax Macalin waa nin Soomaali asala oo aan runta cidna uga gaban ee banaanka ka sheega waxa uu rabo. 20 sanaan idiin sheegayay in mu’aamarad naloo ciyaarayay oo la doonayay markaan gaajo u baaba’no in aan is dhiibno oo diinta iyo dhaqanka nakala badalo. Nin yahuuda oo aan diyaarad isla soo raacnay baa iiga sheekeeyay […]

Continue reading …

Qofkasta oo damiir Soomaaliyeed leh, baa marka uu indhihiisa ku arko Fanaanka Caankaa Qasali ee ka haray Fannaaniinteenii Hore oo hadana sidiisii ugu luuqaynaya hees ay Qasali iyo Magool 50 sano ka hor ku luuqayn jirayn. Waliba qofka Soomaaliggaa ee asalkaa wuxuu soo xasuusanayaa Xiliyadii Soomaalidu is jeclayd oo ay isku duubnaayeen, waxaana markiiba miskaxdiisa […]

Continue reading …

Falanayn Xigmadda Prof Togane ee 1000 libaax oo ay Goroyo Hogaamiso waxaa ka ka wanaagsan 1000 Goroyo oo Hal Libaax Hogaamiyo

Comments Off on Falanayn Xigmadda Prof Togane ee 1000 libaax oo ay Goroyo Hogaamiso waxaa ka ka wanaagsan 1000 Goroyo oo Hal Libaax Hogaamiyo

Maah maah caana oo Soomaaliya ayaa tidhaa “Nina Caadadi ma daayo Bahalna ceedhiin ma daayo” Marka Gorayo caadadeed waa carar iyo baqo carar, oo Qorshaha Gorayada marna kuma jiro wax iska dhici, kaliya wuxuu ku koobanyahay baqasho iyo carar. Marka haddii Gorayo hogaamiso kun libaax waxay baraysaa sida loo cararo illaa xad, laakiin haba yaraatee […]

Continue reading …

Prof. Togane: 1000 Gorayo oo Hal Libaax hoggaaminayo Waxaa ka Wanaagsan 1000 Libaax oo Hal Gorayo Hoggaaminayso. Xasan Maraykan baa noo keenay (Daawo Xigmadaha Prof Togane oo rumoobay)

Comments Off on Prof. Togane: 1000 Gorayo oo Hal Libaax hoggaaminayo Waxaa ka Wanaagsan 1000 Libaax oo Hal Gorayo Hoggaaminayso. Xasan Maraykan baa noo keenay (Daawo Xigmadaha Prof Togane oo rumoobay)
Continue reading …

‘Emperor’ Museveni, and what Puntland in Somalia teaches us about democracy

Comments Off on ‘Emperor’ Museveni, and what Puntland in Somalia teaches us about democracy

o, reports have it, the ruling National Resistance Movement (NRM) caucus has endorsed President Yoweri Museveni to run as its candidate, unopposed, in 2016. I had never bought into the claim, which raised a lot of dust mid last year, that Museveni was grooming his son, Brig Muhoozi Kainerugaba, to be his successor in 2016. […]

Continue reading …