Home » Archives by category » Important News (Page 185)

Banaanbax looga soo horjeedo Duqaynta Ciidamada Kenya Shacabka CeelCade oo London ka dhacaya jimcada Kasooo Qaybgal

Comments Off on Banaanbax looga soo horjeedo Duqaynta Ciidamada Kenya Shacabka CeelCade oo London ka dhacaya jimcada Kasooo Qaybgal

Banaanbax looga soo horjeedo Duqaynta Ciidamada Kenya Shacabka CeelCade oo London ka dhacaya jimcada Kasooo Qaybgal Masawirka hoose iyo Documentiga PDF-ka ka eeggo Waqtiga Banaanbaxa oo ah maalinta jimcaha ee 11.2 2016 saacadda 10-16 aroornimo. Somali Diaspora Demonstration

Continue reading …

sir Mushkiladda Soomaaliya ka taagan oo loo badaniyo Batroolka Soomaaliya ku jira oo la isku haysto, iyo Shaki Wakiilka un-ta Michael Keating

Comments Off on sir Mushkiladda Soomaaliya ka taagan oo loo badaniyo Batroolka Soomaaliya ku jira oo la isku haysto, iyo Shaki Wakiilka un-ta Michael Keating

Michael Keating wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo horey uga shaqayn jiray Xarunta Cilmibaarista ee Uk ee Chatham House ayaa isla Xaruntaas nin ay wada shaqayn lahaayeen oo isna Cilmi Baare ah oo la yiraahdo Dr. Dominik Balthasar wuxuu warbixin ka qoray dhibaatada uu keeni karo Batroolka Soomaaliya ku jira oo uu ku qiyaasay 110 […]

Continue reading …

Kooxda Cali Khaliif Widhwidh Ma soomaaliland bay ka xoraynayaan mise Puntland Dhegeyso

Comments Off on Kooxda Cali Khaliif Widhwidh Ma soomaaliland bay ka xoraynayaan mise Puntland Dhegeyso

Shacabka Buuhoodle ayaa si iskooda ula dagaalamay Maleeshiyaad 2016 Baroon wata oo reero deegaanadood ku duulaya arrinkaas oo ay kasoo horjeedaan dhamaan Soomaalida samaha jecel Xitaa Soomaalida wanaagsan ee reer Shiikh ISxaaq. Dad badan baa la yaaba hadala Taageerayaasha Cali Khaliif oo mar ay shacabka Buuhoodle xalay weerareen maleeshiyaadkii Widh Widh baadda ku haystay ay […]

Continue reading …

Beelaha Isaaq iyo Habargidir oo ay kasoo jeedaan Hogaamiye kooxeedkii ka adkaaday Xukuumaddii Siyaad Barre isla markaana uu gacanta u galay Hubkii ay Xukuumaddii Siyaad Barre lahayd, ayaa 30 Sano kadib wali xiise u qaba in Tuulo reero dagaan inta gaari Baroona qori la saaryto lagu duullo reero deegaankood oo xoog iyo Baad lagu qabsado. […]

Continue reading …

Haweenka Buuhoodle: waan kugu soo duulayaa, dadkaagaan xasuuqayaa hadana walaalu nahay nama qabato (Daawo)

Comments Off on Haweenka Buuhoodle: waan kugu soo duulayaa, dadkaagaan xasuuqayaa hadana walaalu nahay nama qabato (Daawo)

Haweeenka Buuhoodle ayaa ayaa yiri cadamiyow walaaltinimo iyo colaad kala saar, hadday dhulkayaga nooga tagaan oo nabad galyo nasiinayaan daris wanaagsan oo walaalo ah baan noqonaynaa. Xisbiga wadani iyo Kulmiye haday jooggaan Buuhoodle maxay miisaska hoostiisa uga hadlayaan

Continue reading …

Kooxda Garoowe ee Da’ud Xanaf oo heeso hallaasiya soo bandhigay (Daawo)

Comments Off on Kooxda Garoowe ee Da’ud Xanaf oo heeso hallaasiya soo bandhigay (Daawo)
Continue reading …

Beesha Biyamaal oo dareentay wada shaqaynta ka dhaxaysa Alshabaab iyo Madaxda DFS (Akhri Warbixinta)

Comments Off on Beesha Biyamaal oo dareentay wada shaqaynta ka dhaxaysa Alshabaab iyo Madaxda DFS (Akhri Warbixinta)

Magaalada Marka iyo nawaaxigeeduba waxay ahaayeen goob muddo dheer ay dulmi iyo baad ku haysteen Hogaamiye kooxeedkii Muqdisho baadda ku haystay. Magaalada Marka ayaa 10 kii sano ee u danbeeyay waxaa ku loolamayay gacanku haynteeda Isla kooxihii horey Hogaamiye kooxeedka Muqdisho uga ahaanjiray oo marba shaar cusub soo xiranaya. Yuusuf Indhacade ayaa Magaalada Marka haysan […]

Continue reading …
Continue reading …

Democratic Debate P1: Hillary Clinton VS Bernie Sanders ( Dood abid ugu khatarsan ee Musharaxiinta dhex marta)

Comments Off on Democratic Debate P1: Hillary Clinton VS Bernie Sanders ( Dood abid ugu khatarsan ee Musharaxiinta dhex marta)
Continue reading …

deg deg: Xafladdii lagu Taageerayay Go’aanka Madaxwayne Gaas oo lagu qabanayo skårbygrånd 1 Renkeby Torget 16374 Stockholm

Comments Off on deg deg: Xafladdii lagu Taageerayay Go’aanka Madaxwayne Gaas oo lagu qabanayo skårbygrånd 1 Renkeby Torget 16374 Stockholm

Jaaliyadda Puntland ee Stockholm ayaa Axadda nagu soo aadan 7.12.2016 waxay qabanaysaa Xaflad ballaaran oo lagu diidantahay 4.5, isla markaana lagu taageerayo Go’aankii Madaxwaynaha PuntlandCabdiwali Maxamed Cali Gaas . Xafladda ayaa qabanqaabadeeda waxaan u kala harrin bulshawaynta reer Puntland iyo Bulshada Soomaaliyeed ee samaha jecel ee kasoo horjeedda nidaamka 4.5, waxaana si firfircoon dusha uga […]

Continue reading …